Sign in to follow this  
Jacaylbaro

EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland

Recommended Posts

Ciiddamada Qalabka sida ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Militariga, Booliska, ASluubta oo diyaar garow balaadhan ugu jira ka qaybgalka 18 MAY.

Hargeysa(Waaheen) Ciiddamada Qalabka sida ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Militariga, Booliska, ASluubta ayaa diyaar gorow laaxad leh ugu jira Xuska 18 may oo ah Sannad guuradii 20aad ee ka soo wareegtay gooni isutaageeda Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu dhawaaqay 18 may 1991kii.

ciidanka3.jpg

Ciiddamada qalabka sida ee Qaranka Somaliland ayaa Maalmihii ugu dambeeyey waxay dhoolatusyo ay ugu diyaar garoobayaan Xuska 18-ka May ku soo bandhigayeen Garoonka kubada cagta ee Dareeriska ee ku yaala Xafada Pepsiga ee magalada hargeysa, waxana hogaaminayey Ciidamada qalabka-sida ee Somaliland Saddexda Taliye Ciidan ee kala ah Taliyaha guud ee Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani, Taliyaha guud ee Ciidanka booliska Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabbaal), iyo Taliyaha guud ee Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax.

lll1.jpg

Ciiddammada qalabkasida ee Somaliland ayaa dhoolatuskan ay ugu sii diyaar goroobayan 18-ka May ay ah mid soo jiitaday dadweynaha reer Somaliland, iyada oo boqoolaal shacabiga reer hargeysa ahi ay u soo dawasho tagaan wakhtiga ay ciidamadu dhoolatuska sameeyanayan.

mmmm.jpg

Ciidamadan ayaa noqon doona kuwii ugu badnaa ee maalinta 18 may soo mara jidadka waweyn ee casimada hargeysa, iyada ciidamo soo mara wadooyinka wakhtiga 18 may ugu danbeeysay Sanadkii 2001-kii, wakhtigaas oo uu Madaxweynihii xilligaas Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal uu Mabnoocay in la soo bandhigo Quwada Ciiddammada Qalabka sida ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, sidaa awgeed wixii ka dambeeyey Sanadaas Ciiddammada qalabka sidaa kagamay qayb-qaadan Gaardis iyo Dhoolatusyo kale, isla markaana Wadooyinka socod kumay marin, hase yeeshee waxa ay kaliya oo hawshoodu ahayd suggida Ammaanka guud dalka.

 

Dhinaca kale qaban qaabada 18 may ayaa si qurux badan uga socota Somaliland iyadoo wararka naga soo gaadhayaa 6 Gobol ee Somaliland ay sheegayaan in si balaadhan looga diyaargaroobayo 18 May, waxa kale oo casimada Somaliland ee hargeysa ku arkaysaa Astaanta Qaranka Somaliland oo meel walba lagu iibinayo.

 

C/raxman Osman C/laahi (Isbatore)

 

Waaheen Media Group

 

Hargeysa, Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

I'am waiting to celebrate 26 June Insha'allah. It's a duty to all Somalis to remember the Dervish (Darawish) struggle for independence for British Somaliland, 1 July is the next date I'm waiting for after 26 June which is when Italian Somaliland also gained independence.

 

26 June & 1 July the only true independence date!

Share this post


Link to post
Share on other sites

18 may is not independence day as you formulate it, it's the day we disolved the failed union and reestablished the state of Somaliland as an independent state 26 June is a very Important day as well it's the day we send the Englishmen back to Mery old England and 50 years later last year we held Free and Fair Elections last years 26 june 2010. But the Significance of 18 may is the Establishment of the republic of Somaliland and the Dissolvement of that Failed Union with Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

LOL @ 'Dissovlement', who are you trying to fool? looooooooooooooool

 

You can't break a country apart, without referendum from both sides. If majority vote for your separation then you win and get 'INDEPENDENCE'. But only less than million will vote for your separation, whereas 9 Million Somalis in North and South Somalia will vote against the separation which is a huge huge huge landslide...So afcourse 18 May is what you guys dream of Independence. Just be proud of 26 June......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xeefow;719400 wrote:
LOL @ 'Dissovlement', who are you trying to fool? looooooooooooooool

 

You can't break a country apart, without referendum from both sides. If majority vote for your separation then you win and get 'INDEPENDENCE'. But only less than million will vote for your separation, whereas 9 Million Somalis in North and South Somalia will vote against the separation which is a huge huge huge landslide...So afcourse 18 May is what you guys dream of Independence. Just be proud of 26 June......

Actually the Dissolvement was done two decades ago you would not know that because you was Killing eachother as for a referendum , the referendum will only be held on the part that wants to seccede Like done in Eritrea in 1993 like Done in South sudan this year , and if it comes to it will only be held in the Somaliland territories Not In the Koonfurian Territories and i don't even think it will come to that

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

Somalia is not like, Eritrea or Sudan, it is Qabil's that want to separate not ethnicties i.e SSC land disputes, Awdal State land disputes and all other tribal land disputes. Therefore Refrendum has to take place in all Somalia. Even if the referendum took place in NORTH Somalia, only less than a million will vote for separation and the majority of the people in North Somalia will vote against it. Anyhow........be proud of 26 June! 18 May is just a myth. LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

You cannot even vote in Villa Somalia ........ iska dhaaf inta kele :D

 

Voting iyo waxaas ma jiraan ,,, Adeer fad ama ha fadin waa lagu fadsiin ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;719394 wrote:
The Significance of 18 may is the restablishment of the republic of Somaliland and the dissolvement of that Failed Union with Somalia.

 

Well said.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

Jacaylbaro;719405 wrote:
You cannot even vote in Villa Somalia ........ iska dhaaf inta kele
:D

 

Voting iyo waxaas ma jiraan ,,, Adeer fad ama ha fadin waa lagu fadsiin ,,,,
:D

LOL, I was being sarcastic. Hence No Referendum will take place, it is not like you guys will win it anyways, Majority wins Majority rules. You should had knew this during Mr. Riyaale 8 years presidency looooooooooooooooool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You are not making sense the world does not work like that the people of Somaliland all will be heard regardless of their Tribe wether they are from awdal sool Maroodijeex saaxil sanaag togdheer selel etc theyall will be heard like they are heard today the future of Somaliland will be dicided by Somalilanders and it has been decided , not By koonfurians but by the People of Somaliland that's not how the world works xeefow. If the Amharas would've been allowed to vote in Eritrea's referendum,, Independence would've been denied Amharas were against the Break away of Eritrea,, Of the two states that merged in 1960 one wants to be separate and one wants to continue in the situation they are in right now. The Union Failed it's time to move on the Future of my People will be dicided by Us Not by People From Koonfuristan Good luck with your country

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xeefow Worry about what is happening in poor old Gedo. Instead of concerning yourself with the affairs of Somaliland.

 

Dagaal ka Dhacay Gobolka Gedo

 

Dagaalkan dhexmaray labadaasi kooxood waxa uu ka dhacay deegaanka Kalabeyr oo u dhaxeeya Garbahaarey iyo Buurdhuubo.

Somali VOA | Jimco, 13 May 2011

 

Ururka Ahlu-Sunna iyo al-Shabaab ayaa maanta dagaal ku dhexmaray deegaanka Kalabeyr ee u dhaxeeya Garbahaarey iyo Buurdhuubo ee gobolka Gedo. Dagaalka ayaa qarxay ka dib markii xoogga Ahlu-Sunna Waljamaaca ay weerareen deegaankaasi ay horey u joogeen kuwa al-Shabaab.

Dad goobjoogayaal ah waxay sheegeen in ugu yaraan 5 ruux ay ku dhimatay dagaalkaasi. Labo ka mid ah dadkii dhintay waxaa la sheegay inay ahaayeen dad rayid ah. Dhowaanahan waxaa gobolka Gedo ka dhacayay dagaalo u dhaxeeya ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Ahlu-Sunna Waljamaaca oo isku dhinac ah iyo kooxda al-Shabaab. Dagaaladaasi ayay ciidamada dowladdu kula wareegtay dhulal istaraatiiji u ahaa kooxda al-Shabaab oo ay ka mid yihiin Garbahaarey iyo Beled-Xaawo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;719405 wrote:
You cannot even vote in Villa Somalia ........ iska dhaaf inta kele
:D

 

Voting iyo waxaas ma jiraan ,,, Adeer fad ama ha fadin waa lagu fadsiin ,,,,
:D

war voting baad ka hadlaysa eeh musqusha banu tagi karin farmaajo hadanu bahuku la socon

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this