Sign in to follow this  
Maaddeey

Sheikh Xassan Dahir: 'Dagaallada waan wedeynaa inta AMISOM joogto!!.

Recommended Posts

Adiga XX, Xabashida markay Koonfur walaaqayso waa in laga xoreeyo, markay ay kula joogto Waqooyi waa walaalahaa waana deriskaa miyaa? What a logic. Dantaadu waa koonfur waligeed yaysan dhib ka bixin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maya gheele haday Ciidamo xabashi ay tangigooda togwajaale so dhex galiyaan iyo salaxlay Jihaad banu iclaamineyna laakin intay dhulkooda joogaan dee wax anu ku samayno ma jirto ,,, laakin Ciidamo xabashi gobolada dhexe wa iska joogaan ciidamo gedo wa iska so galaan gorotey doonaan iyo hiiraan wa kala laba. Anigu waxab rabba inay Somalia nabad noqoto dawlad adag oo lo dhanyahay lo dhiso laakin faragelin shisheeye waxba so kordhin meyso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Xaaji Xunjuf;700343 wrote:
wa wajiib in dalka la xoreyo intay Amisom iyo Xabashidu is watta waleh Somali beri hore bey heshin lahayeen hada faro galin shisheeye laga dayo

Hadalkaan aad buu u qurux badnaan lahaa, haddii cid kale ka soo yeeri lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;700381 wrote:
Sheikh Hassan Dahir Aweys seems more principled than Sheikh Dalxis.

True daahir aweys believed that The TFG was bad under Warlord Cabdilahi yusuf and he still believes TFG is bad under Sh dalxiis

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina awoow the topic is not about Al shabaab it's about Xassan daahir aweys and how consistent he is in his beliefs. He declared war on the Ethiopian troops and Warlord Cabdilahi yusuf because they made a pact with the enemý's of allah the Ethiopian Christian invaders and he also declared a war on the current foreign mercenaries in the country Amisom. He is just doing the same eventhough his clan cousin is leading the TFG at the moment. Most people have respect for that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;700393 wrote:
Somalina awoow the topic is not about Al shabaab it's about Xassan daahir aweys and how consistent he is in his beliefs. He declared war on the Ethiopian troops and Warlord Cabdilahi yusuf because they made a pact with the enemý's of allah the Ethiopian Christian invaders and he also declared a war on the current foreign mercenaries in the country Amisom. He is just doing the same eventhough his clan cousin is leading the TFG at the moment. Most people have respect for that.

Xaji, waan is baranay ayaan filaayaa iminka. :D

 

Aweys Iblis, waxuu yahay ummada dhan ayaa arkoysa, mid adiga lagu weydiinaayo ma ahan.

Banaanbaxyo looga soo horjeedo dawlada ma aragtey weli oo ka dhacaaya gudaha iyo dibadaba sida ay weeraradaan cusub u bilowdeen?

Yey, meel walba oo aduunka Soomali joogta ayaa isu soo baxdey. AS are no ICU and they're on their own this time, ama jecloow ama nac. Waxay shacabka rabaan ayaa muhiim ah, waxayna rabaan nabad iyo argagixiso free environment.

Ama u sacbi nimankaas ama ha u sacbin, waa hawl idin taalo, AS wadani ma ahan, meel walbana waa laga nacay, baqti dhintey ayey la mid yihiin, garbage bin-ka ayaana lagu shubaayaa soon InshaAllah.

And that's what's up awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;700393 wrote:
Somalina awoow the topic is not about Al shabaab it's about Xassan daahir aweys and how consistent he is in his beliefs. He declared war on the Ethiopian troops and Warlord Cabdilahi yusuf because they made a pact with the enemý's of allah the Ethiopian Christian invaders and he also declared a war on the current foreign mercenaries in the country Amisom. He is just doing the same eventhough his clan cousin is leading the TFG at the moment. Most people have respect for that.

Well said. Unlike Sheikh Dalxis who was screaming for jihaad on Ethiopians yesterday and today AMISOM & The same Ethiopia is helping him.

 

 

Sheikh Dalxis = The definition of unprincipled flip flopper.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina you can hate on Mr daahir aweys for his beliefs and his political stand on the current situation in Somalia. We all know Sh daahir aweys was one of the elite in the short lived ICU Administration while sharif was merely a spokesmen . Aweys always believed in a Somali islamic state even in the 90s. If you ask the residents of Mogadisho who will you trust Aweys or sharif people will say Aweys because sharif betrayed them when he joined the TFG Govt the same Govt he used to hate so much under cabdilahi yusuf From 2005 till 2008 ,the same govt he declared jihad on in 2006 some people say for clan reasons who knows. Now if we ask what is good for the people what's good for the people is peace and stability and no more wars.And that can only be reached through dialogue between the various groups.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Gheelle.T;700341 wrote:
Muxuu markii hore u booteynaayay, haddii uusan wax iska celin karin? Boowe, odaygu urur buu samaystay, AS maahi buu yiri, dagaal baa dhex maray AS iyo xisbigiisii, deerna markii la soo kulaalay ayuu is dhiibay. Marka credibility odaygu ma laha, ee warkiisa naga daa. Xaggee wax idiin marayaan hadda? Waa la idin wataaye maxaa idiin tala ah maanta? War Caruurta inta hartay badbaadiya.

Sxb, Odayga dagaal & madaxnimadiisii wuxuu ka door biday inuu dhallinyarada hoggaanka u daayo, taasaa geesinimo la yiraah. Weligiis wuxu dhihi jiray inta cadow waddanka joogo waa in la heshiiyaa, wuuna ka dhabeeyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Awoowe Xunjuf, Xamar waxba kama ogid, waxay shacabka rabaane waxba kama ogid, marka meel iska dhig taas.

XI waa kuwii bililiqeysanaaye Ceelashaha Biyaha, Suuqa Bakaaraha iyo meelaha kale oo ay ka talin jireen, mar walba shacabka ka qaylinaayeen (it is recorded).

At the end Aweys Iblis got what he deserved (yaa is gaarey weli) and became a prisoner of AS.

 

Aniga sida aan horeyba kuugu sheegey, shacabka waxay rabaan ayaa muhiim ah, not what terrorist shoe shiners want or desire. Maanta dad badan ayaa boorar iyo qaylo dhaan la soo shir tagi lahaa hadey ka xanaaqsan yihiin the Ethiopian presence in the South, unfortunately (for you), TFG ayaa loo sacbinooyaa. Suckas to be a terrorist right now, don't it. Tick tock....BOOM! Isqarxiya intaan la idin qarxin ayaan mar hore idin idhi.

 

Salaama awoowe, heesahaga maalayacnigana hore u sii wado. Waxa keliya kaa qayli siinaaya along with your confused son waa AS ayaa la sagootinooyaa. Say bye bye to Abu Zubeyra Indha Shareera!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this