Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Isqaarjinta Xamar

Recommended Posts

Ninkaan waa ninkii labaad Xamar lagu dilaayo in as many weeks because guri ayuu leeyahay ayaa laga heystay in the last 20 years if we believe the news report. Marka uu sharciga u marayna waala qaarjiye. Xildhibaan ayaa saan camal loo shirqoolay laguna dilay Xamar bishii Nofeembar ee sanadkii hore markuu damcay in uu gurigiisa soo ceshto.

 

Nooc cusub waaye filaa Xamar ka bilaabatay dadkana lagu cabsiiyo hantihooda maguuraanka see u sheegan.

______________________

 

21bkh9u.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

illahay ha u naxariisto marxuumka. Mafia ayaa barlamaanka ka buuxda. Kuwa musuqmaasuqa iyo xatooyada ku nool waa in dowlada laga nadiifiyaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

So I am thinking marxuum was in Xamar in the 20 years his house "was being kept" for him ? Mise Xamar wuu qaxay mar hore ? I ask this because I know few people that went back, or plan to go back Xamar to reclaim properties.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin

 

The Marxuum was not the owner of the house but a friend of the guy who owned it.The marxum was helping him get his house back.The dalfac family is very old businessmen family who owned numerous real estates and have a monopoly on exports and imports.What ever happens,properties whether individual or public Must be returned.taasi cid laga baryaayo malahan.and that is why when the Gov of sharif decided to kick the squatters many did vacate on their own free will.hadiiba public buildings laga baxayo miyey kula tahay in privately owned house lagu jiro karo??

Share this post


Link to post
Share on other sites

walahi i cannot believe people who are killing other people for property they don't even own dadkaa noocaas maxee ahaayeen bisinka iyo yasiinka the tfg should arrest seeraar and his likes and put them on life imprisonment or death penalty, every right owner of their property should have the right to have their property,, wakhtiigii xaaranta wee dhamaati kaliya sharci aa socohaayo cidii taasi diidaa xabsii waa inee isu diyaarisaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eng.Cadde;795962 wrote:
Miskiin

 

The Marxuum was not the owner of the house but a friend of the guy who owned it.The marxum was helping him get his house back.The dalfac family is very old businessmen family who owned numerous real estates and have a monopoly on exports and imports.What ever happens,properties whether individual or public Must be returned.taasi cid laga baryaayo malahan.and that is why when the Gov of sharif decided to kick the squatters many did vacate on their own free will.hadiiba public buildings laga baxayo miyey kula tahay in privately owned house lagu jiro karo??

Kuwa guryaha gaarka loo leeyahay ku jiro aad ayee uga duwanyihiin kuwa ku jiray meelaha dowladda lahayd. Badanaa kuwaas dad iska danyar ayee ahaayeen oo weyna ogaayeen inay meesha tahay goob dowlad leedahay, iyagana ma heysanin oo dad kale ayee 'ijaarka' siin jireen oo maafiyo ahaa. Dadkaas ayaa furaha laga soo qaaday. I think kuwaas wax lagu aamusiyo la siiye.

 

However kuwa heysto guryaha gaarka loo leeyahay aad iyo aad ugu duwanyihiin. Qaarkood waxeeba aaminsanyihiin inay xaq ku yeesheen maadaama 20 sano iyo ka badan heystaan. Kuwa kalena waxee aaminsanyihiinba guryaha Xamar wada qurxoon ama wada waa weyn in dowladii hore bixisay si masuqmaasuq ahaan camal, oo xalaal in lagu helin awalba. Andacoodeenkooda saas ah. Indha adeygnimo cad waaye.

 

Waxaa xasuustaa markaa 2003 Xamar tageeye ayaa maalin isku sawireynay xaafadeena oo ahayd xaafad laga wada qaxay badanaa. Koo ayaa guri kasoo baxay, isla markiina nagu yiri joojiya sawirada aad qaadeysiin. Ciyaalka xaafadii hore ayaa ahayn ku niri, oo guryahaan dhan waalidiinteena iyo dad aan wada naqaano wada leh. Waxaa leedihiin malahee haddaa sawirada joojin weyseen xoog ayaa ku joojineysiin yiri.

 

Mid ciyaal xaafadda isku ahayn oo laakiin qabiilmates meesha meel u dhow isbaaro u taalo ayaa xanaaqay. Suu noogu booteen karaa. Ar naga daa iri, waa yahay raali ahoow ku niri, waana kasoo tagnay. Ninkaas camal ayaaba joogo xaafad dhan xoog ku heystayba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;796265 wrote:
Qaarkood waxeeba aaminsanyihiin inay xaq ku yeesheen maadaama 20 sano iyo ka badan heystaan.

Xaakin hadii aan ahaan lahaa aniga kuwaas waxaan ku xukumi lahaa in ijaarkii u baaqday 20ka sano iyo guryahaas dayactirkoodii, oo waliba interest la kor saaray laga qaadi doono. Waa hadii ay guryahaas si deg deg ah uga bixi waayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;796271 wrote:
Xaakin hadii aan ahaan lahaa aniga kuwaas waxaan ku xukumi lahaa in ijaarkii u baaqday 20ka sano iyo guryahaas dayactirkoodii, oo waliba interest la kor saaray laga qaadi doono.
Waa hadii ay guryahaas si deg deg ah uga bixi waayaan.

Waagii Maxkamadaha sheekooyin waa weyn yaab leh dhacay oo guryaha la heysto ku saabsan. Dad sugaaye 15 sano ayaa fursad u helay inay guryahooda soo dhacsadaan. Dad 'wadaado' sheeganaaye oo guryo dadoow xaaraan ah xoog ku heysteen awlaadoodana ku dhaleen ayaa ceeboobay markee alaabtooda loo tuur tuuray. Qaarkood waxee la soo shirtagaynba inay xaq u leeyihiin inay la wareegeen maadaama 15 sano iyo ka badan degnaayeen maadaama dadkii lahaa ka war waayeen. Waa wada beentooda.

 

Sharciga Ingiriiska ka jiro miyaa gurigii aan la sheegan la iska qaadan karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@the title. And I thought you were talking about suicide bombers. :D

 

Macruufoow, dowlad la'aantu way dhamaan awoowe. Markii sharci la helo, xamar dadkii guryaha ku lahaa way u soo noqon, cid u diidi doontana maleh. Fowdada iyo "anigaa ku habsaday" sheekooyinkaan tuugnimada way iska dhamaan doonaan Insha Allah. Ninkii dad masaakiin ah guryahooda ku jira, hadda haku raaxaysto, balse berri waa la isaga daba imaan. Aakhirona waa meesheedii, oo tii Ilaahayna way sugaysaa qofkii qof islaam ah dhacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MMA, can't believe iney sheekooyinkaan kugu cusubyihiin, war I have countless stories from close families, one of them, ninkaan aa xamar ku noqdey, gurigiisi uu ka soo qaxey ayuu tagey, as usual, waa la daganaa, guri weyn ayuu ahaa ooqaaba-qowseeni ah, gurigii buu ganjeelka soo qaraacey illeen nin iyo xoolihiisa aragti baa ka dhaxeesa,

 

markuu soo qaraacey, waa laga furey, gudaha u soo gal, xaa rabtaa, ma idinla hadli karaa uu yiri, kursi aa loo soo dhigey and few of the family assembled around him, qisadii buu uga sheekeeyey inuu gurigan ka qaxey 90/91, hadana uu u soo noqdey siduu u arko uuna la wareego, waliba uu ku sii yiri si asxaan ahaan waad iskaga jiri kartaan oo iska daganaada in mudo sanad ah si aan waqti idiin siiyo ood guri kale ku sii raadsataan anigana aan waqti aan ku soo noqdo oon ku soo guuro u helo, sanad nagu filan buu yiri oo inaga badan,

 

 

haye aa la yiri, nin baa intuu guriga galey bistoolad kala soo baxey, the man was facing the opposite so he didn't see ninka guriga galaayey, bistoolad uu la soo baey kii oo sii jeedo uu dhafoorka ka saarey,

 

 

wuxuuna ku yiri, "haddii aadan shanta daqiiqo ee soo socoto ka bixin guriga tan aa ku taqaano meydkaagana cid ogaan karto malahan inaad dhimatey iyo inaad nooshahey ee ma baxeysaa maya ama haa"

 

muxuu sameenaa hee marka, reer iyo carruur uu dibada uga soo tagey, ma naftiisa uu ku khamaaraa, waan idin ka tagayaa buu yiri ee nabadey.

 

 

 

Laakin qisa kalaa aad ii cajibisey oo naxdin iyo murugo, maybe kuwa ka daran ayaa jira,

 

duqdaan ayaa ayadna xamar ku noqotey, Kenya ay dagantahey, gurigeedi oo la daganyahey ay qaraacdey, wey u sheekesey iney leedahay ayada guriga loona soo celiyo, waxaa loogu jawaabey

 

"21kii sano ee Siyaad Barre xoolihii xaaraanta ahaa aad cuni jirteen aa awalba ka dhisteen gurigan, hadana anagu xalaal nooyahey wax booli ah ma jiraan", intii qori loola soo baxey ayaa la dhahey ka tag meesha, habartii intey ilmeesay ayey diidey iney ka tagto gurigeeda, habarta waxaa la socdey markaa mid xamar daganaa ooy is yaqaaneen una soo kaxeesatey wehel ahaan camal,

 

intey dhulka ku dhacdey bey tolbeelayeey oohin qabsatey, midkii qoriga ula soo baxey baa mar kale ku celiyey iney guriga ka baxdo, waxey ku adkeesatey idila hadaa rabtaan hadey wax idiin tareyso ee gurigeyga kama baxaayo aniga, ilaah baana xaqa dillaacin doona,

 

habartii halkii baa lagu toogtey, this was 1999kii dhamaadkiisa, qisadana waxaa sheegey ninka weheliyey marxuumada, dhimashadeedina soo sheegay oo soo gaarsiiyey Nairobi, isagii baana la soo hadley familkeeda Nairobi si ay u aastaan meydka ama loo aaso si ay u soo diraan kharashkii aaska,

 

 

 

I can continue, and tell other horrible stories from Xamar, maxaaba laga sheegi dad kale, familkeena beer weyn aan ku laheen Balcad aa aabahey wuxuu damcey inuu soo fiiriyo, in the beginning, dad daganaa Balcad oo ganacsato ahaa oo macruuf ah aabana is yaqaaneen ayaa yiri unukaa idiin ilaalineeno beertiina illaa aad ka soo noqotaan, aabahey ma uusan safrin balse xiriir buu la sameeyey recently as of 2004gii, waxaana lagu dhahey, same peoplekii dhahaayey unukaa idiin ilaalineeno ayaa wali maamusho, waxey dhaheen, beer aad noo dhiibatey, iyo hanti aad nooga tagtey ma jirto hadaadan wadkaaga rabin ha isku imaanin teyteyleey(balcad), war maa yaalo hee, xaqa wuu dillaaci doonaa goor ay noqotaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this