Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

Wiilo   

Ninyahow si kale malahan dee, bal aan xusuusto yaan ka garanayaa BBC da hmmmmmmm no one but i'll cantact them soo.....

 

 

Go figure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiilo....my darling sister, ani maad ii xanaaqsan tahay? shuushuumoow'gaan hoo bal I apologise, quf xun baan noqday...walaashiis SOL ilbiriqsi inaan kusoo galo aan ilbiriqsi kale uuga baxaa walaahi....waqtigi baa xag alle cariiri iiga noqday....xumaato iga ma aha waxaana rajeynaa inaad iga raali noqotit/dulqaadatit. haye bal sheekadi reer baro intee maree?

 

CM- dhibaato aa ii keentay, maba kula hadlaayi markale

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^Macaanto xumaan iyo xanaag toona ma jirto, marka ha ka walwalin dear.............

 

 

Salaama Ka dheh:...................

Share this post


Link to post
Share on other sites

wiilo,

 

Fiiri waxaad sameeysay hada, aniga iyo sweeter_then_your_shaah fataramaanzo charecters aan mataleeyney, fiiyoore yar ehna waan abuureysey. hada wixii dhen adaa jijibisey, xaasidkii jeceelka aa nagu noqotay. maxaa? maxaa kaa sameeyney?

 

Sweeter_then_your_shaah,

hablaha taan ka doortaay, wiilo aa na isku keen aqoonsatay, janada aa noo balan eh xabiibti.

 

*indhaheyga ilin aa afka u istaagsan*

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

So now I'm being blamed for something that I didnt even know..Hmmmmm......ninyalow haddii Styt ay ku nacday ani maxaa iigu marmarsiyoonee, haddii aad rabtid ha reer magaaleyn ee si toos ugu sheego haddii aad wax caawin ah oga baahadto arinkaanna waad ila soo socodsiin kartaa waana kaa caawin doonaa si walaaltinimo ku dheehan....Fahantu dear..........

 

Salaama Ka dheh:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay todobada bishii afraad ee sanadka labada kun iyo shanta saacaduna ay aheyd sagaalkii subaxnimo lagu soo gabagabeeyay shir ay isugu yimaadeen dhammaan aqayaarta SOL lagu qabtay hoyga aqayaarta madaxda aqoonyahannada dhalinyarada SOL. Shirkan oo ay u jeedadiisu aheyd in la baafiyo dhammaan xubnaha aqayaarta SOL oo aanan in dhawaanahan ahba aan la maqal la baafiyo isla markaana ay xubnahaas isku soo diiwaan galiyaan sida ugu dhaqsiyaha badan. Xubnaha la baafinayo waxaa ka mid ah magacyada hoos ku xusan.

 

Alle-ubaahne.

BOB

OG MOTI

Nin-Yaaban

Sue

 

Dhammaan aqayaarta aan magacyadooda kor ku soo xusnay waa inay sida ugu dhaqsiyaha badan ula soo xiriiraan xafiiska AMA SOL.

 

Waa Mahadsantihiin...

 

Wiilo, Aniga oo ku hadlayo magaca AMA ayaan waxaan leeyahay xubnahan ina soo war galiya.

 

 

sAlaAma kA dhEh:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

Originally posted by Wiilo:

Dadka aan warkooda laheyn baryahaan dambe....

 

nuune

G Tuujiye

Raula

MM Aqiyaar

J'baro

Alle-ubaahne (Where)?

Styt (Where did she go?) hmm wondering where?...

Checkmate

Wiil_duco

BOB

Pacifist or Hasna

Nin-yaaban

 

 

Dhammaan aqayaarta aan kor ku xusay waa inay si deg deg ah isku diiwaan ama ay warkooda soo gaarsiinyaan iskana diiwaan galiyaa GOLAHA AQAYAARTA DHALIN YARADA SOL. Haddii kale baafintu way dheeraanaysaa oo ilaa iyo waxay gaaraysaa Xarunta baafinta iyo is gaarsiin Sol, ayaga oo waliba lagu qaadi doono sharciga G.A.D. SOL. Fadlan soo gaarsiiya warkiinna G.A.D. SOL.

 

Mahad sanidiin....

 

Go figure:...........

Damn I new my walaashay Wiilo inay taabeso la antay..... Macaanto skool baa dhee iwareriyey....

Shaako ne haadhe waan iswaadna.... Miss you tooo

 

Here is FLOWER FOR YOU WIILO>>>>> icon_razz.gif

 

P.s Better nobody make fun of my SSL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Dear P thanks for the FLOWER, of course u r part of the family, see waaye dee, waa in lagu soo raadiyaa markii lagu waayo...

 

 

sALaAma kA DheH:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune is around with a new name lately.... asiga iyo Tuujiye magacyada ayay iska badaleeyn, waxaan u maleynaa waxay rabaan in ay dadka ka waalaan u know..

 

 

sAlaAma kA DheH:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wiilo since aa nagu fahantay ani saan maskax gabdheed u taabanaye, waa noogay..soo maskax taabte waa iska dhigay..lol..

 

Nuunena siduu wax u dhuuqaaye dibiro uu la dhabacan yahay..maskax dhuuqe iska dhig dheh maraxa..lol..

 

Bishaaro nuune is on vecation, he is in the states neer Wiilo but she don't know..Nuune is in Minnesota and ohio..then he will come to canada...he is on a tour..lol..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune is in where? Impossible, nuune sxb XAAL kaa ku qabanaayo if that is true wallaahi..

 

 

salAamA kA DheH:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this