Sign in to follow this  
oba hiloowlow

War deg deg ah: Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ku biiray Xarakada Al Shabaab

Recommended Posts

Hadda intee ka xanaaqday horta? Waxa sheekada ani iyo Oba ku soo gashay illaa hadda ma fahansani, unless ee sheekadu tahay far iyo meel bukta aa is og! Albaabka waa furan yahay as I said before, pirate wax xaxateeya oo diyaar ah waa haayaa. Adi isoo gashaa haddaa is baxaysidna kheyr, haddii rabtid inaa sii caweysid you are welcome!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Gheelle.T;681594 wrote:
Hadda intee ka xanaaqday horta? Waxa sheekada ani iyo Oba ku soo gashay illaa hadda ma fahansani, unless ee sheekadu tahay far iyo meel bukta aa is og! Albaabka waa furan yahay as I said before, pirate wax xaxateeya oo diyaar ah waa haayaa. Adi isoo gashaa haddaa is baxaysidna kheyr, haddii rabtid inaa sii caweysid you are welcome!

I can't read matag. Far iyo wixii is ogna adiga war u haayo. Albaabka furana adiga ka bax and hook yourself up with a pirate lad oo ku xanxanteeya or whateva turns your likes on.

 

Hiilis aad u imaatey meeshan, nin rag ayaad Nuurta dhahaysaa. Are you ok in the head? war orodoo wax isku fal...

Xanaaq kulahaa?? meeshaan guriga hooyadey miyaa? cyperworld ayaa la dhahaa, wixii la tuuri karo waa la tuura, and after I will sleep like a baby... wax laga xanaaqo aaba oolin meeshan.

 

Hadalku waakaas!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why aan Cawaale ugu hiilinaa, mise in your own twisted mind Cawaale is "pirate" and I have to defend anyone whom you deem to be pirate? Besides, why care whether I called "nin rag ah" Nuurto or jiijo? Mise adi waaye qofka hiilka wado? Did he/she not said "waan fahmay" to what I said to him/her? By the way, you are the one who is so obsessed with anything pirate...You are all worked up for nothing. And if you want to address someone, stick with that person rather bringing entire people into the discussion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Gheelle.T;681597 wrote:
Why aan Cawaale ugu hiilinaa, mise in your own twisted mind Cawaale is "pirate" and I have to defend anyone whom you deem to be pirate? Besides, why care whether I called "nin rag ah" Nuurto or jiijo? Mise adi waaye qofka hiilka wado? Did he/she not said "waan fahmay" to what I said to him/her? By the way, you are the one who is so obsessed with anything pirate...You are all worked up for nothing. And if you want to address someone, stick with that person rather bringing entire people into the discussion.

Some SOLers address me as Nuurta/Naciima Nasir Cali, and calling Oba Nuurta grinded my gears. lol... waad garatey hadda sababta aan u difaacaaye Oba. Cawaale inuusan Pirate aheyn waan ogahay.

Maanta, pirate-ka iyo qowdhanska ayaan ku sanifey it seems. Wax obsessed lagu noqdo aaba iska yar. Cyper war ayaa la dhahaa alaabtaan.

 

Nways, cafis iyo masaamax...waa is faham la'aan. South n North communication difficulties ayaa na soo wajahdey. lol

 

We r cool now. Oba laakiin faraha ka qaad fadlan. Waxuu ka mid yahay ciidamada Xooga oo i garab taagan. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool anaaba fahmi waaye gheele T awal wuxuu ka waday nuurto, waa ugu aamusay waxan is dhahay ha is waalin like markan kii cawaalihii ku qaxaanqaxaye oo kale laakin walaashey Somalina ayaa ii garabtaagneyd cml.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Miyir nacay haduu Gheele

Gabadh u miisaayo

 

War meesha ceeb baa ka dhacday. War maxaa gabadha la isugu tagay?

Midda kale, Gheele's points about 'mid wax xanxanteeya' is not appropriate and is unbecoming of him. It is the last weapon men use against Girls when they fail to convinve or confuse them, and shows how Gheele was out of control. This is not coming from Oba or any other light weight, this is coming from what we thought until now was the personification of cool-headedness -Gheele, and is a major concern. Gheele can only redeem himself in my eyes and earn the respect I have for him, if he apologises to Somalina. She is right in this fight and I am on her side.

 

How times have changed!! This coming from Abtigiis, many would say. But it is good to change.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Abtigiis waad mahadsantahay.

Gheelle ma aha markii ugu horeysey oon aan iska hor imaano. Last time waxuu igu yiri "new found love-kaada enjoy garey", shaleyna "wax i xananteeya" ayuu ii offer gareyey. Aniga conclusion-ka aan ka qaatey ayaa waxaa ah, inuu Gheelle aqoon sida loola doodo dumarka, confort zonekiisa ayuu ka baxaa, sidaa awgeed ayuu hadaladaas kore oo kale soo tuuraa. Cool headedness-ka only applies markuu ragga la hadlaayo ogoowna. lol

 

Hadda waan heshiiney, ee maybe in the near future waxuu baran doonaa sida dumarka loola hadlo si cool ah InshaAllah. In due time ay suurtoobi taas, in due time. :)

 

Oba, keep your cool ina abti.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@u miisaayo...horta inaa la jirsatid gabadha waa xaq, laakiin waadba cayday gabadhii intaad wax isku *** aad is laheyd. I have a gnawing feeling that you're on about something to write in the General section. Waryaa what is it that you have in store for us? :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Gheele T,

 

Horta inaan furfuranto ma xuma and I am happy in aan sidan u doodno oo aad odaytinimadii ka tanaasusho. Waa guul. I have nothing runtii, laakin gabadha waad ku yar foogaatay, midda kale gabdhahaa ila colooway oo inaan iska dhiso meesha kama maqna.

 

Somalina - thanks for thanking me. Labada shay ee Gheele kugu yidhi horta habaar ma aha ee waa waxa gabdhuhu ku duceeystan: xadxantayn iyo enjoy'garyen love. kkkkkkkkk. Laakin context'ga ayaaaney ku haboonayn, markaa wakaa aan kaa qabtay ninkiiye, dee public thanks uun masugaynee, PM'ka miyaan furaa? kkk. Waxba miyaadaan soo dirin? Ninka dhan ee Gheele ah muxuu ku dhintay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

AT&T, saxiibkay inuu igu kor qadeeyo waxba kama qabo. I am liking your new tactics, but odaytinimada ha iga qaadin. Mise in Xiin reerku doortaan baad rabtaa over me. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Somalina,

Mali waxba kaama hayo wax PM ah, nin samir badana maadan igu ogeyn, markaa Gheele ayaan la heshiyey oo raali galiyaye la soco. Ha isku kay halayn waan ka baxay dhufayskiiye. 'Thank you' Private ah kol hadaad la bakhiishay, maxaan Gheele isku waynaa? Laakin kulama dagaalamyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Private maxaad ku falaysaa, ayadoo public ku heli kartid.

Gabdhahii iney kaa caroodeen waa la socdaa, PM-ka haddaan galana waxaa leyga saaraayaa membershipka "SOL Women's Coalition", marka I dare not take that risk. Marka, let me thank you publicly si sincere ah.

 

9db2eecd-b89b-4377-88b8-e5921539cc05.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Somalinia, you have a point, waan kaa gudoomay walaal. Gheele'na waan kaa qaban kolkuu kugu xadgudbo. We have switched roles: shidaaradaydii baan ku wareejiyay isaga, anigu odaytinimadiisii baan la wareegay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War ninkaan A&T ah shida badanaa horta.

 

Speaking of PM's, we gota have Julian Assange of SOL, we need to see some PM leaks in public between senior members of the site and newly joined girls :D , ileen umalaynmaayo kuwi hore in wax la isku diro oo waa la isku daalay :D soo sidaa ma ahan A&T-yow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this