Sign in to follow this  
Mr. Somalia

Shariifku Muxuu u Tegi Waayey Puntland?

Recommended Posts

Xaaji Xunjuf;681450 wrote:
^^ ma tageersana sh sharif dawladisa , just afka uun bey yidhahan Somalia ha noolato laakin dawlada sh sharif hogaamiyo ma tageersana

Beenta maha Xaaji xanjuf qabiil ayaa jarjaray, qabiilka ka weyn danta guud.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

lol@ Cowke. And his weird conspiracy theories. Horta Al shabab ha iska ceeliiyaan first before fighting against Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Still Farole wuu ogyahay the no fly zones despite faankiina iyo faatadhugtiina. Waakaase ha ka soo dhaqaaqo villa Garowe dhinaca waqooyi...

 

The point is (which you clearly missed), madexweyne maanta Soomaaliya jooga (Sharif, Faroole, Siilaanyo, kan Galmudug jooja ku dar xitaa) oo meeshu rabo ku fiyaateyn karo saacadan ma jiro, ee naga yareeya kiyaakarehiina waqti dhumiska ah. There are more important issues to discuss, like Aweys oo xabsi loo taxaabey n what will happen to him aight!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Not sure what you mean by "Waaqoye garowe" even in Galkacyu there is no such division that can stop the President. Faroole & Siilanyu both have more real estate with which to move around than Sharif Hotel, who is buiding a 2 star hotel in Villa Somalia...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Adeer fiiri, Faroole ma tagi karo meeshuu doono in PL. You know that, he knows that n the rest of die hard fake flag followers know that.

It really doesn't make a difference how many degmo uu tagi karo, the question is can he visit every district or gobol in PL? the answer is nooh...

 

Less kiyaakare more logic n action adeer Duke...

 

Siilanyo is stuck in the triangle, Faroolena Nugaal ayuu ku dhuuntaa...wax lagu faano ma haysid meeshaan marka isku xishoo xoogaa or bring a credible argument ma garatey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina awoow you can't compare sh dalxiis to President Siilaanyo president Axmed Siilaanyo runs a whole country , the same with Faroole he controls his land to , Sh dalxiis is on life support by Buhuku bahaka if they leave he leaves with them to uganda. That's the sad reality indeed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;681467 wrote:
Somalina awoow you can't compare sh dalxiis to President Siilaanyo president Axmed Siilaanyo runs a whole country , the same with Faroole he controls his land to , Sh dalxiis is on life support by Buhuku bahaka if they leave he leaves with them to uganda. That's the sad reality indeed

Controls what exactly? Waxaa laga hadlaayaa xagguu tagi karaa awoowe, marka don't veer off the topic-ka laga hadlaayo.

 

Tan labaad, Sharif is the president of Somalia (qabiil walba isugu jiro), while labada kale ay qabiilkooda "maamulaan" (it is in quotation mark maxaa yeeley, dadkoodii ayaaba u diidan iney soo booqdaan)... marka waxaad isbarbar dhigeyso waa habeen iyo maalin.

Anigaba qabiilkeyga ayaan madaxweyne u ahay, xaafadeydadana waan booqan karaa. Waad i garatey ayaan u maleynaayaa...

Heesaha daciifka ah ayaan ku qoslaa...madexweyne qabiil v mid qaran Soomaliyeed ayey doonaayaan iney compare gareyaan. Allow Alle!

Share this post


Link to post
Share on other sites

somalina dhulka hadu xukumo meel kasta u xukumo wu booqan kara , sh dalxiis ma booqan kara jawhar ma booqan kara afgooye suaashu wa maya Sh sharif is the president of the TFG govt oo xukunta xaafado ka mid ah xammar xita sh sharif qabilkisa ma mamuulo loool hadaan sida kugu dhigo lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;681469 wrote:
somalina dhulka hadu xukumo meel kasta u xukumo wu booqan kara , sh dalxiis ma booqan kara jawhar ma booqan kara afgooye suaashu wa maya Sh sharif is the president of the TFG govt oo xukunta xaafado ka mid ah xammar xita sh sharif qabilkisa ma mamuulo loool hadaan sida kugu dhigo lol

Ii soo sheeg markuu Siilanyo Triangle-ka baxo. Some visual aid might help too...

 

Inta kalena, iska faatadhugleeyaa, haddaad faanto maradaada kama badnaaneyso koleyba. Waan la soconaa reality-ga aadan cabi karin (Siilaanyo can't visit LA, Buuhoodle, etc) marka don't waste your time trying to convince us otherwise awoowe.

 

Sharif unlike kuwa kale qabiil ma caabudo...Soomaliya qabyaalad ayaa heerkaan geysey n I'm glad inuu qabiilkiisa maamulin. Dadka maskaxda yar ayaa u maleeyaa iney weakness tahay laakiinse waa wax lagu faano.

 

Tiina daryeela, idinka iyo kuwan burcadbadeedka ah. Gurigaaga nadaami, markaas Soomaliya arrimaheeda soo gala ok! thanx

Share this post


Link to post
Share on other sites

haye hadanu somalina mamuuulin qabilkisa na mamuulin awoowo sh dalxiis muxu mamuula loool ma xafada vila somaliya iyo afarta amisom Anigu runti somalia wa dal anu jaar nahay marka wanaagoda aad baanu u jecelnahay iyo nabad iyo xasilooni ku so noqoto laakin hada ma muuqato, Anagu walaal Gurigayagi aad bu dhisanyahay mashallah doorasho heer one man one vote baanu gaadhay alxmdulilah marka wanu ka hadli karna maha dalka anu jaarka nahay eeh Somalia. manay sida ahayn awoowo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina stop the silly argument adeer. The fact remains the President of "all Somalia" has not visited outside Villa Somalia and the airport.. Faroole has visited, Galkacyu, Bacadwayn, Buurtinle, Garowe, Qardho, Carmo, Bossaso on many an occasion. He has flown into and out of these cities. Now go do some Math and add up the area these cities and towns make up and then lets have a talk.

 

So far Siilanyu has not done the milage Faroole has..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

:) Waxba kuma haysaan meesha.

 

Your security is in shambles oo jabhada ay isaga laafyoonaayaan xeebaha aad claimgareysiin inaad xukuntiin, wasiiradiina qaad deyn ayaa lagu leeyahay, madexweynihii la "doortey", ma dhaafi karo the Triangle, waan sii wadi karaa on and on. IGAD baad doonaysaan inaad ka mid noqotaan as a country....lol...maxaa ka danbeeya taasna? in la idinku qoslo...haha...

 

Hadalkaan haddaan soo gabagabeeyo, SLanders waxaan idinkula talin lahaa inaad arrimaha Soomaliya faraha kala baxdaan, mind your biz...tiina ka soo baxa intaad afka u leerinaysaan Villa Soomaliya maxaa lagu qadeeyey maanta? we don't care about you, marka ka socda arimahayaga.

Ciao awoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

General Duke;681475 wrote:
Somalina stop the silly argument adeer. The fact remains the President of "all Somalia" has not visited outside Villa Somalia and the airport.. Faroole has visited, Galkacyu, Bacadwayn, Buurtinle, Garowe, Qardho, Carmo, Bossaso on many an occasion. He has flown into and out of these cities. Now go do some Math and add up the area these cities and towns make up and then lets have a talk.

 

So far Siilanyu has not done the milage Faroole has..

Aniga su'aal ayaan ku weydiiyey, can he visit all the qabiil gobolo uu maamulo? si daacaad ah ugu jawaab, aniga sheekadii reerka ha iila imaan.

 

Faroole iska dhaafe wasiiradiina xataa ma dhaqaaqi karaan meesha ay doonaan.

 

Get off that brainless horse aad saarantahay, oo wax la cabi karo la imoow meeshan, maanta oo dhan waxaad ku celcelinaysaa, Faroole xaafad hebel hebel ayuu tagi karaa, marka ay su'aasha muhiimsan tahay "ma tagi karaa meelwalba oo PL claimgareyso iney maamusho"...

Learn inaad su'aalaha ka jawaabto, markaas calaacalkaada sii wado, I dont mind it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this