Sign in to follow this  
SayidSomal

I am the happiest man alive in the whole wide world

Recommended Posts

Paragon   

Maasha-Allaah. Nin nasiib leh ayunbuu Illaah isaga iyo Hooyadii macaan caafimaadiyo nabaadiino ku kulanshaa. Waad nimcaysataye duco ku raag ayaan leeyahay sxb.

 

Waxaan filayaa in sida kale reeruhu iska ladan yihiin, Idin Alle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Sayidka, sxb no hard feeling, I couldn't understand the bit maamadaa ii timid anigana uma tagin, that was all, thanks for wishing me the same happiness though I won't smile.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

nuune;746905 wrote:
So ayadaa kuu timid intaad adiga u tagi laheyd, and she is the one who made all the effort iney kuu imaato, waxba maadan sameyn, and you are happy!

Ka daa nuune, waxaa laga yaabaa inaysan suurtogal ahayn amaba ay dhib daran ahayd inuu meesheeda ugu tagaa. The fact that uu farxad is hayn waayey oo nala wadaagey ayaa caddaynaysa inuu jeclaa inuu u tago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ smileys.gif dhib lee iga tahey waxan akhii, and Sayidka knows that, we all love our mothers to death, and I know he is still excited, and I hope he will share with me some xalwo and collab on my next London visit in few days time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Sayid, farxad wanaagsan horta sxb walaahi waa wax lagu farxo waxaas...

 

laakiin aniga markaan aqriyay titleka waxaan is dhahaaye sayid wuxuu nala socodsiin doonaa laami cusub oo laga dhisay qardha or school cucub ama musha biyeeri oo dadka, gaarida iyo ugaarta kala saaro.....

 

 

loool waraa maamada hoosta ka gal aan ku dhahay aduunka wax la mid ah jaceel hooyo wiligeen ma arki doono....

 

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this