Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Safar salaama!

Recommended Posts

Beri waan baxaaya oo Dalka ayaan booqani doona for 2 month marka safar salaama ayaan idin leeyahay reer SOL, sawiro qurux badanaa waan so sawira thread cusub aan furi doono baan gelinayaa, marka intaas baan idin leeyahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Oba have a safe trip walaalkiis, and dnt forget ayeeyo magaladeed inaad so indhaindheesid :) (and ofcourse visit LA if its safe enough)

 

either way take tons of pics back home regardless of which city you visit..we would love to see them.

 

as for a tip waxa layidhi qof hadad wax yar sisiisid yacni hadiyada iyo waxaas line dheer oo dhamaneen baa lugu so gali marka kaad wax sisid bal ku dheh afkaaga buqul u tolo :P

 

inshallah ull be back safely..we will add u in our prayers!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Say insha'alah.. Safar Salama waryaa Oba.. Have a safe trip insha'alah.. Try to get some pics from Buulo Xuubey now known (Buulo Beezaani)..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Oba, safar salaama, and be safe sxb. Haddee Aaliyyah-na dardaarankeedii waa maqleysaa:D waxay kaa sugaysaa sawiro badan in aad LA ka soo qaadid. Anigana waxaan kaa rabaa qori cusub oo AK-47 ah in aad postada iigu soo dirtid. No just kiding.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Safar Salaama Oba....sharta shabaabka iyo wixii xunba Ilaah hakaa badbaadiyo, qiirada badan ee TFG inay kaa ba'do ayaan filayaa markaad indhahaaga ku soo aragto qaabka wa u socdaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this