Sign in to follow this  
Che -Guevara

Garowe: Isimada Puntland Finally Speak Up

Recommended Posts

“ Puntland waxa ay sharaf iyo maamus weyn u lahayd waligeed soo dhaweynta Soomaalida walaalahooda ee dhibaatada dagaalada iyo dilalka leh uga soo cararay deegaanadooda, hadana waxaan maqlaynaa warar aan wanaagsaneyn, waxaa loo baahan yahay in dadka la kala saaro, oo cidii dambi leh dambigeeda la saaro cidii aan laheyn laga daayo dhibaatada loo geysanayo” Ayuu yiri Ugaas C/qaadir Cilmi oo la hadlayay Shabakada APL.

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, adeer the only people being targeted are those who came from the south to set bombs, and assasinate members of the community, to this group nothing should be spared, their businesses, their houses everything they have should be taken over.

 

Puntland should not be seen as a soft spot.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is there going to be an investigation or are we going to round up all the "Southerns" and take over their houses and bussinesses? Who will carry out the deportation, the civilians or the police?

Yes, Boosaso shacabkeed has a right to be angry but they dont have a right to deport anyone after all, Boosaaso is not a soveriegn nation where you need to have a passport: It is part of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The people need to take extreme measures to protect their lives from, road side bombs, suicide bombers and assasinations. This is not a joke, its life and death and the people of Puntland, kindness should not be repaid in such a way.

 

The PIS institution, which is now welcomed by the people should be let loose on these criminals, local or otherwise, they should not speared.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

This issue if anyone one of you are really from puntland will knows it internal. It has nothing to do with anyone outside of puntland.

 

The killing of the sarkaal in qardho. The killing of the minister. Yet we are talking about south? lol

 

Anyways sheekadas dadka puntland u dhalan baa loo sheega. But if ur from bari u know exactly who is behind it. It is the waciye family. However it is not the clan to be blamed, but an individual from that clan in the abroad.

 

Anyways cade is there now in bari and I hope he sorts this stuff out with the waciye people. Because their hiring agents even in galkacyo to do their dirty work for them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Cade even said it is not shabab or anyone outside of puntland causing this instability when he was in qardho he was damn right. But he didn't name who it was but i am sure he knows.

 

These other ppl in mudug and nugaal are clueless when it comes to bari and how things work there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

http://horseedmedia.net/

 

Top security leaders are meeting with IDPs to assure them of their safety and that any hooliganism will not tolerated against them. Despite what some of you write here in SOL, Puntland is a resposible state that is why many IDPs are residing there for the past 15 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cowke, adeer spare us the nonsense, this is not an internal issue with regards to Puntland, the terror has come from the south, and the IDP's are being used. I will spell it out to you people, Puntland admin will have to get tough with these people coming into the state undocumented and creating havoc. If it does not and like some in SOL, tries to impress Somali's then it is doomed.

 

Never play around with ones security, targeting innocent IDP's is not the issue, however people coming into the state to cause havoc is.

 

No room for weakness lads.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gen.Samatar: Waa Been Cid Dhib Gaarsiisey Dadka Soo Barakacay Ma Jirto

 

December 17, 2009.

 

Waxaa maanta gudaha magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari kulan si wadajir ah u qaatay Wasiiro iyo Saraakiil ka socotay Dowlada Puntland iyo dadka Barakacayaasha ah ee ku nool gudaha magaalada Bosaaso kulankaas oo ku sabsanaa warar maalmihi la soo dhaafay la faafiyey kuwaas oo sheegaayay in gudaha magaalada Bosaaso lagu dhibaateyey dadka ka soo jeeda gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya.

 

Kulankaas oo ka dhacay Guriga gobolka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiirka Amniga Puntland Jeneraal C/laahi Siciid Samatar,Agaasimaha Wasaarada arimaha gudaha Maxamed Siciid Cumar,Gudoomiyaha gobolka Bari Muuse Geele Yuusuf iyo Duqa magaalada Bosaaso C/risaaq Xareed Ismaacil,Waxaana dadka Barakacayaasha ah goobjoog uga ahaa Odeyaal,Ganacsato iyo weliba Haween.

 

Ugu horeyn waxaa halkaas ka hadlay Gudoomiyaha gobolka Bari Muuse Geele,waxaana u sheegay in maalmihi la soo dhaafay Warbaahinada laga tebinaayay warar sheegaaya in dadka ka soo jeeda gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya lagu dhibaateyey gudaha magaalada Bosaaso kaas oo u ku tilmaamay mid aan sal iyo raad lahayn oo ay jeediyeen dad aan xogogaal ahayn.

 

Waxaana u tibaaxay hadii ay yihin maamulka gobolka Bari aysan wax dhibaato ah u geysanayn dadkaas,isagoo ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Amaanka guud ee Bosaaso.Sidoo kale waxaa u sheegay in aysan si gaar ah u beegsanaynin dadka ka soo jeeda gobolada Koonfureed,isagoo sheegay in ay talaabo ka qaadi doonaan cid walba oo looga shakiyo in ay ku lug leeyihin falalka amaan darada ah.

 

Wasiirka Wasaaradda Amaanka Dawladda Puntland Jeneraal C/laahi Siciid Samatar oo isna halkaas hadalo ka jeediyey ayaa sheegay in ay aad uga xunyihin falalka amaan darada ee beryahan dambe ka jiray gudaha magaalada Bosaaso,isagoo si kulul u cambaareyey qaraxi dhowr maalmood ka hor lala beegsaday Ciidanka tirsan kuwa amniga oo maraayay bartamaha magaalada bosaso.

 

Waxaana u sheegay in Puntland ay weligeed soo dhawayn jirtay dadka Barakacayaasha,waxaana u beeniyey warar sheegaayay in gudaha degaanada Puntland lagu dhibaatayay dadka ka soo jeeda Koonfuurta dalka Soomaaliya,waxaana u ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Amaanka guud ee Magaalada Bosaaso.

 

Odeyaal u hadlay dadka Barakacayaasha ee ka soo jeeda gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay dhamaantood si wadajir ah u beeniyeen in ay dhibaato iyo tacadiyo lagu sameeyey gudaha magaalada Bosaaso,waxaana ay sheegeen in si nabad ah ay ku nool yihin gudaha magalaada Bosaaso iyo degaanada Puntland.

 

Malaaq Cabdi Cismaan oo ah Malaaqa Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa iska fogeeyey in ay ku lug leeyihin falalka amaan darada ah ee ka dhacaayay degaanada,waxaana u sheegay in ay diyaar u yihin in ay Dowlada Puntland kala shaqeeyaan Amaanka guud.

 

Ugu dambeynti kulanka ayaa waxaa ku soo dhamaaday jawi isafgarad ah,waxaana ay ku wada heshiyeen labada dhinac in ay si wadajir ah uga wada shaqeeyaan Amaanka guud ee degaanada Puntland.

 

Maalmihi la soo dhaafay Waxgarad ka soo jeeda gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay Dowlada Puntland Puntland ku eedeynaayeen in ay dhibaatooyin u geysteen dadka ka soo jeeda gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya.

 

Maxamed Cabdulaahi Khaliif

Horseed Media

Bosaaso,Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by General Duke:

coming into the state undocumented

I didn't know you had to have documents to travel in your own country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fiqi-LooooooL and how do we know you are from there?

 

 

Duke...Could it be Puntlanders themselves are being used?

 

Peace Action-that's good but the point of critisism is inciting people can't get out of control. This will be detrimental to the cohesion of all Somalis (we are already disfrenchised), not to mention the economic implication for Puntland and rest of Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this