Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

Thanks man, i will try my best for the ****** Exam, insha allaah........Lol

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^^ goodluck sister, go study, kuwaan meeshan lee fadhinayan intad kasoo labanaysid.

 

so humans, what did i miss? while i was gone huh? i could not read all the posts so i skimmed, wax saas ah oo i qanciya ma arkin, tho some of the ladies had nice lines ;)

 

nuune the same, shoobaro the same, garab tuujiye, damn where is the foorjo ( i only laugh out of politeness). and qacqaac heedhe warka isii, laabta laga qatay hayay, now that is an improvement, iam glad you are coming out of yr shell.

 

ps, i feel old, since everyone is in middle of exams, where are the oldies, those who finished. damn muluqyaashan maxaa i ag dhigay :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Yarta wax barasho da' ma gasho ma maqashay...Shoobaro oo kale aa nagu dhexjiro oo 1991 ilaa iyo hada ku jiro high school so he could still play sinior boys soccer...

 

Qac'Qac oo kale aa jiro oo ah aabaha jamacada..ciyaalka jaamacada dhan "adeer" ee ugu yeeraan...macna malaha

 

Mama Juxa hadii duqtahay macna malaha..waqtiga hada lagu jiro abkee duqooshin dhan baashaal ee ku jiraan.waa la asturay abkee cajuusatal cadiimaa..waalagu asturaa adna...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool tuujiye, asturaadaa loooooool jinni haku jug dhawo, wax la biiqa lee kaa cararay :eek: :eek:

 

abbaay juxa is alwayz and alwayz old :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Man i couldn't study until aan soo fiiriyo Foojo, what is going on ppl? I know that i missed some so what is up?

 

nuune, Garab, Qac qaac warka soodaaya sxbayaal, maxaa jiraane...........Lol :D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

you know what is real foorjo, the fact garab tuujiye pretends he is a baby. damn waaba iska dhaadhacsiisay yeah! did u ever heard the term modesty? walee waa ismooday ee hooooooooy cago dhigo. facaa manoolee, ani ha ii digrin :eek:

 

so guys what else is new? blimey!

nuune :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

MAma JUXAaaaaaaaaaaaaaa..HI!..lol

Juxaa waxaa la dhahay Somalia waxaa ka aheed (waziirada islamaha ka hortaga duqoownimada.) waxaa la dhahay saa meel kaste iskaga (toobayseen), maqaarkiina adeeg uu noqday (darbaal) camal...naagaha aa soo taba barteen waxaa ka mid ah (opra)..waa u jeedaan 68 ee jirtaa ilaa iyo hada gabar yar camal guurka aa laga xishoonaa...yaab badanaa!!

 

Wiilo kaalay geso xiir xiir yahee anaga maqaayad oo loo soo shaax doonto aa naga dhigatay yaah..Aloo yaa kalafooto soo kacoo darbisaar kugu sameeya! na dhaaf baa lagu yiri geed yahee midabkeeda aad u qabtid "digsi dabadiisa"...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

did u say 'NAAG' subxanalah, that is real sad, what hope does the next generation have if a presumably younger than his age, speaks with such a contempt. :rolleyes:

 

falfalxumada waxyaabo yaryar ayka bilaabataa, but its disasterous to society as a whole, i suggest you, mr 'ooh iam so young' to mind your language and show some common courtesy.

 

i resent the word 'naag' :mad:

ps, is not Opra one of the richest humans alive? is she not succesful? can u blame any woman for not wanting to get married? after all u see what is available in the market.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Ar oprah naagaha in ay haleeso ee meesha u fadhisaa Juxa taas example ha isticmaalin walaashiis...

 

Juxa and Tuujiye, luuqa isla aada hadalkiina wuu batay...

 

wiilo adi go figure badanidaa, madaxa aaba na wareerisay..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

"Wiilo kaalay geso xiir xiir yahee anaga maqaayad oo loo soo shaax doonto aa naga dhigatay yaah"

 

"wiilo adi go figure badanidaa, madaxa aaba na wareerisay".

 

Wallaahi aad aan u qoslay markii aan aqriyay qoraalkiinii, maxaa jiraane wixii update ah oo soo kordhay ma leydin weydiikaro miyaa. Maxaa waaye jirxumayska saaxiibayaal........Lol come on wareerka joogiya........Ixtaxaanka adduunka aa i sugaayee......waxaan rabaa in aan maskaxda "Fresh" ka dhigo before the Exam....ok, so dhibka waa joojihaa haddii la shactareeyo...sidii taltaliini...........Lol...

 

:D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

ISKA DHAADHICI:

 

Nin baa maalin dhakhtar u tegey isagoo u sheegay dhakhtarka inuu xanuunsanayo. Dhakhtarkii ayaa ninkii baritaan ku sameeyey su'aalana weydiiyey si uu u ogaado inuu ninkan cudurka haya iyo noociisa uu bal helo. Dhakhtarkiise wuxuuna dareemay in ninkan uu hayo wax la yiraa cuqdad nafsi ee uusan cudur kale hayn. Wuxuuna dhakhtarkii ninkii ku yiri "Waxaan kugula talinayaa inaad iska dhaadhicisid inaadan xanuunsanayn markaas ayaad bogsan doontaa." Ninkii ayaa yiri "Waahagaag dhakhtaroow", oo inuu tago isku dayey, markaas baa dhakhtarii yiri "War

ninyahow lacagtii baadhitaanka isii". Ninkii baa yiri "Dhakhtaroow, adiguna iska dhaadhici inaan lacagtii ku siiyey. :D:D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

You think so, well, there were so many ppl that have it, may be they (The Doctors) didn't know or couldn't figured it out what was wrong with those ppl, may be...........but i know this dude who used to live xaafaddeena who really had "Cuqdad Nafsi" runtii......so way jireen, ama jiraanba hadda dad badan oo qaba cudurkaas..........Lol :D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheekaa idiin hayaa aqiyaarta. Real quick.

 

Gabar oo reerkeena saaxiib la ahayd, oona noo dhawayd aa walaalkeeda baac, sanbac, shuluq iyo futacnimo uu isku darsaday. Marka maalin aa laga soo qoday, asagoo diif ka da'aayo uu gurigooda kusoo noqday.

 

Hooyadiis aa jidka loogu soo sheegay markee guriga usoo socotay. Ee imaaneysay ma'ogiyee, asagee ku furatay, "Waryaa, wasaqyahoow, imisa goor baan kuu sheegayaa...Maxaa iskaga dhicin weysay, waryaa, waa facaaga, suu kuu dili karaa adigoo shafkaas iyo feerahaas leh..."

 

Aw Qulumbe waa soo booday, kulahaa, "Ee waa iska celiye, hooyo...halkii suxul uu i daliigaba, halkii feer uu igu garaaco, waxaa ugu jawaabaaye hooyadaa wa--z...aabahaa wa--z, ee marka waa iska celiye hee."

 

Duqdii intee xanaaqday kal iyo mooyo u dhawaa oo meesha yaalay ee ka daba tuurtay, yelling, "Nacalaa adiga iyo iskaarbahaaga ku yaalo! War maxaana leedahay."

 

Sheeko Awkuuku ee u eg tahay, laakiin walaahi real story waaye, mar walba butacaas aa soo xasuustaa, wajigiis aaba igu yaalo.

 

By the way, that shuluq boy used to live Qac-Qabe's xaafad. Qaca, wiilkaan aa sheegaayo masaajidka aa sheeg sheegi jirtay uu kasoo horeeye, walaahi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa u serious, wiilka ceebtiisa astur nooh...

waxaas na waxay ka mid tahay, xaq darooyinka soomaaliya, iyo sida dadka weak ah loo sii ceen jiray, no help for them what so ever, if u r dhagool, they call u dhagood. duhurkii wixii lagu gu arko, casarkii waalagugu ceen. ar soomaaliya danbi badneedaa. punch of ppl with no heart or emotions, naxariis la aan darteed wadanka roob la aan aa ka dhacday...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this