Sign in to follow this  
Abwaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Xalay Kormeer ugu Kuurgalayey Qaabka Ammaan ee Muqdisho iyo Habeenkii

Recommended Posts

ABWAAN,

 

Waxaan oran lahaa cimaamada ayaa ka dhacday as Sharif would say lol. Kulahaa Xamar amxaaro majoogto, Malha Somalia inteeda kale kuu ma xisaabsano?

 

Sharif is 10 times worse than A Yusuf.....he is against everything he stood for . And Abwan and the likes of him support for him for Qabiil purposes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Abwaan, you are making a lot of sense. The only question you seem to be dodging is simple. You opposed everything Yey stood for. Why not oppose Sharif for the same reasons since he agrees with Yey and is doing the same exact actions? Why are you giving the latter an excuse? You can't tell us Shariifka is not influenced by Xabashis, Shariifka does everything Xabashis tell him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Today

 

 

Ciidamada Itoobiya oo ay bar bar socdaan kuwa Ahlu Suna Waljamaaca oo bartilmaameedkoodu yahay degmada Ceelbuur ayaa maanta qabsaday deegaano ka tirsan gobolka Galguduud.

 

Dagaal ayaa la sheegay in uu ka dhacay deegaanka Ceel-lahelay kadib marki Al Shabaab ay weerareen kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada is garabsanaya hase yeeshee lama oga qasaaraha ka dhashay.

 

Meelaha ay Ahlu Sunna iyo ciidamada Itoobiya maanta gaareen ayaa waxaa ka mid ah Ceel-dheere iyo Ceel-lahelay oo u dhaw magaalada Ceelbuur, deegaanka Goobo oo u dhaw degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan iyo deegaanka Waradhuumale oo isku xira Wabxo iyo Guriceel.

 

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ahlu Sunna ayaa maalin ka hor laba wado ku kala baxay, qeyb waxay aaday dhanka Wabxo, halka guuto kalana u jiheysatay dhanka degmada Ceelbuur oo ah bartilmaameedkooda ugu weyn.

 

Al Shabaab ayey wararku sheegayaan in ay wali ku suganyihiin magaalada Ceelbuur iyadoo dadka deegaankana sheegayaan in Shabaab ay doonayaan in ay ku dagaalamaan magaalada.

 

Si kastaba ha ahaatee waxaa aad loo saadaalinayaa in Al Shabaab ay ku lumin doonto marki ugu horeysay gacanta ciidanka Itoobiya iyo kuwa Ahlu Sunna deegaanadi ayka joogeen gobolka Galguduud.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Only when there was a risk of losing his job did Sharif finally wake up and start acting like a president (even when leading the prayers in the fuenral of his predecessor). Someone is giving this geography teacher some good advice.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Abwaan;809549 wrote:
bilan adigana ma soo kacday? lol....Wallee tan illaa 2006 waa socotey nothing new...Adduunka Ilaahay waxaa ugu daran qabyaalad haweenka gasha. Weligey ma arkin bani'aadam ka indha adag oo been iskugu marqaati furaya, iskuguna hiillinaya.....come on been been ma soconayso. bilan....For your info waxay ku kala duwan yihiin check here
Iskuulkaan muxuu galabsaday? And as you know under Madaxweyne Sh. Sharif's command Mogadishu University within few days waxaa la wareegay maamulkeeda hawsheedii ayayna dib u billaabatay.

Maaddeeyna adigaaba u dhammeeyey inuu qac yahay war dambe maba dhaafsanayo ee xariggii lagu xirxiri lahaa baan meelaha ka raadin.

 

peasant adiga weligaaba intaad guri mugdi ah isku xirtid waa isla mid ku dikri....Isla mid ma ahan...period.

Horta abwaanoww waa adiga intaa qofkii kaa soo horjeesta qabiilayste ugu wacaayee, adiga yaa ku hubiyey inaadan qabiilayste ahayn, call me whatever you want, nin laga badiyey baa caytama, laakiin mid ogoow Somalida kuwa ugu horeeya oo qabill ma aaminsanin dhaha baa ugu qabiilaysan including you, you are not only qabiilayste laakiin you do not even have the courage to stand what you believe.

 

Hadaad si miyir leh uga fakirtid, oo aad iska saarto muraayadaha qabiilka ee kuu xiran you will realize the reason manta xeebta jaziira loogu raaxaysanayo inay tahay people like you have stopped playing with people’s emotions, no one is screaming xabashi,, no one is organizing anti government gatherings, but we both now Xabashi are in Baldwayne, they are in Gedo, they are in Galgaduud. The only thing changed is the people like you decided to give this current TFG chance, I wonder why ??? So just be honest with yourself and do not act that you are better than anyone. Unless you are qabiilayste it would not have been too hard for you to admit that you were wrong back then and AS is worse than Xabashi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

Waa yaab walle. If you opposed A/Y before and now support Shariif - an incomprehensible position to me - nevertheless act as the Shariif has in the last few days - like a statesman who let bygones be bygones instead of lighting fires needlessly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Maxaa meeshaan laga murmayaa? Sh Shariif isgaa afkiisa laga hayaa, waan ku khaldanaa inaan C/laahi ka hor imaado.

 

Tan kale, dadka intiisa badan c/laahi bay iyo reerkiisa baa uga darnaa Amhaarada. Nin reerkaas xamaasadaysnaa ah baa wuxuu igu yiri adeer amxaarada waxaa iiga daran c/laahi yuusuf oo Xamar dhex mushaaxaya. Markii la doortay c/laahi waxaan joogay maqaahi kutaal Waqooyiga London markaas, naagbaa soo booday oo waxay tiri intay madaxa qabsatay oo maxaan labaatan sano isku hayhaysanay hadaan saan meel cidla looga qaadanayo!!!

 

Marka wiilkaan iska daaya, inta Somali aysan wax isu ogalayn way jiraysaa neceybka qabyaaladaysan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Looooool....Soomaaliya taariikh halloo sameeyo annagoo indhaheennu shanta yihiin. Waxba yaan Madaxweyne Shariif loo diidin libta. He is the who is uniting Somalia whether you hate him or not. Haddaa xitaa la keenay in loo dhaho wax uusan dhihin....Eesh calaa indho-adayg...how many more ayaa soo socota? Oo war kale ku soo qoro doonta meeshan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Ha bood boodo!! wuu fiicantahay in banaanka la is keeno. waa taasaa bahashii qabyaalada ahayd wiilkii fiicnaa oo wadaniga casriga ah inaga waashay :) :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Samafal;810023 wrote:
Ha bood boodo!! wuu fiicantahay in banaanka la is keeno. waa taasaa bahashii qabyaalada ahayd wiilkii fiicnaa oo wadaniga casriga ah inaga waashay
:)
:)

Xasha....If I say what you and few others don't want to hear which is President Sharif did a good job and you accuse me that I am a clannist.....So be it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hal nin oo abwaan sii caadi ula hadli karo miyaa meesha maxey tahay saan waaba isku habar wacateen hadaladiina naceyb ayaa laga dareemooyaa oo aad ku diidan tihiin nabadd ka dhacdaa muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

oba hiloowlow;810028 wrote:
Hal nin oo abwaan sii caadi ula hadli karo miyaa meesha maxey tahay saan waaba isku habar wacateen hadaladiina naceyb ayaa laga dareemooyaa oo aad ku diidan tihiin nabadd ka dhacdaa muqdisho

Look at this guy, sheeko cusub, now we are against peace. Waawareey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Oba, adeer yaa ka hadlaya xamar nabadeeda? Wiilkaan waxaa lagu haystaa oo kaliya amxaarada adeerkaybaa ka fiican oo ka muslimsan midii adeerkiin. Qof dacalka haysta Sh Sharif majiro, waa madax waynaha dalka u baahanyahay, anigu xataa wqaxaan qabaa in wakhtiga loogu daro shan sano oo kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this