Sign in to follow this  
xiinfaniin

Gelitaanka Ciidamada Itoobiya ay galeen Soomaaliya waxay dhibaato weyn u keeneysaa hawlgalka Kenya

Recommended Posts

The Zack   

Che -Guevara;760775 wrote:
^Waxaas tol u hiili maa kaanay?

Imisaan adigaba kuu hiiliyay, it is not the man but what he said. Ethiopia Kenya. Cayaalka xataa waa og yihiin taas.

 

Telll your friends above you to chill.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack duqa waxaas rabaa inaas ku sheego Kenya iyo Ethiopia wax ee is dhaman maleh lamadooda waa cadow marka inaas ka hertid aa fiicned tol tolka iyo waxan ye ku warerin, Azaniya meel ee gaari doonto aba iska jerin bo runta minaas laga hadlo, kuwaneeti butland la jiro hadana azaniya diidan ani neh waala yaabanahe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

YUUSUF DABO-GEED: "Waa soo dhaweyneynaa Ciidamada Itoobiya, haddii ay gacan naga siinayaan dagaalka aan kula jirno Al-shabaab"

 

Arbaco, November 23, 2011 (HOL) − Guddoomiyihii hore ee maamulkii dowladda ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar ‘’Dabageed’’ oo u la hadllay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada Itoobiyaan ah waqtigan joogin qeybo ka mid ah gobollka Hiiraan.

 

"Itoobiya waxaa ay joogtaan deegaannada dhinaca xadka xiga, hadda meel ka mid ah gobolka Hiiraan oo ay ku sugan tahay ma sheegi karo, laakiin haddii ay naga caawineyso dagaallka ka dhan-ka Xarrakada Al-shabaab waan soo dhaweyneynaa ayuu yiri,’’ Yuusuf Dabageed.

 

Dhinaca kale Yuusuf Dabageed waxaa uu siweyn u dhaliilay dowladda KMG Soomaaliya oo sida uu sheegay u muuqata mid iska iloowday gobolka Hiiraan, isaga oo sheegay in dowladdu dayacday dhamaan wixii xuquuq ah oo ay ku lahaayeen dadka gobolka.

 

"Anaga dowladda waan taabacsannahay, laakiin dowladdu dan kama laha gobolka, xitaa xiriir lama laha saraakiisha gobolka joogta ee ka dagaalameysa, sidaa daraadeed eeda arintaa inta badan waxaa dusha ka saareynaa kuwa gobolka ka soo jeeda ee dowladda ka mid ah ayuu yiri,’’ Yuusuf Dabageed.

 

Dhinaca kale waxaa uu sheegay in ay wadaan qorshe dagaal oo ay doonayaan in ay kula wareegaan magaalada Beledweyne ee xarunta u ah gobolka Hiiraan, laakiin waa uu ka gaabsaday in qorshaha uu sheegay in ay wadaan qeyb ka yihiin saraakiisha dowladda Itoobiya.

 

Deegaannka Kala-beyr ee gobolka Hiiraan ayaa ah halka ay ku sugan yihiin xoogagga maamulka Dooxada Shabeelle ee sida weyn uga soo horjeeda Xarrakada Mujaahidiita Al-shabaab ee iyagu gacanta ku haya inta badan degmooyinka gobolka, waxaana xusid mudan in dhowr jeer oo hore xoogagga Dooxada Shabeelle soo qaadeen weeraro ay doonayeen in ay kula wareegaan magaalada Beledweyne laakiin uma suurtagalin.

 

Hiiraan Online, New Disk

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack, believe me when I say this: dadka SOL ka murma adigu kuwa ugu muxtaramsan baad ku jirtaa xaggayga. Laakin Kenya iyo Jubbooyinka si bay kuu kala gameen ninyahow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^If the emergence of Dabodheeg does not alarm you, and I don't know what will awoowe. Unless ofcourse you buy good NGONGE's 'anthing but alshabaab' nosnense :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

I will take Shabaab over Ethiopia, that is the difference between NGONGE and I. Ethiopian invasion is the last thing any sane Somali wants to see. Simple analogy for that is Israel trying to go into the Syrian land and claiming it is helping them. This is a long time enemy of ours and should stay away from our territories.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^NGONGE has become the first casualty of the recent development in Somalia. Hadal tirada ilaah ku ibtileeyey buu moodayaa inuu dood macno leh samayo

 

Wallee qaaxo nimay taabataan, soo qufuci waayin :D bay maraysaa tiisu hadda

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

xiinfaniin;760878 wrote:
^^NGONGE has become the first casualty of the recent development in Somalia. Hadal tirada ilaah ku ibtileeyey buu moodayaa inuu dood macno leh samayo

 

Wallee qaaxo nimay taabataan, soo qufuci waayin
:D
bay maraysaa tiisu hadda

:D :D waan arkay odayga. Abdullahi Yussuf waan taageersanaa 2006 kii buu soo dhajiyay maalin dhaweyd. Ninku wuu qasmay beentaa ma aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Meaning what? Odinga/Israel shouldn't bomb Kismaayo? Kismaayo is save from Kenyan/Isreal bombs? Is that what you're saying???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mohamed Dheere oo soo dhaweyey Ethiopia

 

Maxamed Cumar Xabeeb [M. Dheere] oo soo noqday gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in DF ay ku saxan tahay inay ciidamo Ethiopian ah u yeerato ay si ay uga caawiyaan dagaalka ay kula jirto Al-shabaab.

 

Maxamed Dheere wuxuu sheegay in DF oo keliya aysan ku filnayn inay Al-shabaab ka adkaato, sidaa daraadeedna loo baahan yahay inay u yeerato quwado shisheeye oo gacan ka siiya sida Ethiopia iyo Kenya.

 

"Dowlada Somalia iyo shacabku kuma filnay inay ka adkaadaan Al-shabaab, waayo waa koox wadata dambiilayaal caalami ah iyo Ururo Argagaxiso oo ay adag tahay in laga adkaado iyadoo aan la helin kaalmo caalami ah" ayuu yiri Maxamed Dheere.

 

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir wuxuu sheegay in dagaalka ka socda Somalia uu u gudbay mid caalami ah, sidaa daraadeedna loo baahan yahay inay DF gacan weydiisato dalalka dariska ah.

 

"In Dowladu ay u kaashato Kenya iyo Ethiopia dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab oo diiday nabad ka dhalata Somalia wax dhibaato ah ma lahan, waayo kooxdan lagama adkaan karo sidaan soo sheegay iyadoo aan ciidamo badan loo helin" ayuu yiri M. Dhere oo intaas ku daray inuu soo dhaweynayo ciidamada Ethiopia.

 

Xukuumada Adiss ayaa sanadkii 2006 waxay xuduuda ay la wadaagto Somalia ka talaabisay ciidamo badan kuwaasoo ka hortagay duulaan ay maxkamadihii Islaamku sheegeen inay ku qaadayaan Ethiopia, waxaana howgalkaas uu socday mudo 3-sanno ah.

 

Ciidamada Ethiopia ayaa todobaadkan lagu arkay gudaha Somalia inkastoo ay weli inkirsan tahay Ethiopia inay ciidamadeedu gudaha u galeen Somalia, balse dadka ku sugan gobolada Galguduud iyo Hiiraan ayaa sheegaya inay ciidamo Ethiopian ah oo aad u qalabeysan ay ku sugan yihiin Goboladaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

xiinfaniin;760866 wrote:
^^If the emergence of Dabodheeg does not alarm you, and I don't know what will awoowe. Unless ofcourse you buy good NGONGE's 'anthing but alshabaab' nosnense
:D

Yet you have not been able to refute it nor come up with any (other) reasonable argument! :D

 

Now give it a really good try and stop trying to flood the forum with endless news threads (the good Xaaji X ayaa taa ku filan).

 

p.s.

Zack, you remind me of the football games at school, saaxib. We used to share the good positions amongst ourselves and whoever was left at the end was asked to be the goalkeeper. The (aptly named in this instance) bigfoot community ma goalkeeper ayaay kaa dhigeen, saaxib? Iga badala dheh, ONLF baan doonaya dheh, Azania waa uuf iska dheh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this