Sign in to follow this  
xiinfaniin

Gelitaanka Ciidamada Itoobiya ay galeen Soomaaliya waxay dhibaato weyn u keeneysaa hawlgalka Kenya

Recommended Posts

faarax_macallim.jpg

 

Faarax Macallin: Ma dhici doonto in Mardambe Xamar looga taliyo Kulbiyow, ninka taas ku riyoonayana waxaa uu ku nool yahay qarni kale...

 

"Gelitaanka Ciidamada Itoobiya ay galeen Soomaaliya waxay dhibaato weyn u keeneysaa hawlgalka Kenya..." Faarax Macallim

 

Nov 22, 2011:

 

Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Dalka Kenya, Faarax macallin oo ay waraysi la yeelatay idaacadda Alfurqaan ayaa sheegay in uu ka soo horjeedo soo gelitaanka ciidanka Itoobiya ay markale ku soo galeen gudaha Soomaaliya, isagoo arrintaas ka hadlaya waxa uu yiri "Itoobiya taariikhdeedu waa mid ka duwan taayada (Kenya), waana mid soo jireena ah, marka soo gelitaanka ay hadda soo galeen (Soomaaliya) ma soo dhaweyneyno, waxaana u arkeynaa mid dhib weyn u keeneysa hawlgalkanagii oo waji kale oo loo yeeli karo."

 

Laakiin Faarax Macallin waxa uu sheegay in taas ay ka duwan tahay Kenya hawlgalkeeda (duullaanka) ay ka waddo gudaha Soomaaliya. Waxa kale oo uu ka hadlay dastuurka DFKMG (ee lagu soo sameeyey Kenya) waxana uu yiri dastuurkaas "annagu" (kenya) uma soo samayn, waana Federaal, kaas oo uu markaas raaciyey "ma dhici doonto mar dambe in xamar laga taliyo oo nin jooga Kulbiyow....." Hoos ka dhegeyso:

 

* Waraysigii Faarax Macallin ee ka dhegeyso Halkan (Alfurqaan)

 

Kenya iyo Ethiopia waxay gumaystayaashii reer Yurub ay gacanta u geliyeen dhul Soomaaliyeed (NFD iyo Soomaali Galbeed), taas oo ay shacab Soomaaliyeed qarnigan ku hoos nool yihiin gumaysiyadaas oo aysan xor u ahayn in ay ka tashadaan mustaqbalkooda.

 

Duullaanka cusub waxay Kenya ku qaaday gudaha Soomaaliya 16-kii October 2011 markaas oo ciidan koodu galeen gudaha Soomaaliya. Waxaana soo shaac baxayey khilaaf u dhexeeya Itoobiya iyo Kenya oo ku saabsan cidda maamuleysa Jubbooyinka. Waxayna ahayd October 30-keedii markii Jariidadda EastAfrican ay qortay in Kenya, Ethiopia iyo Faransiisku ay ku Muransan yihiin Cidda Loo Dhiibayo Xakunka Kismaayo haddii la Qabsado Kaddib.

 

Khilaaf soo kala dhex galay Madaxda Kenya

 

Waxaa khilaf xooggan soo kala dhex galay madaxda Kenya, gaar ahaan Ra'iisul Wasaaraha Kenya Odinga iyo wasiirka Gaashaandhigga Yuusuf Xaaji, khilaafkaas oo salka ku haya kaddib markii Odinga uu Israel weydiistey kaalmo si ay uga caawiyaan hawlgalkooda militari ee ay ku galeen Soomaaliya. Arrintaasi waxa kale oo ay sababtay in Kibaki uu degdeg safar ugu aado qaar kamid ah dalalka Islaamka. Hoos ka daawo warbixintaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa khilaf xooggan soo kala dhex galay madaxda Kenya, gaar ahaan Ra'iisul Wasaaraha Kenya Odinga iyo wasiirka Gaashaandhigga Yuusuf Xaaji, khilaafkaas oo salka ku haya kaddib markii Odinga uu Israel weydiistey kaalmo si ay uga caawiyaan hawlgalkooda militari ee ay ku galeen Soomaaliya. Arrintaasi waxa kale oo ay sababtay in Kibaki uu degdeg safar ugu aado qaar kamid ah dalalka Islaamka. Hoos ka daawo warbixintaas.

 

http://www.standardmedia.co.ke/InsidePage.php?id=2000047026&cid=4&ttl=Somalia:%20Kibaki%20seeks%20support%20from%20Arab%20world

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

This Farah Macalin character is so out of reality that he believes Odinga/Natenyahu bombs are the solution for Somalia than that of Meles. He is so fake and shallow he thinks Kenya's weaker career army has a better chance of defeating AS than Ethiopias.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^And he also realizes that with Ethiopian boots on the ground, the grand clannish scheme he might've hand in devising it will certainly be disrupted

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^you're not saying Azania goes bye bye? :D :D

 

Aside from any clannish ulterior motives he may have, this new position of opposing Ethiopian troops doesn't add up to his earlier position of anything that removes AS of the country is worth welcoming. Is it not Ethiopia is coming to drive AS out? Why not have more guns and ciidan to speedy the removal of AS? Macalin = ileey???

Share this post


Link to post
Share on other sites

aniya waxaas la yaabanahe kuwaneetii Ethiopia ii kiinya minikooda kuso dhaweehayo raali neh ka eh, wadanka minii imaadane xaal ma la imahayan, waas kasii dare maahine xabad kordhin ma karaan, igaarta wareersan neh waas xogeesahayan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cambuulo iyo bun;760749 wrote:
aniya waxaas la yaabanahe kuwaneetii Ethiopia ii kiinya minikooda kuso dhaweehayo raali neh ka eh, wadanka minii imaadane xaal ma la imahayan, waas kasii dare maahine xabad kordhin ma karaan, igaarta wareersan neh waas xogeesahayan

Aaheey, Aymaano Caddeey waa hadashay yaas u sheegaayo hee dadkaas wareersan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Cambuulo iyo bun;760758 wrote:
^^ Miskiin adlee uu kaadi iyakaas arki doona. kkk tan kaleetana miskiinow aniya igaar aas ahe ma kasti

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xiin iyo Jacphar,

 

It is quite interesting that you folks are telling us that Farah has malaria when we know you two have the same disease LOL. If you guys are against Azania and Kenya for clannish reasons and Farah is for it for the same reasons so be it!

 

 

Farah said it all and said it correctly. If Puntland is being breastfed by Ethiopia and nobody is protesting about that (specially those who are from there), why would anybody protest against Kenya's influence in the Jubbooyinka? La jiifiyaana banaan miyaa? AGGAH! Dadkan kale ee Somaliya kale ka yimid haddeey rabaan ha ka soo horjeestaan, car aan ka hadalno but you two? Xataa anagaa! Naga daaya dee!

 

Also, Farah said it as it is, Ethiopia = Long time enemy of Somalia. Kenya = no so much. If you already didn't know that, now you do. :) Need a prove? Kuwa islii ka buuxa weydii, Magaanayaa mey aadaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this