Sign in to follow this  
Caano_Geel

New Somalia, New Beginning?

Recommended Posts

gooni   

Anigu hadaan fikirkayga oo hufan dhiibto dadka soomaaliyeed wax ka dhexeeya majiraaniin,ama ma jiro marka laga reebo madax weynayaasha qabiilka

Soomaali cusub waxaa lagu heli karaa in meesha bugta la gooyo mar hadii daawadii la waayay

 

su'aashu waxay tahay dhakhtarkee goyn kara?

waa diin aqoon waa midnimo,waa kala dambayn waa israac waa dhaqan wanaagsan waa dadnimo,iyo dhakhaatiir kaloo fara badan

maahan inaan dhawrano kuwa ubadkeena cuqdad iyo taariikh aan waxba ka jirin ku ababinaya,ugana tagno aduunka ayagoo weli is neceb,dhaxalkooduna noqdo qarax land iyo xuduudkaygu xagee maraa.?!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this