Sign in to follow this  
A_Khadar

Legend Saado Ali Received Huge Welcome in Nairobi -

Recommended Posts

A_Khadar   

Saado Cali oo Siweyn loogu soodhaweeyay nayrobi (Vedio+Sawiro)

 

Faananada Qaranka soomaaliyeed saado cali warsame ayaa waxaa ay caawa ka soo dagtay caasimada wadanka kenya ee nairobi soo dhawaynta saado ayaa waxaa ka qayb galay boqolal dad waynaha soomaaliyeed ee ku dhawan wadnka kenya iyo safiirka somaliya u fadhiya nairobi mohamed cali americo.

DSC02412-300x168.jpg

Sidoo kale waxaa goobtaas joogay fanaanka wayan ee somaaliyeed Ahmed Naaji Sacad waxaa iyana halkaas jogay qaar ka tirsan hobaladii waa bari waxaa ka mid ahayd muslimo qaasin hilowle iyo fanaanka qarboosh waxaan halkaas ijoogay fanaaninta dada yar ee ku dhaqan wadanka kenya.

DSC02452-300x168.jpg

Saado cali ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay heeso wadani ah dhaanto hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed iyo inyar kadiba aya waxaa loo galbiyay saado hoyga loogu tala galay iyadoo xalkaas loogu sameeyay casho sharaf halkaas oo ay ugu mahadcelisay shacbiga soomaaliyeed sida wacan ay u soo dhaweeyeen.

DSC02419-300x168.jpg

Waxaa goobtaas jogay warbaahinta caalamiga ah sida BBC VOA TV Qaranka somaliyeed ,Somalichanel , Darwiishtv, SSCradio warbaahita kale ee SSC kuwa ******iya, shabeele, hiidaarn, dayniile, galgala, horseed,waagacusub royters Gpc iyo kuwa kale oo badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Khadar, Thank You brother for sharing the Good News.

 

 

Fanaanada Qaranka SOMALIA Saado Cali Warsame Oo Si Heer Qaran Ah Luugu Soo Dhaweeyay Nairobi(Daawo Sawiro)

 

DSC02467-300x168.jpg

 

DSC02458-300x168.jpg

 

DSC02421-300x168.jpg

 

DSC02438-300x168.jpg

 

DSC02424-300x168.jpg

 

DSC024581-300x168.jpg

 

DSC02450-300x168.jpg

 

Faananada Qaranka soomaaliyeed saado cali warsame ayaa waxaa ay caawa ka soo dagtay caasimada wadanka kenya ee nairobi soo dhawaynta saado ayaa waxaa ka qayb galay boqolal dad waynaha soomaaliyeed ee ku dhawan wadnka kenya iyo safiirka somaliya u fadhiya nairobi mohamed cali americo.

 

Sidoo kale waxaa goobtaas joogay fanaanka wayan ee somaaliyeed Ahmed Naaji Sacad waxaa iyana halkaas jogay qaar ka tirsan hobaladii waa bari waxaa ka mid ahayd muslimo qaasin hilowle iyo fanaanka qarboosh waxaan halkaas ijoogay fanaaninta dada yar ee ku dhaqan wadanka kenya.

 

Saado cali ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay heeso wadani ah dhaanto hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed iyo inyar kadiba aya waxaa loo galbiyay saado hoyga loogu tala galay iyadoo xalkaas loogu sameeyay casho sharaf halkaas oo ay ugu mahadcelisay shacbiga soomaaliyeed sida wacan ay u soo dhaweeyeen.

 

Waxaa goobtaas jogay warbaahinta caalamiga ah sida BBC VOA TV Qaranka somaliyeed Somalichanel warbaahita kale ee wedada SSC kuwa ******iya, shabeele, hiidaarn, dayniile, galgala, horseed,waagacusub royters Gpc iyo kuwa kale oo badan..

 

Horufadhi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Saado, jir oo joog! Mansha'allah...

 

Ps, ani miyaa mise Ahmed Naji looks like a native Hawaiian with his fiyoore around his neck? :P Love him nonetheless!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

ameen Koolkat. Mashallah si wacan oo wanaagsan ayeey ugu so dhoweeyeen. Reer nairobi alle khyr haka siiyo.

 

n Koolkat I love Ahmed Naji too, listened to few of his wadani songs mashallah very moving!..amazing man! what a legend!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ Lol.. I guess fiyooraha u ekaysiyey. I am so dark and if I got that Hawaii feyooro around my neck, I will look like one of them.. I am seeing the Kenya ambassador there too.. Welcome Saado to Nairobi..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol@ I am so dark. Dude you are not that dark, somalida ba dhinac ka raacda!..get over yourself! mise islamihi is cadeeyey baa indhahaga ka batay! haha joking

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Lol.. Ina abti, I am feeling that I am left not only women is cadeeyey, but I rarely see dark somali dudes any more. I am suspecting that they joined the train of iscadeyn iyaguna..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol say walahi? ..that's sad case!!..hada ma waxay ka haysa in aad diana cream so gadatid oo isku dhamuujisid :D

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol I don't know guy..People who use diana cream or any other chemicals to make themselves light amaze me bt then again who knows what I would have done if I was in their position :P kolay qofkasta wuxun baa ilaahay siiyey ..I have seen enough dark girls with gorgeous hair (timaha baaba umaleenaya in aan ka cawryayo hehhe) :D

 

anyways, lets not troll on Saado's thread...

 

Saado alle khyr badan haka siiyo hawsha wacan ee umada somaliyeed u qabatay hadana u qabanaso..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

The truth, bal ha xanaaqina oo ha i xagxaganina ;)

 

Well the first thing she should do for the somali people, is to cover her hair, actually that's the first thing she should do for her self. Waa naag wayn, waaxay sidani.

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ why did u delete the ther comment, halkaas baan ku xidhi lahaa e.

 

It was sincere, why wouldn't it be?

 

Salam = peace

 

Peace ma wadide gantaalaad soo gami :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this