Sign in to follow this  
Bashiir

Shabaabkii Gedo oo Noqday Tusbax Furtay

Recommended Posts

Bashiir   

Wasiirka maaliyada iyo lacagta ee DKMG ee Somalia Xuseen Cabdi Xalane ayaa lacago mushaaraad ah u qeybiyay ciidamada DKMG ee ku kala sugan Luuq Baladxaawo, Ceelwaaq iyo Dhoobley.

 

Lacagaha la qeybiyay ayaa lagu sheegay inay yihiin mushaaraadka ciidanka oo 2 bilood ah.

 

Wararku waxay intaas ku darayaan in wasiirka iyo Axmed madoobe ku kulmeen xuduuda Kenya waloow aan la shaacinin waxyaabihii ay ka wada hadleen.

 

Ciidamadii isbahaysiga ee shalay dagaalka kula wareegay Dhoobley ayaa ilaa xalay guuritaan ku mashquulsanaa iyagoo agabkoodii oo dhan kusoo daldashay magaalada Dhoobley oo hada noqotay saldhiga cusub ee ciidanka.

 

Wafdi ka kooban labada gole ee DKMG oo uu hogaaminayo wasiirka ayaa maalmahan kormeer ku maraya goobaha ciidamada DKMG ka qabsadeen Alshabaab sida Baladxaawo.Luuq, Ceelwaaq iyo Dhoobley.Socdaalka wafdiga ayaa lagu sheegay inuu yahay kawar qab iyo dhiiri galin waloow dadka siyaasada u dhuun duleela ay ku macneeyeen socdaal siyaasadeed oo looga hortagayo dhaq dhaqaaqa Gaandi uu kawado dalka Kenya.

 

 

Dhanaan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Bashiir;708900 wrote:
Ciidamadii isbahaysiga ee shalay dagaalka kula wareegay Dhoobley ayaa ilaa xalay guuritaan ku mashquulsanaa iyagoo agabkoodii oo dhan kusoo daldashay magaalada Dhoobley oo hada noqotay saldhiga cusub ee ciidanka.

Good news... they need to reinforce and maintain it for at least 3 weeks

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

:Wafti ka socda DKMG oo uu horkacayo wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta Xuseen Cabdi Xalane ayaa soo gaaray magaalada Dhoobleey.

 

Waftiga ayaa kulan kala gooni gooni ah la yeeshay saraakiisha hogaaminaysa ciidamada DKMG iyo madaxa Xarakada Raaskaambooni Sh. Axmed Madoobe, ayagoo ka wada hadlay sidii wadisda dagaalka ka dhanka ah Xarakada Alshabaab iyo qaabkii ay u xoojin lahaayeen is kaashiga labada dhinac.

 

Lacag ayaa loo qaybiyay ciidamada DKMG taasi oo lagu sheegay mushaaraadka laba bilood. Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga ee DKMG Cabdirashiid Maxamed Xidig oo Xalane ku weheliyay socdaalka ayaa saxaafadda u sheegay inay u soo booqdeen jiidda hore si ay u indha indheeyaan, una dhiiri galiyaan ciidamada.

 

Waa markii koobaad oo mudo dhawr sano ah ay halkaasi gaadhaan wax sita magaca DKMG.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Safiirka dowlada Somalia u fadhiya Kenya Maxamed Cali Ameeriko oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Nairobi ayaa Hay'adaha samafalka ee Qaramada midoobay ugu baaqay in gargaara la gaadhaan shacabka kunool goobaha ciidamada dowladu la wareegeen ee Jubooyinka iyo Gedo.

 

Danjiraha ayaa xaqiijiyay in amaanka goobahaas ay yihiin mid la isku halayn karo sidaa darteedna dadka kunool dhakhso loola gaadho biyo iyo raashiin.

 

Baaqa safiirka ayaa kusoo beegmaya iyadoo wafti ka kooban labada gole ee DKMG ay kormeer ku marayaan goobaha ciidamada dowladu la wareegeen ee katirsan Jubooyinka iyo Gedo.

 

Dhanaan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xalane iyo Xidig oo gaaray Dhoobleey

So where is the new president, I meant former Sharif employee in all of this?

 

or is this one of kismaayonews' cantarabarash again? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Talaado, 05 April 2011 22:30 | Qoraaga: Tafatiraha Afdheer

 

Wafti uu hoggaaminayey wasiirka maaliyadda iyo Lacagta dalka Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa booqday gobolada Gedo iyo Jubbooyinka dalka Soomaaliya iyagoo qiimeynaya xaaladda guud ee deegaanadaas iyo u kuurgalidda ciidamada dowladda Soomaaliya.

 

Waftigan waxaa kamid ah wasiiru dowle, wasiir ku xegeen iyo xildhibaano waxayna booqdeen Doolow, Beledxaawo, ceelwaaq iyo Dhoobley.

 

Daawo

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Bashiir;709216 wrote:
Some times silence is gold, ...
:)

;D :D I agree.

 

The cousins, Xidg and Xalane, are with their other cousin Gaandhi. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

What is point of stating the obvious? Let the real revolutionary politicians iron up the horn and safe the nation while others are busy on low tribal attacks, corruption, recognition, or pirates. Lol

 

( Just pulling Somalina's legs now. It's tinny jokes. )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiddig, Xalane, and Gaandhi.

Funny, the only real thing these men have in common is that they all work or have worked for Sharif Ahmed in the past.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

General Duke;709363 wrote:
Xiddig, Xalane, and Gaandhi.

Funny, the only real thing these men have in common is that they all work or have worked for Sharif Ahmed in the past.

Is Sharif not your or their current President by the constitution? What were they supposed to do in Doobley war front politically speaking? Join Alshabaab or declare the independence of their Tuulo like SNM? Beyond your tribal line reasoning, how were these Somali Ministers and their President supposed to work as a team? Create conflict like Yusuf and Farolee just to run to Addis for simple talk heshaysiin?

 

Adeer you should be congratulating the maturity they have showed as they have united the liberator forces in the front. The tinny view or political difference will be resolved. Safe your breath for the other day. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this