Sign in to follow this  
Mukulaalow

Martini Hospital Club.

Recommended Posts

Sensei   

Maaddeey;809436 wrote:
Diyaarada Ruushka oo shiinyeerka leheyd korkeeda!
:D

Lol @ Diyaarad shinyeer leh. Al-Shabaab maa sameeyay kuwaas ?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wixii dhashay lixdameyadii iyo bilowgii ilaa dhexdii toddobaatameyadii dadka isbitaal ku dhasho Martiini u badnaayeen. Wixii dhamaadkii toddobaatameyadii ka dambeeye Isbitaal Banaadir ahayd iyo kuwa yar yar Isbitaal Madiina ku dhashay. Ani dadka ku dhashay Banaadir ku jiray.

Dhamaadkii sideetameyadii ilaa sagaashankiina dadka xoogahoo wax heysto ciyaalkooda isbitaalka Soos ugu dhalan jireen. Soos ugu qatarsanaa waxa isbitaal aan arkay waagaas.

2000kii wixii ka danbeeyay kuwa dhashay diyaarad shinyeer leh mee ku dhasheen. ;)

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;809503 wrote:
Wixii dhashay lixdameyadii iyo bilowgii ilaa dhexdii toddobaatameyadii dadka isbitaal ku dhasho Martiini u badnaayeen. Wixii dhamaadkii toddobaatameyadii ka dambeeye Isbitaal Banaadir ahayd iyo kuwa yar yar Isbitaal Madiina ku dhashay. Ani dadka ku dhashay Banaadir ku jiray.

Dhamaadkii sideetameyadii ilaa sagaashankiina dadka xoogahoo wax heysto ciyaalkooda isbitaalka Soos ugu dhalan jireen. Soos ugu qatarsanaa waxa isbitaal aan arkay waagaas.

Waa sax MMA

Mukulaalow;809526 wrote:
2000kii wixii ka danbeeyay kuwa dhashay diyaarad shinyeer leh mee ku dhasheen.
;)

lol....Teendho miyey ka wadaan...? Teendho maa iska dhahaan:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Abwaan, Maxaas inaa ku dhalatey ayaan meel ka aqriyey, haye Maxaas General Hospital ayaa lagaa rabaa inaad ka qeyb qaadato dhisidiisa, ila soo xiriir adigoo cheque book gaaga gacanta ku haaya, is xaadiri abti, thnx. :)

Isbitaal_Madiina1.jpg

Here is where I'm a card carrying Platinum member.

Share this post

Link to post
Share on other sites
peasant   

Libaax-Sankataabte;809431 wrote:
Sorry. I was born in Digfeer Hospital.

magaca digfeer ilaa iyo hada ma fahmin sida uu ku baxay..

dig iyo feer un baa fasirtay!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;809537 wrote:
Abwaan, Maxaas inaa ku dhalatey ayaan meel ka aqriyey, haye Maxaas General Hospital ayaa lagaa rabaa inaad ka qeyb qaadato dhisidiisa, ila soo xiriir adigoo cheque book gaaga gacanta ku haaya, is xaadiri abti, thnx.
:)

Isbitaal_Madiina1.jpg

Here is where I'm a card carrying Platinum member.

loool....Igu hallee...Kuwaan Martini xitaa waan u sheegayey inaysan aniga wax igu lahayn...Walaalahay iyagu deynta ha iska gudeen....anna taydaan gudayaa.......:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Saas lagaa rabaa abti, Ugaaska waxaan ku dhahaa abtigey Abwaan u soo duceey markaan la hadlo, xawaalada Amaana waa u sheegaa inaad la soo xiriireyso. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this