Sign in to follow this  
nuune

Quruxda Afka Soomaaliga

Recommended Posts

Kool_Kat   

Originally posted by nuune:

^^ lool amiijaheeda, oo heestay u qaadi jirtey maxey aheyd, too ciyaareeso maba ahanee, bal share bal, maybe something like this:

 

hab hab isii xabadkaa

hoo hoo aan ku dhahee

hii hii iga daba dheh

haa haa aan kaaga yeersiiyee

huu huu aan isla dhahnee

 

 

wax saas camal ah,

Maxaa waaye waxaan ciyaalka laba iyo toban jirka ku heesaan? Wah! War wexey ku heesi jirtay hadaan inta kusoo qoro, the ban thread in the politics section 8 posts ee noqonee...Yacnii waa la i kalba kalbeynaa...

 

I'll say this though, it was something about wax bururay iyo wax dhididay! 845629.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this