Sign in to follow this  
nuune

SomaliLand should be recognised

Recommended Posts

NASSIR   

Nuune, to me, you are much worse than the ruthless Derge regime, but Ethiopia does not seek to dismember our country. Britain did not give independence to British Somaliland but it withdrew from there in order to allow that the North and South unite, and it was something that U.N prepared long before our country took the Independence from the U.N Trusteeship.

 

Your proposal is the most insolent, worthless that someone utters and it speaks volume of who you are.

 

Besides, Who told you that Sool and Sanaag are disputed regions. These regions are part and parcel of Puntland and hence Somalia. To say that *******land did not invite Ethiopia to its tribal land is the biggest hyberbole that someone tries to cast on his audience.

 

[ March 05, 2007, 02:27 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buur Cad   

Originally posted by nuune:

I no longer consider myself to be from Somalia, or a place that used to be Somalia, this is a difficult approach!

 

This is after I witnessed that Somalia is no longer for Somalis, that Somalia has no hope whatsoever, and that Somalis will never have the dignity, sharaf, cizzo, sumcad and magac they used to have and enjoy, and that Somalia will never be a nation that is capable of governing itself while we have munaafiqiin in our midst who bring and invite foreigners without the consent of its citizens .

Nunne,

 

Why don't you just say that you are a secessionist who want to dismember Somalia instead of making the rounds assigning blames for your own beliefs. No need to blame the Xaabashi, you know!.

 

People don't just turn secessionist overnight or because of events. They do that because they believe in it.

 

Saying that " you am no longer a Somali citizen and would campaign for the recognition of Somaliland because Ethiopia invaded Somalia" is tantamount to saying "I have to start eating Khansiir because the haalal grocery shop has run out of Baasmaati rice". Incredible !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Garaad Caanood:

quote: Kismayo port is taken by xabashi for 150 years, by the courtesy of TFG.

Barbare port is taken by xabashi for 300 years, by the courtesy of your tribal somaliland for free

 

 

Waanu ognahay hubka xabashida inuu kasoo dago barbara

 

 

Long Live Somalia
******** caanood, you fired and burn that hobka by masaakiinta xamar and the wadaado of icu, enjoy adeer waan ku dayneee somaliwayne

 

[ March 05, 2007, 02:28 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mr ******* iyo *******

 

hobka dakada barbara laga soo dajiyaa ayaa haboon inaad ka hadashid

 

your tribal malitia should stop killing wadaadada in abu Ghurab oh Hergeysa and exporting some to addis ababa

 

 

******** waaxid, cugdad qabiil baa buuxda

 

anuu cid aan wax yeelay ma jiraan, inaad been abuur iga sameesid waa wax khaldan

 

Ninyahow anuu waxba adi kaama sheeegin, waayo kuma ba aqaan,

 

[ March 05, 2007, 02:30 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xoogsade,

 

True, somali people are one people, and we should not divide somali people according to tribal or colonial lines

 

 

dee aaaliya ismacil cumar geele of Djbouti uu sheeg i think he will laugh so will

rayaal ama aaabtiga melez zaanawi soo celli kilinka shanaad

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, to me, you are much worse than the ruthless Derge regime, but Ethiopia does not seek to dismember our country. Britain did not give independence to British Somaliland but it withdrew from there in order to allow that the North and South unite, and it was something that U.N prepared long before our country took the Independence from the U.N Trusteeship

 

alle been badiineyda iff we just went 2 united nations and would say wakaan calankayagi and here is our president ina cigaal or mr micheal maryamma nothing would have change but the love we hade for the bigger couse was bigger .

 

Ingreesku if they left they even said U want 2 be a independent somaliland it was recognized for a week remember 34 countrys recognized somaliland including 4 securtiy memembers

 

As it is what are you guys goin 2 do about somaliland becous somaliland is verry clear respect our ways flag border and our independence of 1991 ma dagaal baad rabteyn if that is the case then a war not cival war becous maanta we are 2 difrent nation dagaalka geeska africa ka dhaca miid laga sooo noqonoya maha

INadeerket madhigu haadanu naga soo ghadheyn wey uu dhamaadtay wixi somali loo odhan jirey

Share this post


Link to post
Share on other sites

somaliland is using Ethiopians for their good ,,,, good relationship and jaarnimo was all needed here and that is what the other somalia is lacking right now ,,,,,

 

The ICU were not wise enough to take a deplomacy steps and they immediately started threatening the habashis but the results went for the good of the Habashis. Now they are begging for a negotiation while they don't exist at all.

 

The TNG was the same but less wadaado than those ICU ,,,,, they also gone and now Abdiqasim had to meet A/Y in mogadishu in order to beg for a position.

 

The TFG wanted to have the final solution and all what they did was to hand over the country to the Ethiopians. Even that was not the final solution to the situation since ppl don't want to be occupied by another enemy of them. The TFG will have years and years to struggle before they either win or overthrown ,,,,,,,

 

 

All these make Somaliland issue Unique ,,,, 16 years and still a working, democratic and peaeful country ... progressing, developing and building their own government ,,,,,,

 

So, i don't care whether you are with us or against us but somaliland will go forward and will always be successful Insha Allah ,,,,

 

Somalia has its own problems to solve, its own mess, its own chaos, death, destruction, killings, bombings, etc. I'm not happy to hear that but i'm really sad sad about it but it is their ppl to solve that ,,,,,

 

 

Another question is, why mid waliba marka uu xamar qabsado uu u yidhaahdo Hargeisa ayaan qabsanayaa isagoo aan meel keleba gaadhin ??

 

Suáal u baahan in laga jawaabo ,,,,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, widaayoow, ha quursan. It sure is trying times these days, nonetheless ha quursan. Dalkaaga si sahlan laguma samro.

 

Caloolxumada waa badantahay, laakiin waa in la adkeystaa, dal walba ifkaan ka jiro waa soo wada mareen wax tan ka daran waliba.

 

Dadkaan Xabashada keenay waa last to be consulted about our nation's internal affairs. Soomaalinimo waaka baxeen, oo haka sugin wax kalo. I have no problem as long as Soomaalida isqilaafaan, laakiin Xabash dad dalka u wada qabtay, oo maanta Xabashi Xamar ku xaarxaareyso -- dadkaas saas u horseeday aniga maankeyga waaka saaray Soomaalinimo inaa wadaagno, oo waa Soomaali ku sheeg.

 

Do not believe a word they say about our nation or daljecelnimo ka ah. They never were and never are. Only qabyaalad qurunkeeda u geysay, oo ku raagtay. They are not defending dalkeena la kala gooyo because of daljecelnimo, noo. They are defending because of qabyaalad qurunkeeda oo dano kale ayee leeyihiin.

 

Kuwa goosanaayo iyaga Xabashada keenay ayaa ka daran. Waa virus nagu dhexnoolaa, fortunately banaanka isa soo saaray. I am glad to see what they are, oo awal na isku keen qarin jiray.

 

Nonetheless, lama quursado, oo loogama quursado dalkaaga dadkaas yar aan kor kusoo sheegay; dalkaaga qaali weyn waaye, oo heybada aad ku leedahay kaliya ah. Taas marnaba maskaxda ha iloowsiin.

 

Xataa hadaa dhahdid Soomaaliya hala kala gooyo oo maadaama ay hal dal ku heshiin weysay, ma kula tahay in that supposed solution would bring an everlasting, ultimate solution for and all?

 

Methinks not.

 

It will only prolong dhibaatada jirto maanta, xaalkana sii xumaanaayo. Take for example Waqooyi Galbeed.

 

Waqooyi Galbeed ma'aha hal meel la isku wada raacay inay goosato. Gobolla badan ayee ka koobantahay, oo shan ah. Shantoodana dadka degan ma isku raacin. Haddii taas lagu daayo, dadka meeshaas isku qilaafsan makugu tahay inay dhibaatada loogu baxaayo? Ma u maleeyi; dagaalo aan loo baahneen koow ayaa ka bilaabanaayo xaggaas. Hadda oo aqoonsi jirin ayaa la isku horfadhiyaa safka hore, wacdale mar oo aqoonsi dhaco. Jabhad iyo isbiirsi ayaa imaaneyso. Xaalkana sii xumaanaayo.

 

Xataa haddee Waqooyi Galbeed baxdo, which damiirkeena siin karin, yaa ka reebaayo gobolladda kale kale haddee dhahaan anaga waa goosaneynaa? Gobol, degmo, tuulo iyo buulo walba dhaho waa goosaneynaa yaaka reebi karo? Ma xal ayaa ku jiro taas?

 

This is only one reason of many against kala go'a dalka.

 

Other reasons are sharci ama xeer ayaa dalka lagu dhisay, oo axdi ayaa jiray, axdigaasna leh waligiis dalkaan ma kala go'i karo; axdigaas oo codkooda ka wada dhiibteen dhamaan Soomaalida oo dhan badankooda meel walba ee ka joogeen dalka waagaas. Meesha ma'aha guri banaan ku yaalo qof iska baxaayo, hadana soo galaayo. Xeer ayaa degan oo la isku wada raacay.

 

Teeda kalena mid sadexaad ayaa jirto. Soomaalida gumeysiga ka hor waa isku wada duubnayeen, inkastoo axdi u deganayn, laakiin in a sense, 'nation' ayee ahayeen, oo xuduud kama dhaxeen, xuduudkoodana wuxuu ku ekaa meelaha shisheeyaha deganaa, sida webiga Gaarisa waqooyiga ka maro iyo magaaladda Jabuuti agagaarkeeda ee Canfarta ku kala goyso iyo Xarar banaankeeda dhanka Adisababa markii la aado uu ku taalo Soomaali Galbeed. Intaas xuduudka Soomaalida u dhaxeeyo ayee ahayeen, oo iswada ogaa.

 

Reasonka kale waa Xabashada. Xabashada waa sida ay rabto inay Soomaali kala go'aan, midba meel yar ku shooriso, oo isku dirto. Filinka socdo maanta waa saas. Aad ayaa la isku naceybsiiyey Soomaalida. Intee isbaheysi, iskaashi iyo isbiirsi sameyn lahayeen, iyagii ayaa ishorfadhiyo, oo isnaceb. Godkee noogu tala galeen ayaa ku dhacnay -- almost.

 

Awood ay iska celiyaan ma jiri doonto markaas. Mid walba sidee rabto ayee ka yeeli doontaa. Haddaa taas rabtid waxa hadda socdo ku amarqaado. Waa ogeyd Soomaali markee isla jireen, oo isgarabtaagnayeen inay Xabashi juuq iyo jaaq dhihi jirin. Maanta Xamar ayee ku xaaroyaan.

 

Marka maadaama anagoo Xabashi diidaneen, siday rabeen maa u sameyneynaa. Sheekada waxee noqoneysaa cadowgaaga kasoo horjeed, wuxuu rabana u sameey, maxaa yeelay siriqdee dhigeen ayaan ku dhaceynaa oo ah kala go'a dalka.

 

Yar aan isnaqaano oo ka yimid Xamar bishaan ayaa isaragnay. Wuxuu lasoo sheegeystay nin Reer Waqooyi ah oo Xamar joogay, oo training kusoo qaatay Itoobiya. Wuxuu ninkaas u sheegay saaxiibkeey waa yaabee. Trainingka casharka ugu horeeyaba waa isku dirka Soomaalida, oo laga kala dhigo dad biyo iyo dab isku eh. Walaahi.

 

Marka xal miyaa inaa siriqdaas Xabashada noo dhigtay aan ku dhacno mise aan halgano? Labadaan midood ayaa xaq ah kaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walee dadkani cajiib bay leeyihiin ,,,,

 

Horta fahma yaa keenay midnimada markii hore ? mise taariikhdaa maba haysaan ,,,,

 

Midnimada waxa keenay goboladii waqooyi ee Somaliland, iyagaa bilaabay, iyagaa calanka hor qaatay iyagaana inta ay la carareen without condition xamar ku geeyay. Heshiis ma jirin , wax laga wada hadlayna ma jirin ,,,, Allah ha u naxariistee Maxamed Ibrahim Cigaal baa soo jeediyay in la wada hadlo oo inta aan loo geynin calanka koonfur in heshiis la isla gaadho, markuu sidaas soo jeediyay waa la dili gaadhay waxaana lagu eedeeyay inuu midnimada soomaaliyeed ka soo horjeedo, ka dib markuu arkay xamaasadda iyo jibbada dadka haysa isaguna wuu iska aamusay.

 

Laakiin sidii laga filayay way noqon wayday, markiiba waxa bilaabmay in madaxdii koonfurtu ay dowladii isku balaadhiyaan sheegaana in waqooyigu yahay minority, sidaas bay wax kasta ku qaateen kuraastii, caasimadii, and everything. Reer waqooyi waxaas oo dhan kamay hadal coz waxay ka doorbidayeen in umadda soomaaliyeed midowdo qiimaha ay rabto iyaga ha ugu kacdee.

 

Way ka sii gudubtay waxaana bilowday xukunkii military, isagana waa la taageeray iyadoo loo arkayay inuu xal u noqon karo dhibaatooyinkii badnaa ee markaa jiray laakiin abaalgudkii ay reer waqooyigu heleen waxay noqotay dil, dhac, kufsi, diyaarado lagu garaaco, guryahoodii oo la burburiyo, raggii oo boqolaal inta la isugu xidho la laayo iyo wax ka sii daran. Intaas oo dhan waxa samaynayay rag soomaaliyeed oo ahaa kuwii calanka inta loo qaaday loo geeyay. Ciil maan qabeen hadii xabashi sidaas yeeli lahaa oo cadowgaygii buu ahaa ama ha i dilo ama aan dilee, laakiin ma iloobi karo markii kii ila dhashay uu iila dhaqmay si ka xun sida yuhuudigu iila dhaqmi lahaa. Waxa la sameeyay guddi official ah oo la yidhaa GUDDIGA DABARGOYNTA REER WAQOOYIGA ,,,, maxaan ku mutaystay ???

 

 

Maanta xaq baan u leeyahay inaan midnimadii markii hore aan idinla soo doontay aan la noqdo qiimaha ay rabto ha igu kacdee ,,,,, ninka imika ooyaya ee leh yaan la kala goin ha ogaado inuu fursadiisii qaatay uu wax ku wanaajin lahaa imikana aan dib dambe midnimo u dhici doonin. ha ogaado In reer Somaliland tashadeen, wadankoodii dhisteen, dowladoodii doorteen sidaana ay ku socon doonaan ilaa qiyaamuhu ka dhacayo.

 

Muxuu kolba midi la ooyayaa,,, dorraad C/Qaasim buu ahaa, shalay ICU baa qaylinaysay, maanta A/Y baa ooyaya ,, kuwa ka dambeeyaana sidaasuun bay ahaan doonaan laakiin marna wax kama bedeli karaan somaliland midnimadaasina sidaasay ku dhamaatay.

 

Weli waanu jecelnahay inay soomaali midowdo oo shantii soomaaliyeed la helo, laakiin waa marka Djibouti, K-5aad iyo NFD ay dhamaantood isu wada yimaadaan, inta ka horaysa midnimadaasi way dhamaatay. Waxay ahayd tijaabo waana lagu fashilmay then qof waliba dariiqiisa ha qaado tiisana ha maamusho. Hadii ay madaxda Somalia intaas gartaan then waxaanu la garab taaganahay hiil iyo hoo sidii ay Somalia u xasili lahayd xataa waxaanu diyaar la nahay inaanu ciidamo nabad Ilaalineed geyno oo bedela kuwa African ka laakiin waxa ka horaysa inay Somaliland iska iloobaan marka hore.

 

Ilaahay baa mahad iska leh noo hiilyay wadankayagana ka dhigay mid amni iyo barwaaqo ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

The majority of Somalilanders do not care about Somalia.This is a reality that people need to understand.In fact some of them wish that Somalia stays in anarchy.They don't care about habashi occupying somalia, they seem to protesting about Abdullahi Yusuf!If they want to become independent,then let them do it peacefully and drop the bogus claim of inheriting the the whole of the British border, up to lasanod and taleex and beyond.Clearly this is a recipe for more and chaos.No somalilander has ever explained to me, why they have included the towns of lasanod and taleex on their map? other than a drunk white man drawing a line there some 70 years ago!

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

The unity camp seem to have changed their tone from 'never' to 'ok but as long as the disputed parts are in Somalia'. Hmmm I wonder why? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Kuwa goosanaayo iyaga Xabashada keenay ayaa ka daran. Waa virus nagu dhexnoolaa, fortunately banaanka isa soo saaray. I am glad to see what they are, oo awal na isku keen qarin jiray.

What kind of virus, Mr Moderator? The problem with you is all you know is whinging and moaning. The Courts this, the TFG that, Xabashi this, Somaliland that, Masaajid this, dhaqan that, etc etc.. Typical Af-ka-nool. You bark but never bite.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this