Sign in to follow this  
xiinfaniin

In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.

Recommended Posts

A_Khadar   

6. Waxaa jira kooxo ku sugan Somaliland iyo wadamada dibadaba oo doonaya in ay buunbuuniyaan booqashada Madaxweynuhu uu ku tegay dalalka U.A.E iyo Kuwait,balse buubuunintii iyo been abuurkii ay wadeen uu la gaadhay moolo fog fog oo xataa Somaliland wax u dhimaysa.

 

I can guess who he is referring.. XX, Saalax, and the CO here..

Share this post


Link to post
Share on other sites

What truth the photoshopped Truth some koonfurians Think Mujahid Siilanyo supports them or Likes them Siilaanyo fought a 10 year war against what you call Somalia. It was during his reign as an SNM chairman the SNM flag was raised on parts of Somaliland in 1988 and the Somalia Flag was removed from our land.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

General Duke;717148 wrote:
Xaqiiqada dhabta ah ee Safarkii Madaxweynaha Somaliland

 

Written by Abdi M.Saleiman

May 03, 2011 at 06:53 PM

(Madaxweynaha oo markii uu degay Calanka Somaliland ku dul istaagay,iydoo la wada ogyahay in KELMADA TOWXIIDKU ku qaran yahay,ma aqoon daraa mise waa isbedekii Kulmiye dadka iyo dalka u balan qaaday).

 

Runtii waxaa jira warar aad iyo aad isu khilaafsan oo ka soo baxaya safarkii Madaxweynuhu uu ku tegay wadamada U.A.E iyo Kuwait,waxaa jiro Sawir aad la yaab u leh ,macnayaal aad u kala fogna bixinaya.Waxaa aad u adkaatay xataa in aad rumaysato Sawirada la soo geliyey Webside,sababtoo ah ma garan kartid run iyo been ka ay yihiin,waxaa shaki weynu ku jiraa dhamaan Sawiradii aynu aragnay ee ka hadlayey cida uu la kulmay Madaxweynuhu.

Dhinaca kale waxaa Madaxweynah iyo Waftigiisa ku baxday lacag aad iyo aad u badan ,sida lagu qiyaasayna Million dollar ku dhow,xilli runtii dalka ay Abaar iyo Macaluul aad u xoogani ka jiraan.

 

Haddii aan aan u soo noqdo safarkii Madaxweynaha,waxyaabihii ugu muhiimsanaa waxaa ka mid ah arimahan:-

 

1. Marka hore waxaa fiican in la fahmo,Madaxweynuhu wuxuu booqday wadamadii uu booqan jiray,xidhiidh koodana uu dhisay Madaxweynihii ka horeeyey,ma aha wada xidhiidh cusub ay la samaysay Xukuumada hadda jirtaa. 2. Ma jiraan haba yaraatee Wakiilo Somaliland u jooga wadamadaas uu Madaxweynuhu booqday,mana jiraan wax xidhiidh Siyaasadeed ah oo inaga dhexeeyaa,lagama yaabo in uu ina dhexmaro x idhiidh Siyaasadeed xataa mustaqbalka dhow,sababtoo ah waxay aaminsan yihiin Somaliweyn.

3. Madaxweynuhu kuma tegin casuumad ay wadamadaasi u fidiyeen Xukuumada Somaliland,balse wuxuu ku tegay casuumad ay fidiyeen laba nin mid U.A.E iyo mid reer Kuwait ah ,oo labaduba ka tirsan yihiin qoysaska reer Boqor, haddii aan si kale kuu fahan siiyana ninka reer U.A.E waa ninkii hore inoogu keenay Riig hore ceelal loo qoday , kan reer Kuwait-na waa ninka iska leh guriga weyn ee ka dhisan Degmada Sheekh,waa ninka dayac tiray dhakhtarka Degmada Sheekh.

4. Waxaa iyana ka qayb qaatay casuumada Madaxweynaha,kooxo ganacsato reer Somaliland iyo reer Jabuuti ah ah,kuwaas oo dadaal weyn ugu jira sidii Kooto ay ugu qabsan lahaayeen guud ahaanba Ganacsiga Somaliland.

5. Madaxweynaha ma sii raacin,muu sii kaxaysan Khubaro,aqoon yahano,si fiican u yaqaan dhaqanka , luqada iyo taariikhda wadamada Madaxweynu booqday,balse ragga sii raacay waxay ahayeen koox aan aan haba yaraatee wax aqoon ah u lahayn wadamadaas,waxaan ku tilmaami karaa “Iska daba ordayaal” amase shaqsiyaad ujeedadooda ugu waynu ay ahayd in ay soo arkaan wadamadaas,khaladaadkii meesha ka dhacayna Saxaafada ayaa wax badan ka qortay.

 

6. Waxaa jira kooxo ku sugan Somaliland iyo wadamada dibadaba oo doonaya in ay buunbuuniyaan booqashada Madaxweynuhu uu ku tegay dalalka U.A.E iyo Kuwait,balse buubuunintii iyo been abuurkii ay wadeen uu la gaadhay moolo fog fog oo xataa Somaliland wax u dhimaysa.

 

7. Madaxweynuhu wadamadii uu booqday waxaa ugu badnaa oo laga wada hadlay waxay ahaayeen GANACSI,sheekadana waxaa mar kasta hogaaminayey kooxo ganacsato ah ,doonayana in ay ganacsiga dalka Kooto ku qabsadaan.

 

8. Caawimo waydiisi ,wixii laga soo helana waa xaqiiqa in ay gacanta u geli doonaan Shirkadihii awelba Casuumada soo dhameeyey oo aan filaayo in aan cidina kula tartami Karin.

 

9. Safarkii Madaxweynaha Somaliland wuxuu ku dhamaaday,in Madaxweynuhu dusha kaga istaago Calanka Somaliland ee aynu wada ognahay in ay KELMADA TOWCIIDKU ku qaran yahay,ma garanayo sababta kelitay,ma aqoon daraa,mise waa isbedelkii dalka iyo dadka ay u balan qaadeen Xisbiga talada haya ee Kulmiye,waxaase ila haboon si deg deg ah sharciga loo horkeeno cidii arintaas ka masuulka ahayd. Mahadsanidin Abdi

 

M.Saleiman(Mingiste)Political Analyst

M. Saleiman is THE first sane successionist I have seen thus far..

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;717166 wrote:
^^^The Truth that NW Somalia & Hargaysa are still part of the republic of Somalia.

Truth is Faking pictures will not take you Koonfurians any where nor will it stop piracy or will it bring back peace and stability in your clan enclave or that Failed country you are from.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Who faked it first? I beleive successionsist removed the flag from the beginning? Anyway, read the sane Hargaysawi above, you will understood a lot..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf some people are very desperate lol. They dream of Siilaanyo being their president when they photoshopped him with their flag. Well sorry you can't have Siilaanyo he is currently the president of Somaliland. ;) Maybe when his terms finishes kkkk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;717180 wrote:
Xaaji Xunjuf some people are very desperate lol. They dream of Siilaanyo being their president when they photoshopped him with their flag. Well sorry you can't have Siilaanyo he is currently the president of Somaliland.
;)
Maybe when his terms finishes kkkk.

I have noticed that to they Love Siilaanyo it was Abdirisaaq Xaaji Xuseyn Former Pm who asked Siilaanyo to go the Embagati Pig Farm in Kenya to claim the President of the TFG in 2003. We know Saado cali she also Asked Siilaanyo to lead the Koonfurians. Not to forget Mawlid Macaane so you are right some people are desperate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;717182 wrote:
i deal with facts not with fiction Kiddo now go to Waagacusub and claim it as a reliable source

That is right, you can't prove it with indepedent site whether your pics are origin or not.. If that is the case, why say anything about Waagacusub..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;717184 wrote:
I have noticed that to they Love Siilaanyo it was Abdirisaaq Xaaji Xuseyn Former Pm who asked Siilaanyo to go the Embagati Pig Farm in Kenya to claim the President of the TFG in 2003. We know Saado cali she also Asked Siilaanyo to lead the Koonfurians. Not to forget Mawlid Macaane so you are right some people are desperate.

 

lol@ Saado ali. It's strange at one time she is calling for the destruction of Dahabshiil, Siilaanyo, Somaliland and on the other hand she wants Siilaanyo to become the president of Somalia? how does it work? a sort of Love/Hate thing. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ You can't help, can't you? Saado, saado.. Waad ku khafiiftay islaantee hope you don't have nightmares with her..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this