Sign in to follow this  
Mr. Somalia

Shariifku Muxuu u Tegi Waayey Puntland?

Recommended Posts

Somalina;681476 wrote:
:)
Waxba kuma haysaan meesha.

 

Your security is in shambles oo jabhada ay isaga laafyoonaayaan xeebaha aad claimgareysiin inaad xukuntiin, wasiiradiina qaad deyn ayaa lagu leeyahay, madexweynihii la "doortey", ma dhaafi karo the Triangle, waan sii wadi karaa on and on. IGAD baad doonaysaan inaad ka mid noqotaan as a country....lol...maxaa ka danbeeya taasna? in la idinku qoslo...haha...

 

Hadalkaan haddaan soo gabagabeeyo, SLanders waxaan idinkula talin lahaa inaad arrimaha Soomaliya faraha kala baxdaan, mind your biz...tiina ka soo baxa intaad afka u leerinaysaan Villa Soomaliya maxaa lagu qadeeyey maanta? we don't care about you, marka ka socda arimahayaga.

Ciao awoowe

Sure every country has it's problems but we took We took preventive measures to upgrade the security from east to west , Madaxweynahaygu wax ka yar 4 bilood bu xilka haye wana so mari doona gobolka dalka Somaliland oo dhan madaxweyne daahir rayaale ba kormeerkii ugu horeyey u gobolka dalka ku so maray 7 bilood bay qaadatay ,,, Madaxweyne faroole in ka badan 2 sanno bu xil hayey that's why kormeer u ku maray goboladisa oo dhan , wa run igad wanu rabna inanu ka mid noqono oo anu xubin ka noqono process na wey socotta ma wax qarsoon ba inanu rabno inanu xubin ka noqono qaramada miidoobey awoowo

 

 

Laakin somalia wa dal anu jaar nahay oo xuduud ba naga dhexeysa wanaagoodu wa wanaagayaga maxaad ku diidaysa awoow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

The coast guard is here, the navy is here! miyaa the new song?

 

I got to go, caqliga meeshaan gadaal gadaal ayuu u socdaa...

 

SOL politics dhanba waa PL oo u faaneysa SL n vice versa...day in and day out, "I'm better than you" ayaa lala soo shirtagaa...

 

Walaalayaal ka sii wata halkaan qashinka aadan ka daalin inaad ku jaqjaqleysaan halkan, laakiin ha iloobina in la idin ogyahay inaadan waxba hayn. Dadkiina wax u qabta oo lacag u dira intaad 6 years old children camal iskula hadlaysaan.

 

Konfurian out n over! We got bigger fish to fry than worry about small timers oo calan qabiileed iyo khuraafad la orordaayo.

 

Sharif, the Commander in Chief Ha Noolaado! A truly strong n exceptional leader. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina

 

Below is the Puntland flag sis.

 

Puntland-Flag-300x169.png

 

 

You in Sky fluttering flag,

Thy symbol mark consist:

The Blue in Awale’s Azure

The White Hue for Amity ‘n‘,

The Meadow Green that stand for Leas

Prosperities ye renowned for!

 

Thy soil is rich with Abundance

Sweet scents, aroma ‘n’ fragrance

For Punt-land’ Aid thou came to light

Fortune and luck as day ‘n’ night

In your time, ne’er to be sagged!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Fact: Faroole can't visit Buuhoodle

Fact: Siilaanyo can't visit Laas Caanood

Fact: Sharif can't visit Jowhar

 

Let's just talk about the facts, no dancing around on questions.

 

P.s. Sharif is a president, the other two are governors.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Fact: Siilaanyo can visit his hometowns Dhagaxdheer/Taallo-Buur/Burco etc

Fact: Sheikh Shariff can't not visit his hometowns Jowhar/War Sheikh/Afgooye/ Ceeldheer etc

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack adeer, Faroole can visit Buhiudle and La, and any other region of Puntland. You are starting to dance like that kid JB, was promoting in the general section..

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

General Duke;681502 wrote:
Zack adeer, Faroole can visit Buhiudle and La, and any other region of Puntland. You are starting to dance like that kid JB, was promoting in the general section..

Now why are u lying? How is he able to visit Buuhoodle and LA when those towns are controlled by SSC and SL respectively. your homo comment was uncalled for!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^What Homo comment? lol. As for the truth, the Puntland admin has a hold of all those regions. The secessionist delusions aside no one can stop our admin from their land..

 

Also no leader in Somalia today has as much real estate under his direct control, no travelled longer distances than President Faroole. Thats the truth lads.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The Zack. One more thing Siilaanyo can visit Las Canood since it's under Somaliland adminstration. He can also visit Sanaag, Erigavo.

 

Siilaanyo can pratically visit all the capitals of Somaliland's regions. The Capital of Sool - Las Anood, The Capital of Sanaag - Erigavo, The Capital of Togdheer - Burco, The Capital of Saxiil - Berbera, The Capital of Awdal - Borama, The Capital of Maroodijeex - Hargeysa.

 

 

Now tell me can the dugsi teacher that goes by the name Sheikh shariff even go outside 4km of Villa Somalia area mogadishu let alone visit Shabeelaha Hoose, Jubbada Hoose, Gedo, Hiiraan, Shabeelaha Dheexe? etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites

saalax the government controlls more then 4km caqli laawe yahow do u think,wadajir,dharkeynley,xamarjabjab,xamarweyne,shingaani and waaberi isku dar plus half hodan,h/wadaag,boondheere iyo cabdicasiis 4km ma dhantahay.. Tan kale shariifka became president 1500 oo ciidan xaafaded oo muqaawamo ahaa ayaa uu joogay, 50 000 ethiopian 10 000 bintilands ayaaba iska celin waaye ciyaalkaas 1500 maxaad ka filanee. Marku madaxweyne noqday kedib ayeey noqotay inuu dhiso ciidan qaran iwm marka xiligaan ayaa la gaaray xiligi la xoreyn lahaa dalka ee nac nacdka iska dhaafa,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Even if that is the case (which i doubt) , controlling few xafaado's with Bohaka Amisom help is not a achievement. We can say the real king makers in the South are Al shabab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

iyaguba al qaacido caawiso kaaraan tag pakistani walaa hindi lee meeshaba joogo kingmakers kulaha..ninbo maalintiisi saalax ogow shalay hargeisa sey aheyd maantana sey tahay xamarna sidoo kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Here is a detailed map of Mogadishu/Benadiir. The so called TFG/Amisom are surrounded on every side. To make matters worse Xisbul Islam & Al shabab have emerged as one force. Don't get me wrong i don't support Al shabab but i don't like Bahoka's/Amisom either. Infact there was a report proofing most of the shellings in bakara market and killing of civilians is done by non other than Amisom. Heck even your elders condemned them for shelling civilian areas. So let's talk the truth sxb.

 

 

9h5grq.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this