Sign in to follow this  
Caano_Geel

New Somalia, New Beginning?

Recommended Posts

Maxay kula tahay?

 

Haddii siyaasad cusub, iyo bog cusub loo furo ummadda Soomaaliyeed?

 

1. In la isugu wada yimaado miiska wada hadalka dhammaan, cid kasta oo ay ka go'do siyaasada Soomaaliya

 

2. In la isku af-garto, qorshe cad, ama siyaasad cusub, oo la iska wada dhex arko, loona wada siman yahay.

 

3. In la sameeyo guddi ka kooban aqoon yahan, iyo xeel-dheera yaal, kuwaas oo isku (jafan) si ay uga soo talo bixiyaan, ariimahan soo socda:

 

1. Calan cusub oo Soomaaliya yeelato, iyo magac cusub ba haddii laga fursan waayo.

2. Meel dhexa oo caasimad u noqota umadda Soomaaliyeed oo dhan, oo aan ahayn (Mogadishu).

3. Kasoo talo bixinta Dastuur cusub?

 

 

Hogaamiye Kasoo Jeeda Gobolada Waqooyi: :D

 

Waxan u malaynayaa tani waa cadaalad, maadaama oo aan waqooyi marna madaxweyne ka noqon Soomaaliya, waana mid isku soo dhawaynaysa, dadka Soomaaliyeed ee kala fogaaday...Iyo in la helo xal Soomaaliyeed.

 

 

Fadlan fikir-kaaga ka dhiibo, cayduna way reeban tahay iyo shakhsi weerarkuba.

 

Mahadsanid

 

Caano

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Mogadishu will always be the capital city !!!!! I agree with you that we have to change our flag! I hate the UN FLAG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Good idea.:D

 

Love the flag, we can use it as the common flag while SL en Somalia use their own domestic flags. People can be sentimental about symbols.

Share this post


Link to post
Share on other sites

avatar8883_1.gif

 

Calankaan is here to stay. Wax kale la imoow. Calankaan qof kaliyetaliye ah ma sameysan.

 

Haddii wax la badalaayo, calanka iyo magaalo madaxda waxba ma galabsaninee, dadka xun hala badalo. I for one welcome in dadka la badalo, waxa qabyaaladda dishay la qaxiyo, la musaafuriyo, waligoodna lasoo celinin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne;782533 wrote:
Beggars and their wishes of horses, could
not
do justice to the sheer political hallucination that is in here. And, that is no offence to our friend, Mr. Caano_Geel...
:D
:D

:D and then we woke up.....I would only support a two state solution: Somaliland and Somalia are two equal states as they united as two equal states...if the majority of Somalilands population wish not to be part of Somalia regardless of clans...legality must be respected. Somalia as we knew it in the past is long dead...ashes to ashes dust to dust...if it is to have a future...the only future is as two states..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Actually biggest supporters of Al Shabaab came from Bay, Bakool and the Jubba's and they did clean to some extend clannism and folks from Somalia. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

*ANWAR*;782525 wrote:
Mogadishu will always be the capital city !!!!! I agree with you that we have to change our flag! I hate the UN FLAG

What did the flag do? lol...Why bother change it? I think the flag should be left alone...!

 

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;782663 wrote:
avatar8883_1.gif

 

Calankaan is here to stay. Wax kale la imoow. Calankaan qof kaliyetaliye ah ma sameysan.

 

Haddii wax la badalaayo, calanka iyo magaalo madaxda waxba ma galabsaninee, dadka xun hala badalo. I for one welcome in dadka la badalo, waxa qabyaaladda dishay la qaxiyo, la musaafuriyo, waligoodna lasoo celinin.

....lol....That means dad badan baa la weynayaa..Soomaali qabyaaladda waa ku adag yihiin sida muuqata!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this