Sign in to follow this  
Jacaylbaro

EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland

Recommended Posts

~~~~shimbiriyo waraf kala war la'.

of late am told, the somalis, of all things, unanimously are united against these issue. and here i mean somalis.

but also, it is loosing participants,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caasimadda Hargeysa oo si weyn looga diyaar garoobay Xuska 18 ka May iyo Xukuumadda oo ku dhawaaqday Joojinta Gaadiidka kala duwan laga bilaabo Caawa

hargeysa-300x224.jpg

 

12 habeenimo

Hargeysa(Waaheen) waxa Caawa si rasmi ah uga bilaabmay magaaladda Hargeysa Damaashaadka Munaasibada 18 ka May ee sanad guurada 20 aad ee madax banaanida Somaliland

 

Waxa meel walba ka ifaya Rashka loogu talagalay dabaal degyada sidoo kale waxa maqribnimadii bilaabantay Rasaas Nool oo kor loo riday iyadoo laga qayb qaadanaya farxada Dabaal dega Madax banaanida Somaliland oo ku began aroorta.

 

Sidoo kale waxa badhtamaha magaaladda iyo xaafadhaba ka bilaabmay inay dadku jidadka maraan iyagoo ku xardhan halku dhegyo kala duwan

 

Sidoo kale gaadiidka ayaa lagu xardhay calamo iyo Astaamo muujinaya Qaranimada Somaliland iyo geedi socodkii siyaasadeed ee ay soo martay

 

Dhinaca kalena waxa aad loo xoojiyay Amaanka Magaalooyinka iyadoo ay Xukuumadda Somaliland soo saartay Amar ay ku joojinayaan isku socodka baabuurta laga bilaabo caawa 12 habeenimo ilaa beri duhurnimada iyadoo la amray wadayaasha Gaadiidka ka baxa magaaladu inaanay soo geli doonin wax gaadiid ahi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Faheema.;720115 wrote:
As the song goes.....
Dadkaygu Hadduu Tashaday Maxaa Loo Daba Socdaa?

 

Happy May 18th
:)

 

:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

hargeysa-300x224.jpg

LOL how many flags are there in that street??

 

Wallahi, I'm scared that Al-Shabaab might take advantage of 18 May, and do some suicide or computerised bombings like it happened in 2008 even though that time it wasn't 18 May. Hopefully the regional forces of Somaliland State will be in full force and not get into the party spirit mood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this