Sign in to follow this  
oba hiloowlow

War deg deg ah: Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ku biiray Xarakada Al Shabaab

Recommended Posts

General Duke;681440 wrote:
The humbling of Xasan dahir is one thing. The old fart has it coming. However the ludicrous claims of Mr Jama that the TFG runs 55% of Somalia, highlights that nothing has changed..

Xamar degmooyinkaas koleey waa taqaanaye aan ku baro, dowladda: Dharkeynley,wadajir,Xamarjajab,xamarweyne,waabeeri,Shangaani.

 

Degmooyinka la isla wadaago: Hodan, h/wadaag,wardhiigleey,C/casiis,boondheere

 

Degmooyinka: Shabaab haystaan: Dayniile,Kaaraan,Yaaqshiid iyo Huriwaa,Shibis.

 

Generaal ku sheeg, 4km miyaa min Waabeeri ilaa shangaani ilaahan kugu dhaarshe

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;681501 wrote:
^^^Dont get upset, just because one has highlighted to you the truth. Sharif was the leader and founder of Al Shabaab.

It was he who declared this "Jihad" that continues till today..

Generaal Walle taariikh neh ma garaneysid ee ha iska yeerin everybody knows xassan daahir inuu yahay the founder of Al shabaab ee orod Taariikhda so baro, ninkii ceyrow uu diray afhanistan ma shariifka loooool. Tan kale Shariifka ma iclaamin jihaad it was indha cadde indhaha haka fiishe... so go and learn the history kid and spare us the nac nac....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

oba hiloowlow;681225 wrote:
sxb qadiyada aad sheegeysid xey tahay bahdilka lagu sameeye ayaad fahmi weysay sheekada jubboyinka ay ka bilaabatay, axmed madoobe ayaa la yiri waa riddo weerar baa lagu qaaday oo in kismaayo iyo lagala wareego ay aheyd ujeedada,way socotay, hiiraan ayaa lagala wareegay,buur habaka,afgooye iyo ceelasha ayuu lagu hareereye oo dhinaca waqooyiga afgooye,dhinaca marka iyo km13 intuu aada? intaas waxaa sii dheer saraakiishii laga dilay sida taalibaan,bare cali barre intaas maahine waxa la yiri ama dowladda,shabaab ama shacabka... ee xaaji Dhiigyacabkan umaddii masakiinta barakiciyay nabsigii uu ka galay waaye halahaan aad arkeysid walibana ardaydiisa ayaa hubka ka wareejinaya lool

Xasan Daahir, dhaqtar uu u baahanyahay kursi raadis iyo shaab kaashi midna uma baahna, ilaahay ha caafiyo odayga. waa la dayacay/wuu is dayacay.

 

Xaaji Xunjuf;681242 wrote:
Oba runti xita hada laga itaal roonaday Xassan daahir aways isku mu dhiibin TFG iyo wax la mid ah wu samayn karayey inu dagaal si wado markana dad fara badan ba ku dhiman laha

Runtaa waaye, Xasan Umadda ayuu u diir naxayaa, waa nin qalbi jilicsan, oo Gaalada(TFG-da) iyo dadka la jiraba neceb!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cawaale maanakobiyo ayaa uu baahan tahay ee orod tag waxaad ku taagereysid aargoosi maahine walle ineysan diin aheyn ee waxaan kaaga digaaygaaleeysiinta, wadaad ab ka ab ayaad keentay inaad gaaleeysiisid war orod diinta baro.. Khawarij xun ha igu noqonine doqonyahow

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Nuurto, sarcasm-kii Cawaale ma si qol qolooc ah uu kuu dhaafay? Line af-Soomaliga ku qoran ee Cawaale bal dib u akhri oo waxa uu ula jeedo fahan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Gheelle, nice avatar. Steve Jobs said he will have Mac App Stores open for business In 90 Countries around the world on January. Any idea if Somali is on the list?

i am not being sarcastic, i don't want to be called names..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Gheelle.T;681533 wrote:
^Nuurto, sarcasm-kii Cawaale ma si qol qolooc ah uu kuu dhaafay? Line af-Soomaliga ku qoran ee Cawaale bal dib u akhri oo waxa uu ula jeedo fahan!

No need to disrespect igaarka Sharif dhaley yaa burcadbadeed. Easy eh! his name is Oba hiloowlow.

Haddaad aniga ii soo socoteyna...get in line ayaan ku dhahay! Nuurto kulahaa! war wax iskula har! hiilis lee usoo baxaan like in markab laga hijack-gareye! Shiidh!! War isku xishoo, bax shaah qabow cab oo cusbo ka buuxdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Cawaale;681582 wrote:
^Nina Salli Calee yaaqee, biyo qabow cab. ninka ma joog hadda, sheekada xan ee noqonee..
;)

War waxay rabto ha noqoto, pirate walba ha la i maqlo ayuu isu soo taagayaa meelo aan looga yeeran like iney wax ka qaadi karaan a koonfurian.

Asaga advice-ka uu dhiibaayo ha qaato, Oba waa nin rag ah, no need inuu Nuurto ugu waco, like I dont know where he is going with that. Kuwan sometimes waa la yaab caqligooda cabirkiisa. War hawada ha noo baneeyaan! haddii kale wiishka ku yeeraayo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Gheelle.T;681589 wrote:
^Maalmahaan Pirate ay kaaga dhagtay ee midkoo ku xaxateeyo ma ku baraa? Walle inaa jirantahy gabar/wiil!

lol@waa jiranyahay gabar/wiil ...Takes one to know one soo ma aha.... adigu It maa tahay dee, perhaps you have similar clothing taste as Godane eh.

Oh! and I dont need you to hook me up, Alhamdulilaah, waa ilaah mahadii.

Laakiin, is that all you got? oohin iyo matag? qof kula hadla ayaad dooneysa, marka get in line burcadbadeed yaho when you want to holla at me.

Kuwa adiga camal waa la kasaa sida soo jiif looga helo.

Meelaha aan lagaa casumin ha isku soo qorqorin without a pass ma garatey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this