Sign in to follow this  
Caano_Geel

Amir Amir did it again

Recommended Posts

Dabrow   

Thats the truth. But unfortunately we still have ppl fighting over their dusty clan states and not see the bigger picture

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ileen ceeb looma dhinto allow sahal amuraha Somalida

 

Waa taan sharaab iyo u siida frenjigi shuqulada badnaye

Waa taan sheedaha ka dawada madaxda ii shirayse eh

waa taan shalay iyo maanta la kala baxa magacyo sharfeed eh

waa taan shaki badan ku abuurah shacbiyada Somaliyeed eh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadii la helay gobonimada lixaadka leh

hadii la helay laydh caafimaadiyo doog

Waxaa lumay oo liicay oo la waayay waa nacabkii

Bisheebaan ku ladnay, bisheen liibaanay?

Bishee baan libtii haleelnay?

26ka juun ku ladnay

1jda luulyo liibaanay

26ka October libtii haleelnay

 

dalka aad arkeeysan waa lo halgamay meshii 51 sano kahor aan joognay aad rabtiin inaa no celisiin, gumeysi cusub iyo aayo cusub,, i feel sorry for those naftooda uu hibeeyay dalkan, walahi im sorryy,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I wouldn't mind this cartoon because Soomaalida ayuu guubaabinayaa.....Dad baa u qayilay dan leh maryooleey oo suuqa u soo geliyey Soomaaliyaa la qaybsanayaa....Do you think in UK ay u magacaabi lahayd Safiir, waddan la rabo in maxmiyad la geliyo...They would call him a governor instead..:)..Sometimes bad publicity can be good...Dan kasta oo ay ka lahaayeenba atleast maryooleey hadda waxay la wada qiiroonayaan inay dalka inay badbaadiyaan ay rabaan.....Shirka UK ma u malaynayo in wax weyn ka soo baxayaan aan ka ahayn in Gobollada Waqooyi ay miis la soo fariistaan Soomaaliya inteeda kale for the first time in 21 years...That is a big acheivement....other than that Roadmap-ka ayaa xaaladda ku xiran tahay....Haddii ay run idinka tahay in dalkaan la badbaadiyo, ka billaaba qabiillada qaaraanka la siiyo inay xilidhibaan wanaagsan soo doortaan, markii beel walba sidaas yeesho hopefully, madaxweyne, PM, Guddoomiye Baarlamaan iyo wasiirro ayaa xigi doona...Halkaas ka sii wada!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Abwaan, bal adiga horta reerkiinu ha ku soo doorto. Guubaabintuna ma xuma hadday mid fiican tahay. Roadmap-kuna wuu soconayaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool....Malla isku ciyaaraa....Tayda markii aan ka badiyo ayaan is sharraxayaa and who knows markii ay noqon...Hadda uma socdo! lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Misplaced and mischaracterized cartoon from a great artist. There will be dozen countries in attendance many of whom have ethnic collection that are on the verge of imploding. Not to mention Turkey, Egypt, KSA, and South Africa will be sitting at the table. If that tidbit does mot suffice go read the agenda folks.

 

We love Amin. He is a true patriot. But the man misfired this time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Baashi;785123 wrote:
Misplaced and mischaracterized cartoon from a great artist. There will be dozen countries in attendance many of whom have ethnic collection that are on the verge of imploding. Not to mention Turkey, Egypt, KSA, and South Africa will be sitting at the table. If that tidbit does mot suffice go read the agenda folks.

 

We love Amin. He is a true patriot. But the man misfired this time.

Well said...Baashi!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I agree Amin Amir does not differentiate fact from fiction. He is just translating the rumors from the enemies of Somalia without regard to the falsehood of the whole thing. War Somalida ha habaarin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this