Sign in to follow this  
Carafaat

Breaking News: Abdiwali's Secuirity Officers arrested.

Recommended Posts

Samafal   

Abwaan;819598 wrote:
Samafal waxaan maqli jirey farta iyo meesha bugta ayaa is og, maxaa keligaa kaa hadalsiiyey, haddiise aad run sheegeysid maxaa kuu diidey inaad Xamar xumaha u diiddid waa adiga Bursaalax noo xayeesiiyee:D

i just don't like the fact inta Xamar oo caasimaddii dalka ah la duugo haddana tuulooyin la buunbuuniyo.

Oo Abwaanoow ma dadka oo dhan baa kula hadli lahaa? aniga magaalo dhan oo Somaliyeed ma xayeeysiiyi dhamaantood waa wada jeclahay. I have good memories about Xamar siiba xamar bile iyo hawadeedii macaaneed, iskuuladii aan tagi jiray ee max'mud xarbi hoose dhexe, iyo Jeneral Daud, ciyaalkaan banooniga la ciyaari jiray and so on and so forth.

Laakiin dadka waxaan layaabaa xamar u qaba inay dadka ka xigaan ama ay ka mudantahay magaalooyinka kale ee Somliyeed. Qaar waxay wadiniyad u yaqaanaan xamar iyo meelihii ay banooniga ku ciyaari jireen, waana dhab.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Samafal;819953 wrote:

Xamar qof qof ka xiga ma jiro period...During the civil war things happened and that is very sad....We all need to move on. The only reason aan Xamar ugu doodo ma ahan inaan dadka ka xigo it is just that wax kasta oo xun in loo saariyo and that is not fair.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this