Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Isqaarjinta Xamar

Recommended Posts

Nuunka in uu tago fiicneyd sanadihii lasoo mooday Balcad, uuna dacweeyo, Barbaarta ku diro. Waxa kaliya Barbaarta ku fiicanyihiin xaqdaro ma yaqaanaan oo kuwaas beertiina heysto si xishmo la'aan ah ayaa looga saari lahaa.

 

Sheekadaas qoryaha madaxa la iska saaraaye waagii qabqabliyaasha ahayd oo xishood ma jirin ama cabsi. Laakiin hadda xoogahoo dowlad yar awood leh ayaa jirto oo waala isshirqooloyaa, sidii waagii hore maalin cad la iskuma booteenaayo ama la isku dilaayo.

 

Waxaaba soo xasuustay maamada oo ka sheekeyneysay markaa Nayroobi joogay inay jireen dad ayaa kula kaftami jiray waayadii qabqabliyaasha markee gurigeena imaadaan ama guriga agmarayaan. Dad reeraha si fiican u yaqaano ma'aha, markaas ayee waxee ku kaftami jireen, "Ar maxaa ka dhaxeeye duqa iyo Siyaad Barre?" Yacni guri saan u weyn xaafadaan Hodan ku yaalo suu ku helay camal. Siyaad Barre iyo duqa inay mucaarad isku ahaayeenba iyaga maa kuu og.

 

Wax walba dowladii Kacaanka moodaan dhasheen. Waa ka horeysay inay jirtayba maba la oga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this