Sign in to follow this  
nuune

Quruxda Afka Soomaaliga

Recommended Posts

Kool_Kat   

Horta hore, salaanta kore fahmayee, tan hoose maxaa loolajeedaa? I am sure it's harmless, laakiin markaan maqlo wax kalaan u qaataa in loola jeedo! redface.gifredface.gif

 

Waankaa qaaday salaanta...Adna bal salaan dhexe baa lagu salaamay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Originally posted by Kool_Kat:

varför bara svenska? Det är inte rättvist! Somaliska språket är bättre...

 

b

Åh , vad häftigt!Vi har känt varann länge och jag viste inte att du kan prata på svenska. Kanske inte så jätte roligt at prata Svenska hela tiden men jag längtar väldigt mycket efter Sverige.Ska dit i Juni Insha Allah men bara för en vecka, nästa gång ska jag stanna där längre.

Ps: Jag håller helt med dig luuqada Somaliga cidna ma gaarto. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
SeefTa   

i like this thread

 

 

sambac iyo sagagar

qooq iyo qosol

suuq iyo saqajaam

hurdo iyo hamaanso

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

jag förstog nästan att du skulle förstå svenska.

Då kan vi prata bara svenska.

Ismuhaan, maya huuno, kistoo yar leen jajabsadaa afka isfaaniya, intaasna waxaan ku bartey markaan imaado sweden summer kasta, waa alaabihii Ringby iyo Kista ee af suuqa ahaa :D

 

adaa nagaga macallinsan afkan,

 

waa runoo waa sidey Koolo sheegtay, xaq ma ahan, Swedish dhankaa inaga dhig, Soomaaligeena wax ka hodansan ma jiro markey noqoto nicmatul fashuuqda ka buuxda

 

 

varför bara svenska? Det är inte rättvist! Somaliska språket är bättre...

Koolo iyaaaaaah :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^OMG, adoo iyaah dhohooyo oo sidii ninka avatarka u niikinooyo leeba ii sawiran! LMAO!!!

 

Ismahan, walaashiis tartiibo adi, iska qunyar-socodoo lee ahay sifiican uma aqaanee... :D Jag fuskade! :eek: :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

 

Ismahan, walaashiis tartiibo adi, iska qunyar-socodoo lee ahay sifiican uma aqaanee...
:D
Jag fuskade! :eek: :eek:

Kool walashiis jag fuskade ba hadii fahmaysi waa weenka tahee. Raganimo mise naagnimo la dhahaa. :D

Nune kistoo lee maa adna Ringby ka soo baratey--ma xumo. Halkaas ka haay.
smile.gif

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Kool_Kat:

Maxaa carabka iska xanuujisay? Qa
r
aa
r
lee ma'iska dhahdidoo...

Kool_Kat Looool :D

 

Qadhaadh=Qaraar=Xaraar smile.gif intuba waa quruxda afka Soomaliga, oo waa iska nicmatul fashuuq :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Quruxda Af Soomaaligaa laga hadlaayee ee af (a) laba dhibic kor leh maxaa meesha keenay?

 

KK, Faduul lee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ Ma aragtay ninyahoo? dadkaan far shaqalka soo qoraayaan mala yaabtay? "F" buujimo u duuban tahay ee soo dhajiyeen....

 

Ismahaan KK luqad eesan aqoon ma jiraan..aduunkaan aad u jeedid 34 wadan ee cook kasoo ahaan jirtay marka qoftaan waa culustahay yeesan kuu ganban....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Kir iyo kud oo kabajaan kadalooba looto kugu karbabee ma maqli jirtey?

 

Qiimaha af-somaliga? War af-somaliga qiimo maleh anaa soo ogaadey...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lol. nuune, waran awoowe.

 

Maanta qasid baan la foorfoorinayaa, oon 'car yaa ku dhaca, car!' u leeyahay ninyoow. Marka waxaan qoor sagaaro ku qabto oo qonof intaan ku dadbo, sinsaaryeeyo goonka gubbada ugu diro ayaan raadraadinayaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this