Sign in to follow this  
Carafaat

Breaking News: Abdiwali's Secuirity Officers arrested.

Recommended Posts

Carafaat   

it does fuel all the conspiricies around. what is your take libaax, who has the most to gain from?

 

me thinks Al Shabaab for spreading confusion and shaki among all of us.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Libaax-Sankataabte;819127 wrote:
Carafaat, Al-Shabaab are the killers. There is really nothing more to it.

LST That is true Al-Shabaab are the killers. Dadku waxay illoobayaan inay iyagu ka dambeeyeen falkaan oo masuuliyaddeeda leeyihiin, wixii intaa soo raaca waa yaa ku caawiyey amase yaa dayacay ammaanka. Waxaa laga yaabaa in lacag ay adeegsadeen, inay dadka u shaqeeya dowladda qaarkood u caga-jugleeyeen amase eheladooda qafaasheen maxaan ka ognahay waa waxbana. Some people waxay ku mashquuleen un wixii xunba Xaawaa leh qabyaalad darteed. Xamar baa dagaal ka dhici jirey iyo nabadgelyadaa xumayd waxaas in laga gudbo ayaa roon. Kii ka xun iyo kii kaleba Xamar waa magaalo Soomaaliyeed, tuulooyinka qabiillada gaarka ahi degaan ee lala tartansiinayana waa ka horraysaa. Bahashan yaan la horboodin yaa yiraahda weli kolleey baaritaan baa socda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

lol@Abwaan What is Xamar and Qabyaalad got to do with this topic. As always you are fighting a ghost :)

 

Tankale inta aad adigu xamar dad ka celinaysid magaalooyin kale oo Somaliyeed dambi haka galin oo tuulooyin ha ku sheegin

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Prime minister has said he is confident that this was the work of Alshabaab but added that he patiently waits for the results of the investigation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Prime Minister's security has been compromised by his inner circle. Just today xoghayaha of the PM office was arrested & unconfirmed reports say that explosives were found in the PM's bedroom & office. For the second night in a row, he's slept at the presidential palace & the security of the PM has been taken over by the Presidential Red Barets & Presidential Staff (PS). As more investigations are carried out, more shocking news will emerge. Video surveillance allegedly showed members of the PM's security team escorting & sneaking in the female suicide bomber. It's catastrophic no matter how you look at it.

 

Obviously, Al Shabab had a hand in it; but it was facilitated by members of the PM's security team especially the head of his security detail. The fact that some of senior members of his security detail resurfaced in Kismayo & Gedo itself is worrying signal about the deep infiltration the extremist groups have made within the political set-up.

 

This is also directly tied to the recent revelation that Al Shabab has offered 20 thousand USD to the driver of Gen Dhagabadne for the facilitation of placing an explosive device at Villa Baidoba. Fortunately, the driver foiled the attack & the Al Shabab operative was successfully apprehended. It however reveals the extent Al Shabab is willing to go in order to carry out its barbaric & cruel attacks of disruption. Of course, if they are willing to offer 20 grand USD to a simple driver there's no telling how much they are willing to bribe senior members of the Prime Minister's office.

 

For far too long, the Prime Minister has allowed clan nepotism to be the driving recruitment strategy of his office. One hopes that this tragic incident at least serves as a wake-up call.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Libaax-Sankataabte;819505 wrote:
Abwaan, wax xog hoose awoowe. What happened to the 24 hour investigation report everyone was waiting for. I guess waxba way la'yihiin.

LST markii horeba waa taan sheegay inay this 24 hours deadline ay big mistake ahayd. Wixii ka dambeeyeyna waaba la wada ogaa iyo in idaacadaha la iska eedeeyey. Anigu ma u malaynayo in baaritaan miisaan leh uu socdo. Sidaad laga yaabo inaad ogtahayba April dhammaadkeeda siyaasaddii isbeddelka dowladda ayaa la dardargelin doonaa Haddii Ilaah idmo, marka maba u malaynayo in jawaabaha la doonayo la heli doono balse inaan horboodo ma rabno weli wakhti baan siinaynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Recovering-Romantics;819537 wrote:
For far too long, the Prime Minister has allowed clan nepotism to be the driving recruitment strategy of his office. One hopes that this tragic incident at least serves as a wake-up call.

I couldn't agree with you more, although I have to say that he is not the only one that did this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Samafal;819472 wrote:
lol@Abwaan What is Xamar and Qabyaalad got to do with this topic. As always you are fighting a ghost
:)

 

Tankale inta aad adigu xamar dad ka celinaysid magaalooyin kale oo Somaliyeed dambi haka galin oo tuulooyin ha ku sheegin

Samafal waxaan maqli jirey farta iyo meesha bugta ayaa is og, maxaa keligaa kaa hadalsiiyey, haddiise aad run sheegeysid maxaa kuu diidey inaad Xamar xumaha u diiddid waa adiga Bursaalax noo xayeesiiyee:D

 

i just don't like the fact inta Xamar oo caasimaddii dalka ah la duugo haddana tuulooyin la buunbuuniyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

CONFIRMED

 

 

1) The majority of the PM's security has either been disbanded or are under arrest. 2) the presidential Red Berets have taken over the security of the Prime Minister's office & 3) the PM has temporarily moved to the Presidential compound for fear of his life.*

 

 

Ammaanka Hoyga Ra'iisul Wasaaraha oo ay la wareegeen Ilaalada Madaxtooyada

 

*

Warar si xoogan isa soo tarayay saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegayay in ammaanka Xafiiska Ra'isal wasaaraha ay la wareegeen Ilaalada Madaxtooyada Villa Soomaaliya, kadib tuhuno la xiriiray qaar ka tirsan Ilaaladiisa oo maalmihii u dambeeyay jiray, iyadoo la xiray qaar ka tirsan Ilaalada Xafiiskiisa.

 

Wararkan oo si aad ah looga hadal hayay shalay Madaxtooyada ayaa ahaa in Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha, gaar ahaan kuwa u tababaran sugida ammaanka Mas'uuliyiinta ee iskula xiriira taleefanka dhegaha la surto ayaa Hoyga Ra'iisul Wasaaraha lagu arkay.

 

Qaar ka tirsan Ilaaladii hore ee Hoyga Ra'iisul Wasaaraha ayaa la bedelay, halka qaarkood la eryay, waxaana arrintan daba socotaa tuhunka la xiriiray qaraxii Tiyaatarka oo raadkiisa soo galay Ilaalada Ra'iisul Wsaaaraha, kadib markii la xiray dad looga shakiyay.

 

Ra'iisul Wasaare Gaas ayaa habeen ka hor ku hoyday Madaxtooyada, inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn, hase ahaate waxaa la sheegayaa inay la xiriirtay arrin xaga ammaanka ah iyo is bedel lagu sameynayay ammaanka Hoygiisa.

 

4-tii bishan ayay aheyd markii qarax ismiidaamin ay fulisay Haweeney uu ka dhacay Xarunta Tiyaatarka Qaranka, kaasoo uu ka badbaaday Ra'iisul Wasaaraha iyo qaar ka tirsan Golihiisa Wasiirada.

 

Hoyga wararka Somaliyeed*

www.jowhar.com*

jowharnews@gmail.com*

jowharcom@hotmail.com*

 

 

http://www.jowhar.com/news.php?readmore=467

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Interesting. Some folks really need to apologize to President Shariif and distentiate themselves from biased accusations or indirect suggestions that were made here immediatly after the attack.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^would that be before or after you apologize to Faroole for lumping him into the same accusation hurtled at Shariifka. :D. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Jacpher, the guards are from Puntland. So tooshka dhanaas ayuu ku beeganyahay. Markaa is ilaali hadii kale listka kugu darinaa. :D

 

P.S. It was a joke about Faroole, just to proof how ridicolous it is to accuse madaxda dalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this