Sign in to follow this  
Mr. Somalia

Shariifku Muxuu u Tegi Waayey Puntland?

Recommended Posts

kaalay sxb ma aniga ayaad ii bareysaa, fake map waaye, dharkeynley ma shabaab ayaa heysto lol, hodan iyo h/wadaag xata waa heystaan, example masjidka isbaheysiga wuxu ku yaal h/wadaag wadada sayidka waxaas dowladda gacanta kuma heysowaa hadii aad xamar taqaantid ee fake mapkaga orod la tag aniga ha ii barin magaaladan ku kuso koray.. tan kale shabaab xataa waa duqeeyaan bakaaraha meeqo jeer ay dhacday axmed diiiriye iyo dalabeey ayaa sheegay, cayaalkii daqaatiirta so bartay ayey isku qarxiyeen,odayashii hiiraan iyo cumar xaashi ay dileen,3000 waxgarad ay dileen, culimadda dhan waa diideen ficilka shabaab marka nac nacda naga yareey yarka..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

I didn't draw the map. It's from other sources. Besides that. What are you disputing now that majority of Mogadishu is not controlled by Al shabab? Don't tell me you took Abdikarim Jamac's press release serious "We control 55% of the country. lol. Your elders also Condemned Amisom. What does that proof? In reality the people are tired of war ma kala jecla Amisom Bahoka/TFG iyo Al shabab. However one can say most residents in the south agree Al shabab is the lesser evil.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxb dowladda 6 degmo ay haysataa,shabaab 5degmo, 5 degmooyin waa leysla wadaaga oo waa Aag.. runtan ka hadlay qofkaad doontid weydii.. anyway al shabab hadii aysan weerarin amisom yaa ku waxyeelobayo? lol dadka iney shabaab jecelyihiin maxaad ka ogtahay war qaati ayaa laga taagan yahay hal deegaan oo camiran ayey shabaab ka taliyaan waa suuqa xoolaha, yaaqshiid,shibis,boondheere cidii ma joogto xamarweyne,waabeeri,xamarjabjab iyo dharkeynley iyo wadajir waa halka ugu camirsan bro ee give up.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

oba hiloowlow;681554 wrote:
:D
:D

War ha u qoslin qowdhankaan. Maxaa ka galey oo uga shan iyo toban ah? Siilanyo muxuu LA u tegi waayey weydii horta?

 

Oba, I'm very proud of you. Waad shaqeystay maanta. Aabaha wuu ku soo duceeyey too!

Ha u qoslin kuwaan ee budhkaada caganta ku hayso mar walba, you never know markey sidi shinidii kuugu soo kor duulaayaan. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

oba hiloowlow;681532 wrote:
kaalay sxb ma aniga ayaad ii bareysaa, fake map waaye, dharkeynley ma shabaab ayaa heysto lol, hodan iyo h/wadaag xata waa heystaan, example masjidka isbaheysiga wuxu ku yaal h/wadaag wadada sayidka waxaas dowladda gacanta kuma heysowaa hadii aad xamar taqaantid ee fake mapkaga orod la tag aniga ha ii barin magaaladan ku kuso koray.. tan kale shabaab xataa waa duqeeyaan bakaaraha meeqo jeer ay dhacday axmed diiiriye iyo dalabeey ayaa sheegay, cayaalkii daqaatiirta so bartay ayey isku qarxiyeen,odayashii hiiraan iyo cumar xaashi ay dileen,3000 waxgarad ay dileen, culimadda dhan waa diideen ficilka shabaab marka nac nacda naga yareey yarka..

Oba, Xaji Hanjab wiilkiisa lalama murmo, keligiis ha isla hadlo. Aabahiis ayaa ka roon oo lala doodi karaa sometimes.

 

Dharkanley is AS territory? lol since when? but then again what does a qowdhan know about Xamar or South or Somalia for that matter! kuwaan are really desperate haddey la soo shirtageen gabayadan aan la daabacin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;681565 wrote:
Somalina awoow maxaad ugu diidaysa walaalkeen oba hiloowlow inu la qoslo walaalkeen jacaylbaro, ha isla qoslaan eeh u daa

looooool! maanta SL iyo PL maba ley maqalsii karo...

We koonfurians waa inaan iska kiin difaacnaa, qosol ma jiro maanta. Where my soldiers at?? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina Somaliland wa dal aad walalo tihin oo aad jaar tiihin mamuulka yar eeh budhcad badeedka laakin waan ogalahay inad afka u buurtiid , ileen kuwasi lug na wa idinku walaaqayan waxbana idinkuma so kordhinayaan wa halki dalabay eeh eeboow xuu doona cumar buur xaw no sheega xuu u tagi wayey Bosaaso xaaw nugu so kordhiyey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

oba hiloowlow, Where is the proof that the TFG controls 6 districts within Mogadishu? bring me impartial source and not TFG/Amisom mouthpiece. Now you are saying TFG controls more territory in Xamar than Al shabab? bring proof for that aswell. Back up your claims.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;681572 wrote:
Somalina Somaliland wa dal aad walalo tihin oo aad jaar tiihin mamuulka yar eeh budhcad badeedka laakin waan ogalahay inad afka u buurtiid , ileen kuwasi lug na wa idinku walaaqayan waxbana idinkuma so kordhinayaan wa halki dalabay eeh eeboow xuu doona cumar buur xaw no sheega xuu u tagi wayey Bosaaso xaaw nugu so kordhiyey

LMAO@lahjada fake ah. Awoowe haddii aan jaar nahay oo aan walaalo nahay, lahjada abtiyaashey maadan mockgareyn lahayn. Wixiina waa daandaansi, laakiinse ha igu kalifin inaan SL shaqo ka dhigto, I'm on holidays. Maxaan afka qowdhankeena u furaney ayaa idinka imaan doonto...lmao

Kuwan pirates-ka anaga uma daahaayno, weyna ogyihiin libaaxyada what they're capable of, marka hadda sheekadan waa one LANDER at the time ayaan qaabili karnaa, it is the end of the year, we are short staffed. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji xunjuf,

 

Oo adiga iyo pirateku ma gabdhan yar ee canbaha iyo babaayga some where in xamar lagu soo koriyey ba iska celin la'dihiin? Labadiina intay midba gacan ku qabataybay madaxa isula kiin dhacday bee?! Somalina aabaheed wiil buu dhalay walahay lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@canbaha, waa ila heshay wallee!

I grew up on this

40756159740116842710379.jpg

Nafaqo la'aan ayay ku soo koreen markaasey rabaan inay ila murmaan ayagoo daciif ah (health wise)...

 

p.s. fruits-ka beertayta janaale ayaa laga keeney. Get it right :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina,

 

Oo ma waxaad leedahay canbaha iyo babaayga ayaa hilibka iyo caano geelka ay pirateka iyo qaldaanku kusoo koreen ka nafaqo badan? I'm sure they would argue othewise lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this