Sign in to follow this  
A_Khadar

No to Gandhi and Azania - Voice of the Voiceless Waamo indigenous

Recommended Posts

Kamaavi   

oba hiloowlow;709873 wrote:
Ciidamada Xooga dalka soomaliyeed yaa kamaavi
;)
,,, Narnia madaxweynaheeda wuxuuba ka so bixi waayay howshii uu ka haayay Dowladda muxuu taraa beeraleyda jubbooyinka?

Prof. Gaandhi isaaga sameeyey ciidankan aad leedahay waa kuwii qaranka sababta looga qaaday wasiirka Gaadhaan dhiga waad ogtahay hadaad ogeyna soo waydii dadka xog ogaalka ah ee kugu jira dowlad ku sheega aan Bakaaraha gaadhi karin.

 

Adeer bal inuu Reer Azania wax u taro iyo in kale maad sugtid oo samirtid mise Zenaawii ayaa dhabarka kaa fuushan oo xakame kugu haya?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Apart of xamaasada Azania abuurtay waxaan maqli jirey markuu wasiirka gaashaandhiga u ahaa Sheikh Sharif inuu Prof. Gaandhi hawl kar ahaa, nacala abuugto Siyaasad Soomaali :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Taleex Somali ilaa daraawiishtii iyagaa is boqno goyn jirey wax u baahan inaan fasilno ma ahan, ... maanta geeska Afrika laan gaabka Mellez nimuu wadan waxba kama ahan, .....bal day sida Xidig, Bare, Shariif iyo Ileey iyo kuwo kaloo badan jeebka loogu haysto....

 

Somali qaarkood Alshabaab oo haysta iyo wax gacmo jara ayey ku fiicantahay....

Share this post


Link to post
Share on other sites

bilan;709876 wrote:
hade anagu dadkaan ka horaynaa, we figured in wakhtigii beeraha la isku dili jray la soo dhaafay, so we are not claiming Kismaayo anymore, we have oil in PL so who needs Kismaayo marka, bal yeysan nooga daba iman dhagaxyaheena.

 

Oba adiga hortaa ma maqal Bu’aale oo la isku haysto, naga dhaaf anagaaba habaar waalid marnay oo aragnay dadka dhulkaas ku nool, laakiin hadad xaasidnimada iska dhaafi lahayd oo reer abtigaa Jawhar wax ka dajin lahayd Somalia waa horay degi lahayd.

 

horta Oba iyo Zack maxaa isku ku diray you use to be on the same side, mise adeeradiin baa is laayey
.

Looool Bilan adeero wa in sax iyo qalad lugu tageera wa dhaqan Somali

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xaaji Xunjuf;709891 wrote:
Looool Bilan adeero wa in sax iyo qalad lugu tageera wa dhaqan Somali

Xaji, runta iska sheegoo call a spade a spade! Anaa saxsan waad u jeeddaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;709869 wrote:
Inkastoo malkada xiis iyo maydh looga soo dego muuse waa muusihiisii.... Somalina baan lahaa ragga kala daa.... adigiibaaba gows danbeedka ka qoslaya miyaa,, Soomaali Galbeed Soomaali oo dhan baa laga haystaa ....miyaaney sidaas sheekadu ahayn... Xaajiyo weli kaama rajo dhigin ee wax iskula har illeyn qof nool uun baad tahaye
:)

ehehehe Muuse isma badalo Gawska danbe ama sida nimanka reer taleex hadan ja jaleeyo oba Azania bu ka so horjeeda oo wuxu leeyahay azania Qabridhahare halaga asaaso Amiirkuna Wa Muwadin intasan Ilkaha ku yara cadeyey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Adu inta koonfur is haysato ama Qorahay ka rafaadi iska dhaasho ,,... ceebtaa ma ahan waa caadadaa iyo siyaasada ictiraafkee ,, .... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;709894 wrote:
Xaji, runta iska sheegoo call a spade a spade! Anaa saxsan waad u jeeddaa.

bal yara wada hadhow baan garta qaaadi doona

Sharif versus Gandi

TFG versus Azania

Mogadisho versus Og'adania

 

Ha dhakhleyso:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kamaavi;709896 wrote:
^Adu inta koonfur is haysato ama Qorahay ka rafaadi iska dhaasho ,,... ceebtaa ma ahan waa caadadaa iyo siyaasada ictiraafkee ,, ....
:D

haday taasi shaqeyneyso beri hore ba la i ictraafi laha war dee maskaxda yara isticmaal dawlad haday ka dhalato oo si buuxda gacanta ku haysa Somalia ana wax waan heleya reer Somalia na wa heleyaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xaaji Xunjuf;709897 wrote:
bal yara wada hadhow baan garta qaaadi doona

Sharif versus Gandi

TFG versus Azania

Mogadisho versus Og'adania

 

Ha dhakhleyso:D

:D :D dhulka hanagu jiidin waryaa.. qolyahan last two years shariifka madax laga dhigay bey soo tooseen e. Haddana Farmaajo baa gadhwadeyn u ahe :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Somali
qaarkood
Alshabaab oo haysta iyo wax gacmo jara ayey ku fiicantahay....

It just keeps getting better. Waa la is celin la'yahay maalmahan wallee. Gaandi sidaan in loo caabudo ma ogeyn.

 

Sayidka maxaa looga soo horjeystey haddii adeerada saan loo caabudo?

 

Meeshaan ayaa puppet dad loogu yeerooya, history buukis busta halaga jafo intaan la is ceebeyn oo aan dad Soomaliyeed oo wadankood xoreystey la aflagaadeyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;709897 wrote:
bal yara wada hadhow baan garta qaaadi doona

Sharif versus Gandi

TFG versus Azania

Mogadisho versus Og'adania

 

Ha dhakhleyso:D

"Ha Dhakhleyso" baad ku dishay sheekadii saas darteed mar haddaan ka gabyey oo go'aygiina ka qaatay England baa gubanaysa ee maxaa iiga gidhiish ah......

 

Somalina: Saaxiib casariye ku soo dhufo oo isku keen soo celi :) adoo raaliya!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Taleexi;709901 wrote:
"Ha Dhakhleyso" baad ku dishay sheekadii saas darteed mar haddaan ka gabyey oo go'aygiina ka qaatay England baa gubanaysa ee maxaa iiga gidhiish ah......

 

:D :D :D Indeed maxaa ooga gidhiish ah ceeliyaale iyo caliyaale iyo caanihiisa hakasoo shaqeyaan inteysan dad kale la talin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina awoow Sharif did well the last few months ever since mr cheese arrived from buffalo Wadaadki Sharifka aha Bahal Quule ba lo qoshay But the azania crew have a point if you look it from strategic position if Alshabaab leaves the the two jubbas and gedo then someone needs to fill the vacuum unless deep inside you want the Amiir to regroup and retake all the territory perhaps then the sharif can get another 2 years extension wa halki jb eeh wa mashruuc.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this