Sign in to follow this  
Mr. Somalia

Shariifku Muxuu u Tegi Waayey Puntland?

Recommended Posts

Jacaylbaro;681550 wrote:
Faroole muxuu u tegi waayay Muqdisho ??? ,,,,
:D

Faroole wuxuu u tagi waayey Xamar waayo madaxweenaha Soomaliya ma aha shuqulnah kuma laha afaaraha Xamar, laakin Mudane Dalxiis madaxweenaha Soomaliya weeye(including Puntland), marka inaad isku barbar dhigtid ma aha, unless nacasnimadii marfashka iney kaa tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

shariif waxaa uu u tagi waayey puntland waa uu ka baqayaa waayo waxaa uu ogyahay inuu ahaan jirey hogaamiye urur argagaxiso isla markaan waxaaa is lee yahay ammaa halkaa PIS tu ku qabataa lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

”DFKMG ahi ma isticmaali karto Garoomadeena,waanuna ka mamnuucnay”

Garoowe: (Allpuntland)-Iyadoo dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ay dhawaan si rasmi ah xiriirkii ugu jartay dawlada Kumeel gaarka ah ayaa ay dawlada Puntland ee Soomaaliya soo saartay awaamir ka dhan ah dawlada Kumeel gaarka ah kuwaas oo ay dawlada Puntland kusii adkaynayso go’aankii ay dhawaan qaadatay oo ahaa kii ugu cuslaa ee ay ka qaadato wadashaqeynta ay la leedahay dawlada kumeel gaarka ah.

 

Wasiir xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha,Dawladaha hoose & Hor’umarinta reer miyiga ee dawlada Puntland Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo maanta warbaahinta kula hadlay caasimada Puntland ayaa sheegay in xukuumadiisu ay soo saartay go’aamo horleh oo ay ka qaadatay Dawlada Kumeel gaarka ah kuwaas oo ay kamidtahay inaysan imaan Karin deegaanada Puntland dhamaan saraakiisha kaladuwan ee ka tirsan Dawlada Kumeel gaarka ah.

 

“Waxaanu soo saarnay Awaamir ku saabsan go’aankii aanu dhawaan qaadanay,xubnaha DFKMG ahi ma isticmaali karaan garoomadeena mana ay imaan karaan deegaanada Puntland,amarkaas dhamaan madaxda garoomada,degmooyinka & Gobolada dalka waanu ogaysiinay amarkaan”Ayuu yiri Wasiir xigeenka arimaha gudaha ee dawlada Puntland waxaase uusan wasiirku soo hadal qaadin in ay si caadi ah saraakiisha dawladu ku imaan karaan deegaanada Puntland.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

waxaase uusan wasiirku soo hadal qaadin in ay si caadi ah saraakiisha dawladu ku imaan karaan deegaanada Puntland.

arintu wali ma foga intaan calan saarku dhacin waa in caalamku labada madaxweyne dhexgalaan.

siiba sudan iyo yeman.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Having Shariif visit PL and other peaceful enclaves in Somalia would indeed do more good than harm but are Sharif and his co listening?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

booqashada waxaa ka horeysa in dadka wareerka laga bixiyo,hadii lagu heshiiyay federal in la fahmo farqiga u dhaxeeya madaxda, matalan haddii la yidhaahdo madax weynahii soomaaliya ayaa booqday dawladda puntland macnuhu waa labo dawladood oo daris ah..... dawlad gobaleed dastuurka waa horaa laga saaray.

 

kalsooni iyo daacadnimana wali lama hayo oo faroole waxba kalama socdo waxa ka socda villa somaliya haba yaratee hadaba waxaa loo baahnaa si kalsooni loo helo in ina faroole raysulwasaare loo magacaabo xaalku sidan waa dhaami lahaa,,,,,,, taasu waa aragtiyada ii gaarka ah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this