Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

nuune   

Originally posted by checkmate:

quote: Raula I tell you ayeeyooninki baad kaa xaartay.

Raula, LooL yaa ayeeyooyinka la xaar kugu yiri harta? wallee baab kuma shiro adiga
:D

 

Waryaa Checkmate, gabadha pacifist saas hadalka kameysan wadin ee inaad u toosiso ayey aheyd waxbey khaladey, sidan bey aheyd waxa ay rabtey iney dhahdo:

 

Raula I tell you ayeeyooninkii baad ka hartay.

 

been ma ahan wallee Raula ayeeyooyinkii dhuxusha ciisha ku cugi jirey ayey ka hartey smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

horta ma chekmate baa yiri reer Baro Family garan maayo waxey ahaayeen, ninkii weynaa ee Shoobaro la oran jirey ayuuba ahaayee, waryaa hee, ma tanaazulaad baad sameesay mise xiinfaniin baad iska gadeysaa, kolley qadiyyaddii reer baro iyo qaanuunkii ay qoorta ku lusheen wali waad xanbaarsantahey.

 

qofkii doonayo inuu ogaado taariikhda Baro Family, Inshaa Allaahu taariikh kooban baan soo qori doonaa marka aan kal-fadhi sameeno ku saabsan jiritaankii iyo aasaaskii qoyskii reer baro.

 

intaas ka hor, waa inaad horta ogaataan magacyaha reer baro ay la bixi jireen ama u ahaa astaan, intaas ayaaba taariikh ahaan karto oo magaciiba u taagan wax fowqal caqli ah iyo murti aan dhamaaneeyn smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaadaha..reer baro waxay ahaayeen taariikh la soo dhaafay sidii eighties-ka loo gashan jiray dhar birbirqaayo, Oily hair and the Break dance. You dont wanna go back there!!!.

 

Meeshaan Qiyaamo qaran ayaa ka dhacday..XIIN dacwo ayaa loo haystaa...intuu yiri "waan is dhiibaynaa" taas oo keentay in ay ciidanka niyad jabaan kalana cararaan. hase ahaatee...LOZ ma aha si nin fudud ku tagahaya!

 

**Booto Mode on**

 

Abraar...LOZ geesinamiisa iyo seeftiisa waa mid cadowga Alle loogu talo galay... Dumarkuse naxariis iyo garab nuglaan un bay iga filan karaan.

 

Waa sidaan horay u sheegay eh " waxaan rag la qaybsado maxay ka ogtahay"... Ma Bishaaro ayaan wax gaarsiin karaa..mise Ruala ayaan niyad xumo ku ridaa...waa iga walee...

 

**Booto Mode Off**

 

Horta meeshaan markii hore Bishaaro Abraar iyo Raula ayaa si hoosaad ah ugu sheekeesanayey...ka dib waxaa yimid Xiin, waxaa daba socday Legend oo uu wehliyo Tuujiye, waxaa soo raacay checkmate..markaas bay talo fara ka haaday...

Bal haddana Nuune wuxuu meesha ka rido aan aragno in kasta oo si nabadoonnimo ku soo galay!

 

Jiiris

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^LOL@General L o Z. Yaa usoo baxa hee :D !

 

Nuunow adeer, bal igu aqri R.baro siiradoodii.

 

checkmate = qorya-lacag waxay u taagantahay lexojeclo + xoogaa bakheylnimo ha :D . laakiin taadu marka galbeedka la joogo waa rag-ka-rooni walle. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Reer Baro, idinkaaba iska waalay, ayadoon laydinka waalinba-e! Birahay cuni jireen, iyo cirkay gali jireen-tan maad run moodeen? :D War Hooy Hoooy, anaga waxaa nala yiraa: Reer Fardo Lagde. Haah, fardahaan lagadnaa. Waxaan nahay Bahalo, dadka xaad-daa joogsata markay na arkaan. Xashaa Lilaah magac maskiin kamaan nihin. :D - U sheega bal u sheega, maxay naga yaqaaniin. :D:D

 

Checkmate: Qori lacag. Kuwii gacanta marki lagu dhifto, tan kale ku qaban jiray maad ka hartay adiga? Bal qoodhiin & xeradiin :D ninkaan waynee kumiga ka dhicin dhugta.. icon_razz.gif

 

LOZ: Orodkii aad meesha ka carartay, waaba hadii dib dambe laguu arkay! `Cigaal Shiidaar maa wax kuu galay? :D

 

Nuune: Qolyihii adaa lagaa haayaa. Jir oo joog aan ku dhahay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ warka badan dhaaf..Orodoo waysada iila soo orod. ka dibna derinta/saliga ii fidi..caruurtana fogee.. ka dibna caanaha iyo adigaba ii kaalaya... :D:D

 

Jiiris

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

:eek: :eek:

 

L00L, waxa isoo xasuusisay film-kii Cilmi & Caado. Kan gaaban markuu dhahaayo: "Naa canuga aad sidaaan u sidid maantoo dhan muxuu yahay? Yaa, naa orodoo xagaa noogaga tuur." L000L.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

LOZ: Cigaal Shiidaad ma tihid marka, waan la noqday. Geesi geesi dhalay inankiis, hadaaba Bishaaro ina Fardo Lagde saa ula hadashay, cirkaa roob ku og tahay Walle. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Waa is fahanay marka!...

 

Bal dhoola cadaynteeda waxa ka qurxoon...

 

<-- intuu isku kala baxshay derintii oo uu gacantiisa barkaday asagoo muusoon haya...seeftana dhinaca kale dhigtay..buu si aayar ah u seexday... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Indha yar dhoola cadeeynaaya, yaa kiyaakaro diisa dhagaysan kara? :D ..Bashiiro, Ninkaan Zu-man la leeyahay, gar/shaarbo xitaa ma qabyo, hadaa gar u dhigan laheed fuleynimo diisa. :D:D

 

 

Posted by Gamuumaaye/xiin

checkmate = qorya-lacag waxay u taagantahay lexojeclo + xoogaa bakheylnimo ha . laakiin taadu marka galbeedka la joogo waa rag-ka-rooni walle.

 

** Alla hoogayee ba'ayee, Istaqfural llaah** ma maantaa Rag-ka-roone iigu yeedhay xiinoow. ** Tol beelayee, Tol beelay, Istaaqfural llaah** Ma saan baa ii danbeesay in la ii calaanjiyo..Haduu aaabeheey reer mudug ahaan yahaa, maanta, dhiigaa gaan ku dhikh leynlahaa. :mad: :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

war maxaa lasheegay haddaan soo foodshee, for those of you aan fahmayn warkaas waxaan ka wadaa haddaan soo noqdee......

 

Pacifist u better call or :D

 

 

Go figure:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

LOZ: Ma inna Fardo Lagde(khatar cadeem) iyo Inna Garaad Gar-Maqaate oo meesha jooga ayaabad dooneysaa inaad nabad isu kala bixiso ood si dhib yar ku badbaado....waaryee, nafta u baq baanu ku nidhi-gabdhahayaga iyagaa jiifkooda caanaha loogu soo maalaa :D

 

Bishaarooy, speaking of Cilmi iyo Caado, ma xasuusataa kii kuuska ahaa with tuuurta ee gabadha u qaadi jirey "Lugta dhibi dhibi, dhaqaaji garabaha, so dhowoow ila dheel dhexda aan ku qabtee isku kaa dhajiyee...", I swear it's been ages since I've seen that ruwaayad but that scene waligeey ma iloobin :D

 

Originally posted by xiinfaniin:

Abraarey, horta bro Mohammad mee waa rune? Mise siduu sheegayey buu yeelay oo mindhaa dollar store buu furtay?

Business venture without my knowing, ma dhici karto...laakin ubadi intuu daaley inuu mid yar ku qabtayoo shahrul casar ku jiro--I hope he doesn't read this :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Abraareey, alloow afka hakaa goyn! :D Ina abtideey, wallee inaad dhiig leedahay. Haa laakini, si hoos hoose buu ii xaal mariyay ;) . Raggii soo duullaanka ahaa, iyo gabdhihii Fardaha ku cararaayay, u sheeg dib ha isaga noqdeen. :D:D

 

RE: Cilmi&Caado. Tuure waan xasuusta L00L. Waxaan kaloo ka helaa, midka leh: Ma anaa ku qaba, mise adaa i qaba? saaytiri: Waan is qabnaa :D - suuyiri: Ma anaa reerka u wayn, mise adiga? sayte: ANIGA. :D:D wallee inay naag nool ahayd berrigaas haddiiba ayadoo Somalia joogta saas u fakiraysay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by checkmate:

^^Indha yar dhoola cadeeynaaya, yaa kiyaakaro diisa dhagaysan kara?
:D
..Bashiiro, Ninkaan Zu-man la leeyahay, gar/shaarbo xitaa ma qabyo, hadaa gar u dhigan laheed fuleynimo diisa.
:D:D

LoooL..Raggii sidaada oo kale hadal ka keenay shaarbahayga waa la ogaa wixii ku dhacay...Wallee maxaan seef kugu sarsari doonaa...oo weliba seefta afkeeda anoo isticmaalya magacayga kugu dul qori doonaa...waxaan rabaa inaad weligaa hilmaamin oo weliba..mar alla markaad xaaskaada agtagto ay ku tiraahdo.." war bello..oo Zu-da dhabarka kaaga qoranah maxay ahayd" :D:D

 

Abraareey...looool Lugta dhibi dhibi dhaqaaji garbaha...heheheh..hal saac aan qoslaayey weligay..xasuus... Walee midkaas nin cayaaraaya ma ahayn... Jin buu ahaa!

 

Teeda kale Abraar...Yaan lagu dafin ina adeer Zu baddiisa waa wayn tahay. Ilmo fardo, ilmo baro iyo ilmo jinni oo idil, waa inay dariishadaha iyo albaabada soo xirtaan markaan jidka mara hayo.

 

Sidii Aarkii Afrika baan marba dhinac fiirshaayoo Aayar u socdaa..annoo kolba qoorta dhan u rogahaya.. murqahana aad moodo abeesooyin la isku dul xir xiray :D:D

 

Jiiris

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this