Sign in to follow this  
xiinfaniin

Expectations for Abdiweli in the Next Year

Recommended Posts

Abwaan   

Oodweyne, su'aal. Have you even lived in the south and if you did be very honest what do you miss the most?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Oodweyne: War ninyahow ma mid dabeecad xun oo weji macbuus ah baad ahayd? maxaa yeelay Xamar anba waa ku koray oo waa isku dhacaysey - waxyaalo badan baa ka socday - teeda kale ogow Soomaali badan oo aan ku jiro abaal bay kaaga haysaa adeegii macalinimo ee aad bulsho weynta Soomaaliyeed u samaysay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Che -Guevara;731064 wrote:
^Abaalka kacaankii baa leh that thought Oodweyne how to read and write in Somali:D

Oodweyne ma diidi karo Kacaanku khayr iyo sharba wuu lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Che -Guevara;731060 wrote:
Seriously Abwaan, you had to ask that question?

You know waxba waxbaa lagaga tusaale qaataa! Waxaan rabey inaan ogaado inuu nin abaal leh yahay balse waxaan ogaadey inuu parasite koofurta ku ahaa kan oo kale oo aan abaal lahayn hadduu goostana waxba kaalama maqna hadduu joogana culays buu kuu soo kordhin.

Waxaan ka filayey for once inuu nin rag ah oo oday ah sidiisii u hadlo oo yiraahdo nolol wanaagsan oo aayatiin leh baan ku soo qaatay waanan xusayaa laakiin in filimaanta talyaaniga ah iyo hindiga fahankoodu ku adkaa oo Koofurta intaas uu ku nacay buu noo caddeeyey! lol

 

Bal nin inuu awrta raaco laga badbaadiyey oo aqoon la baray oo sidaas u hadlaya weligeey ma maqlin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Abwaan: Waa qof noole ma sidaa degdega ah baynu uga rajo dhignaa Oodweyne?. Wuxuu inoo bidhaamiyey inuu ka soo baxay kuliyadii ugu tayada roonayd Soomaaliya waagaa ee Lafoole dabadeedna magaaladii ugu quruxda badnayd, ee muraayada geeska Africa u ahayd, waa Muqdishee, ku noolaa macallina ka ahaa, Alleylehe nin intaa ogaa, inuu garawshiiyo keeno bay ahayd, abaalka ummadda Soomaaliyeed u gashayna uu ka mahadceliyo bay ahayd. Dadka qurbaha ku koray ee laga dhex hadlayo inuu sidooda oo kale u hadlo ma ay ahayn balse madax muuqda iyo mindi af daran midna lagama samro'e ee bal aan fursad kale siino.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Abwaan, cidina aqoon ku bari mayso walaa reer walaa dawlad walaa ciday doonto ha ahaato. Odeyga hala ii daayo ayaan idin dahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guys lets not personalize the conversation plz.

 

Oodweyne is a fairly educated fellow. His views on the south are informed by his political convictions. In the end though, successionism will fail as it should, and the south as a matter of geography will remain a fertile land that attracts immigration from north and east alike.

 

Coming back to the thread, I am little curious to know why good Abwaan sees problem in bridging the gap between Somalis especially between regional admins and tfg. What am I missing ya Abwaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Taleexi;731086 wrote:
Dadka qurbaha ku koray ee laga dhex hadlayo inuu sidooda oo kale u hadlo ma ay ahayn balse
madax muuqda iyo mindi af daran midna lagama samro'e
ee bal aan fursad kale siino.

Taleexi, kan waa ku daayey.

Ma maqli jirtay: " Dhagax tuujis iyo taabasho waa isugu mid"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this