Sign in to follow this  
Abwaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Xalay Kormeer ugu Kuurgalayey Qaabka Ammaan ee Muqdisho iyo Habeenkii

Recommended Posts

I remember Tarsan & Yariisow were organizing protests in central London every Saturday in 2007 against A/Lahi and ethiopia, and now they are asking Ethiopia for help and troops. where are the principles?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;809409 wrote:
I remember Tarsan & Yariisow were organizing protests in central London every Saturday in 2007 against A/Lahi and ethiopia, and now they are asking Ethiopia for help and troops. where are the principles?

LOL Woyanes are their brothers now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Malika;809276 wrote:
^cumamadi baa laga ridee Abwaan..lol. hated A.Yusuf for his use of foreign troops but loves Sharif with his foreign troops..lol

Malika the sad thing is adigaa gambadii kaa dhacday with your fabrications when I clearly stated that I am still against the Ethiopian intervention....Waan iska qiyaasayaa waxaagu waa cammiraad iyo mashaxarad aad Maaddeey ladaba taagan tahay ee kaama ahan inaan si madax-bannaan u fekereysid otherwise you would have understood my earlier comment.....Maaddeey waa nin dano kale leh waxba yuusan boor isku qarin. Sharif-na anigu wax kasta kuma raacsani.

Qofkii 2007 and 2008 Soomaaliya siday ahayd iyo hoggaankeedii la barbardhigaya siday maanta tahay waa qof wax kale raba ee Ilaah runta ha tuso. I know weli Faanoole fari kama qodna Madaxweyne Shariifna isaga iyo dadka dowladda jagooyinka ka hayana I hope inay dowladdii beddeli lahayd sidii lagu heli lahaa kaalin mug leh ka qaataan, iskana nastaan after August Insha Allaah xagga siyaasadda. Anigu dowladdaan uma shaqeeyo, I don't have relatives u shaqeeya but waan taageersanahay waanan aaminsanahay inay dhaliilo leedahay waxaase habboon for the sake of Soomaaliya in laga gudbo maalayacniga ee loo gudbo midnimo, nabad iyo caddaalad waarta in la helo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

^ 2007 iyo 2008 adiga iyo kuwa kula mid ah ayaa caasimada dowlada ku dhagxinayey hadana u sacabatumaya marka sidee ayey isku mid u noqon kartaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan,,,,You don't support Ethiopian intervention but you do support the President and the institution that approve their presence and benefit from it. Talk about splitting hairs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

peasant;809450 wrote:
^ 2007 iyo 2008 adiga iyo kuwa kula mid ah ayaa caasimada dowlada ku dhagxinayey hadana u sacabatumaya marka sidee ayey isku mid u noqon kartaa?

Peasant adigu jufo ahaan baad u taageeri jirtey balse aniga Shariif isku qabiil ma nihin, siyaasad, hoggaan-wanaag iyo principle baan ku ayidsanahay? Waa middaas maanta la isla qirayo in xitaa someone ay aad siyaasadda iskaga soo horjeedeen, adiga ito kuwa kula midka ahna aad aflagaadeysaan marwalba uu u sameeyey aas qarameed., Haddana ma lihi meesha sidii geed haka baxo ee in isbeddel yimaado ayaan taageersanahay. Maxaad adigu talo haysaa? Aan ka ahayn siyaasadda jufada halla taageero? Jiritaanka Soomaaliya ayaa jufo ka wanaagsan iyada aan iskugu nimaanno, haddii kale meel lama gaarayo. I care less if you and few doc-ka-yeerro over here hate me due to my differences with you. I don't hate no one and will always say what I think is good for Somalia loudly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

^ War aniga labada dowladood mid aan mucraaday ma jirto oo ilaa iyo hada ayaan tageersanahay lakiin ninka tii hore dhagxinayey tana tageersan iyadoo la og yahay in AY iyo Shariif ay isku dhinac wax u wadaan waa adiga. Tan kale suaasha ay Madeey iyo Che ku waydiiyen waa suaal aan horay kuu waydiiyey aadna ka jawaabi wayday waana suaal ka maragkacaysa in taageeradaadu ay qabiliyad ku salaysantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Looool....Isku dhinac wax u wadaan. Allah maxaa la iska hadlay...kaalay adigu marmari.....Shariif Addis lagama xukumo waa muuqataa. Che iyo Maaddeey hadday Soomaaliya dan ka leeyihiin fikir wanaagsan ha keeneen aan ka ahayn ummaddu qax iyo qarax haku jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The rights group said it had scores of reports of killings by Ethiopian troops. In one case, "a young child's throat was slit by Ethiopian soldiers in front of the child's mother," the report says.

In one testimony, Haboon, 56, said her neighbor's 17-year-old daughter had been raped by Ethiopian troops. The girl's brothers tried to defend their sister, but the soldiers beat them and gouged their eyes out with a bayonet, Haboon was quoted as telling Amnesty.

NY

 

Amnesty International refutes statements made by the Ethiopian government on its report about a raid on the Al Hidya Mosque in Mogadishu on 19 April 2008. In the attack, Ethiopian forces killed at least 21 people, including 11 unarmed civilians inside the mosque, and detained at least 40 children and youths, aged 9 to 18. At least 10 others were killed by Ethiopian forces in the vicinity of the mosque.

Amnesty

 

They sliced our children's throats open, raped our women and girls, and desecrated our mosques. How just are these Ethiopians and the men who continue to welcome into Somalia different from Yeey's regime and their Ethio masters.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Abwaan;809482 wrote:
Looool....Isku dhinac wax u wadaan. Allah maxaa la iska hadlay...kaalay adigu marmari.....Shariif Addis lagama xukumo waa muuqataa. Che iyo Maaddeey hadday Soomaaliya dan ka leeyihiin fikir wanaagsan ha keeneen aan ka ahayn ummaddu qax iyo qarax haku jirto.

hadaba bal inoo sheeg waxa is badalay aanu aragnee..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Eng.Cadde;809390 wrote:
comparing the honorable nationalist leader sharif to A.Y is an insult to our intelligence.you can compare a.y to caydiid becaus both of they were genocidal

maniacs.

"Honourable nationalist", this guy was fighting the TFG in the name of religion because the Ethiopians and now he's cooperating with them.

 

He's much worse than Abdullahi Yusuf, he wasted lives on what? At least Abdullahi Yusuf stuck to the belief that foreign troops were needed so the government wouldn't collapse.

 

And Aideed comparable to Abdullahi Yusuf? Naga fuq, comparing the two is an insult to anyone's intelligence, ironic coming from you though.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

peasant;809487 wrote:
hadaba bal inoo sheeg waxa is badalay aanu aragnee..

Waxaa isbeddelay kuwii jufada ku raacsanaa like yourself baa ka haray:D...Gen.Gebra miyaa Xamar jooga? Masaajidyada miyaa lagu saxaroodaa? Warshadda Baastada miyaa Dadka lagu deldelaa? Shacabkii Xamar degganaa mostly guryahooda ayay ku noqdeen. Iskuulladii iyo Jaamacadihii waa furan yihiin. Lido iyo Jaziira ayaa shacabku ku baashaalaan, not Ethiopian soldiers, and we haven't seen Ugandans doing that either...Dekaddii, Ayroboorkii (with international flights) iyo Suuqyadii Bakaaraha iyo Xamar Weyne ayaa furan, gaadiidka dadweyanaha ayaa meel walba ka shaqeeya, garoommada ciyaaraha ayaa cammiran and Tiyaatarkii qaranka ayaa dib loo furay....the UN office in Mogadishu is open...Muqdisho oo dhan dowladda ayaa ka talisa....Maxaa isbeddelay? Intaasba ma aragtid oo waxaad leedahay jufo wax uma taageerayn? War miyaan wadaynaa?:D It is sad waad ka xuntahay horumarkaas.

Thanks to Madaxweyne Shariif, waxaa cad inuu yahay shakhsi ay run ka tahay inuu shaqadiisa guto ee aan caadifad qabiil iyo aarsi wadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Wax ma akhrisid miyb Abwaanow?. Wuxuu ku yiri tii Yey iyo ta Shariif-ba waan taageersanahay.

 

Waxa magaalada camiray waa adoo miiran oo tii hore qabyaalad uga soo horjeeday ee adiga iyo inta kula midka ah maxaad tan ku taageerteen?.

 

Amxaarada weli wadanka waa ku jirtaa, dhibaatana waa geysataa!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this