Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

"waxaa umaleenayay in aad xertiisa aad ka mid tahay" waxaad ka wadaa sxb, aniga waan kuu sheegay warkayga.............Garab iyo aniga Dagaal ready............Lol :D:D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

tuujiska abbaa maxaa sugee hee, u diyaar garoow hee dagaalka, kolleey wey i lagaday leed dhihi calaashan si aa hoosta ooga gasho korka lagaaga fadhiisto, aka tuujis billoowdo lol, waraa shiiix, shiixoow maxaad ka kasee shumeey shafkeed leed shinni ka gurtaayee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab sanbuusaa Tuujinoohaayaa, xoog maa helaahee

sxb soo saqiir suuji sanbuuska..........Lol waraa ku sugoo haayaahe.......... :D:D:D

nuunena waa kuu sheegi warka........... :D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

ar shalay sanbuus kii ahaa intuu kitaab iyo tusbax soo qaatay buu Qac'qac habaaritaankiisa uu u dirin dhigtay!!! Maxaa yeelay waxaa laga sheegay Jamacadeena in Qac'Qac uu Ruugay cunugyar sanbuus ah, aabihiis iyo hooyadiis. Marka sidaas daradeed sanbuuskii rajada iyo agoonimda isku darsaday wuxuu u gogol habaar dhigtay in qac'qac ciridka dhamaado..subxanalah....

 

Waraa QQ, Xasadnimda ileen goosaha bee kugu duugneed, Korkaagu qaac...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Garab sxb inkaartaada waa kulushahay, sidii Geedo la shiday.....

 

Qac qaac sxb waa inaad iska celisaa Garab Tuujiye, sidii Sanbuuska aa kuu tuujinowhaayaa, ee iska celi.

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^^ xaad tiri arow, muluqaas tuure tuujiyey ka ashahaadatay aaah? nabee war ma haysid!

 

tut tut tut, save the drama for yr moma :D

i guess iam just jealous of missing out all the fun you all seem to be having. i miss sol and dissing pple discretely :(:(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

oooooops, wiilo my ^^^^^^^^ refers to qacqaac and his post yaah, i missed out a whole page cause indhaha isku haayaa.

 

gone to much needed sleep :D night

Share this post


Link to post
Share on other sites
tamam   

waraa foorjo ilmo ilmeey waayee yaa caraantan yaqaan oo macaraatannaa, ma cawaysanaa, caawa iyo biriba ceeb baa jirtee? geela siimaray oo soomaray baala dheeraa baala gaabnaa waa gaddiissii garbacanyuuq...thats for the fillaz

 

waraa tuugiye tuugyahow lamoodo tuurle toobte site sidii gorgor galbanaaya....soo daa maxaa isku haysaa :eek:

ps remember suppose to be "foorjo" and if any of ya thinx i might went lil too far plz 4givenez

 

wa7a wiya wa7iya ee yaa 7a

wakaman wa7a wiya eeyaa 7a

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ani waabe yaabi Garab Tuujiye maxaa foojada maa laku furtaa usu........Yaa, wareer aa jiraa..Lol :D:D waraa kac iska celi, kuwaan facawaaye......La fiiriso....Foorjeey.....Fursad hasiin........Faraha utaag.....Faryarta.....U fiiq

Ku fariiso......Feeraha ka cakis......Lol :D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

kaalay adi wax qoraa maa tahay Wiilo.. mise gabyaa, maxaa marba xaraf aa iska daba qabsanee, abwaan iga dheh..

 

Juxa mac sonkor, shaqada hala guu sii siyaadiyo aamiin dheh..

 

tuujiye, sheekadaa marka aan akhriyay ilin baa igu soo istaagtay, sanbuus yar cunay..

 

kaalay sanbuus iyo ramadaan ma isla socdaan horta waaba la yaabee. bur saliid iyo bur shiil shiil ku dara nooh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Hadaa Tammaamatul kabiir, wabacatul qashin carbeet...hadaladaas xigmada ah waxaan ku taba caareysanoyaa Tamam..

 

waraa intaa gorgorad weyn noo soo xiratay sidii carabtii ayaa af basal ka ureyso nala soo gashay geed yahoo Wijigiisa aad u qabtid "hindi" sigaar loo diiday...

nagatag baa lagu yiri "timir" yahee cagaarshowga qabta...

 

Wiilo kaalay adiga, muufo tiinareedka shiireyso aad gad gadi jirtay ma joojisay? islaan yahee "kilkilaha" weyn. Wax aa isku dirtid bas ayaa radinee yaah..naga tag baa lagu tiri qalin "rasaas" yahee "goomo" la'aanta fiyateeneysa...

 

Waraa qac'qac, maxee ilinkaga imaan weysay xasad yahoo..adigoo dharag daraadeed ilinkaa imaan rabta ayaa maskiinka waalidkiisa iskaga keentay ilin..dhuunisaa ma abaartii "daba dheer" buu ka haray...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Qac Qaac sxb, ani xataa waa umaleynayaa inaan abwaan ahay, balse, hal dhib aa jiraa .Lol

yaa iga dhiganaayo hee. Lol :D

 

 

Waraa Garab Tuujiye. Garba-Wayne, Gar weyne Gafuur Wayne Garuun weyne. Naga tag aa lagu yiri. Garabyahoow aad moodo in miciyihii laga Cararay sidii Oday Giirmaayo ah oo "Utange" Taagan, Mahraago meel u fadhiya. Nagatag hanoo soo taagnaani sidii Qoorweytaale Meerijaan safan. Bax Sanbuuska Saf ugal......Lol :D iskana ilaali saliidiisa.........Lol :D:D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this