Sign in to follow this  
A_Khadar

Legend Saado Ali Received Huge Welcome in Nairobi -

Recommended Posts

Aaliyyah   

i didn't delete anything I just rephrased my sentence...

 

tan kale warkaagu ma cade bal soo daa...saado maxa xageeda kaaga so lumay? ma jano baad xijaabkeeda ku gali? mise wax kale ba jira?

 

salaamteedana maxa kaga 15 ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heh, Saado waxba maysan iga galabsan, laakiin waano uun bay iga ahayd. Meesha aad ka soo qortay "ala khayr ha ka siiyo waxa wacan ee ay ummadda u qabatay", ana waxaan sheegay uun inay khayr ka badan heli lahayd haday is asturto.

 

And actually haday message-ka aan qoray gaadho, oo ay ku dhaqanto, Janno waanba ku gali karaa(fadliga ilaahay ka bacdi) :)

 

And nope wax kale ma jiraan.

 

Nothing wrong with u'r salaan.

 

Imtixaanka ma ku baasay? can I sit down now? :), dhidid baadba naga keentay e.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Zack lol of course ONLF flag is gonna be there.. people from O-gadenia have shown nothing but love and support for Saado Cali Warsame.

 

Wiil cusub that is such a good idea...I would support that too! :D..Saado has what it takes!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Indeed. Despite the hatred some in SOL have for Saado, she is receiving overwhelming welcomes from every corner she visits. She must be doing something right. Viva Saado!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

qof xaqa ka talinaya ma cid ba nacasa taasi waa maya..the only one nacaya waa daneesti iyo labo wajiile!..she is been there for everyone regardless of their clan affiliation!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

"Gabdhahaan gacalkoodaan gurigood ku dhamaadey

"Waxna ima taraan, waxna iima galaan.

"Garabka yaa iga galoo, oo gartey u sheegahaayee"

Axmed Naaji Sacad.

 

 

Beautiful welcome event for Saado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Saado was sent to jail for advocating for the rights of somalis.She is doing the same thing today as we speak.Viva saado

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Al-Miskiin;731564 wrote:
The truth, bal ha xanaaqina oo ha i xagxaganina
;)

 

Well the first thing she should do for the somali people, is to cover her hair, actually that's the first thing she should do for her self. Waa naag wayn, waaxay sidani.

 

Salam

Dadka meesha saa u wada tuman qof kaliya oo madaxa u astura ma laga waayey? Kuwa niikiyaba gabosaar bey huwiyaanee ayeeyadaan maxaa gabasaar madaxa loogu saari waayey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

The Zack;731614 wrote:
^Indeed. Despite the hatred some in SOL have for Saado, she is receiving overwhelming welcomes from every corner she visits. She must be doing something right. Viva Saado!

Zack

True, Saado have received a huge welcome, despite the hatred some in SOL have for Saado [like Al-Miskiin=Xaaji Xunjuf - Warlord Siilaanyo supporter , and Jacpher - Warlord Faroole supporter]

 

 

 

Waxaan u oran lahaa labadan koox ee kala taageersan Warlords Siilaanyo & Faroole -"Oohintiinu Orgiga Ka Weyn", xijaabkeeda iyo garbasaarteeda da shaqadiina maaha, xaqiiqdu waxaa weeye Saado ayaa kasoo horjeedaan, iyo ra'yiga ee aaminsantahay.

 

Hanoolato Saado Cali

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Show the gallery where I, or Al-Miskiin showed any hatred towards Saado? Mise ayeeyadaa ha is asturto baad ka gubatay? :D :D

 

Mise aniga iyo miskiin we're guilty of not saying your ayeeyo ha noolaato? LOL Siyaad Barre labaatan sano la dhahaayey ha noolaado, waqtigiisa markii la gaaray waxba ma tarin. I rather say islaanta Ilaahey khaatimada ha u wanaaajiyo. It's duco incase aad ka dhago xiran tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jacpher;731630 wrote:
^Show the gallery where I, or Al-Miskiin showed any hatred towards Saado? Mise ayeeyadaa ha is asturto baad ka gubatay?
:D
:D

 

Mise aniga iyo miskiin we're guilty of not saying your ayeeyo ha noolaato? LOL Siyaad Barre labaatan sano la dhahaayey ha noolaado, waqtigiisa markii la gaaray waxba ma tarin. I rather say islaanta Ilaahey khaatimada ha u wanaaajiyo. It's duco incase aad ka dhago xiran tahay.

 

Soo matihid ka markasta dhaha Faroole ha Noolado, oo khalad kasta ku taageera Warlord. Hadii ee ducadu daacad kaa tahay Warlord Farole ee aad sida indho la'aanta aad u taageerto ayaa u ducayn laheed inuu Allah soo hadeeyo. Markaa Munaafaqnimada iska jooji, waa adiga ninka ka qubta hadii Warlord Faroole wax yar laga sheego.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Does that mean you're gonna chew back your earlier accusation of Miskiin and I, hating on Saado? Stop shifting gears all of a sudden. Back up your claims before we change the topic to Faroole or Siilaanyo. You need to support your earlier comments with evidence. Put up or Shut up kid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this