Sign in to follow this  
Meiji

Mujaahideenta Soomaaliyeed in Gobolade Dhexe

Recommended Posts

Meiji   

Cutubyo ciidamo ah oo ka tirsan dariiqada Ahlu Sunah wal-jameeca oo tababar ugu soo xirmay gobolada dhexe.

 

Hobyonet.Com Axad, May, 31, 2009

 

Cutubyo ka tirsan ciidamada ahlu-sunna wal-jamaacah ee ku sugan gobollada dhexe ayaa waxaa u xirmay tababarro qaatay muddo 2 bil iyo bar ah, kaas oo ka soconayey magalada dhuusa-mareeb ee xarunta maamulkaasi .

 

Ciidamada oo tiradooda lagu sheegey 326 askari ayaa waxaa ay mudadii ay tababarku usocday qaateen qeybaha kala duwan ee ciidanka , ayadoo halkaasina ay ku sugnaayeen saraakiil sar sare oo katirsanaa ciidankii qalabka sidey ee soomaaliya .

 

Mid kamid ah saraakiishii halkaasi ka hadashay oo lagu magacaabo Col : Xasan maxammed (Ceebkasaliin) ayaa waxa uu yiri " Anigu dhowr iyo kontan jirbaan ahay , xilliganna waxaan u baahnaa nasasho balse waxaan maalkeyga , cilmiga aan ciidanka u leeyahay iyo waliba dhiigayga u hurayaa difaaca diinta , dalka iyo dadkaba , waxaan ku jirnaa xaalad aad u daran , waxaa la idinka doonayaa in ducada aad noo badisaan , iyo alla bariga.."

 

Waxaa kaloo halkaasi ka hadlay Culumaaudiinka waaweyn ee soomaaliya , waxayna ku dheeraadeen ducooyin farabadan , ayadoo macallim cali yare uu ku khatimay quraanka iyo saliga nabigenna SCW.

 

Si kastaba ha ahaatee , tababarkan u xirmay cidanka ahlu-sunna ayaa ku soo beegmaya xilli guluf colaadeed ay ka jirto deegaanka wabxo , oo ay dhawaan foodda isku dareen Ciidanka ahlu-sunna iyo kuwa shabaab , xisbul islaam oo wada jir ah , waxana hatan wabxo maamulaya ahlu-sunna wal-jamaacah , lama oga halka ay ciidanka tababarka u xirmay u ruqaansan doonaan ama ay abaaridoonnaan .

 

W/Q: Wariye Axmed (khadar)

 

Hobyonet

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

what happened to your bravado about peace, dialogue and rejectting "religous extremism". :D So adiga cimamad xiday, ak qatay o mujahideenti hadra ciyari jirtey e sufiyasha ku birey. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Ahlu Sunna Waljamaaca: Waa in la Dhimaa Xawaaraha Gaadiidka ee Magaalooyinka Dhexdooda uusanna ka Badan 30 km/h { 30 May 2009}

 

Wareegto ka soo baxday xafiiska Garsoorka ee maamulka Bartamaha Somaliya ee Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa maanta lagu soo saaray dhowr qodob. Qaadiga degmada Dh/Mareeb ee xarunta gobolka G/Guduud, Sh. Saciid Maadix ayaa meel fagaara ah kala hadlay shacabka una aqriyay qodobodaas.

 

Sheekha oo ku hadlaya magaca maamulka Bartamaha Soomaaliya ayaa dadweynaha u sheegay:

 

1- in maanta wixii ka dambeeya aan maamulka dhexdiisa lagu kaxaysan karin gaari muraayadihiisu midab qarsoon leeyihiin

 

2- in aan dhuxusha iyo dhirta qoyan mar dambe la jari karin

 

3- in aan Xawaaraha baaburta ee maraya magaalooyinka la dhaafin karin 30 k/h

 

 

Qodobodaas markuu aqriyey sheekhu ayuu ku celceliyey kuwo horey u dhaqan galay lakin uu sheekhu tixgelin khaas ah siinayay sida:

 

- in aan marna la oggolaan doonin wax munkar ah iyo noocyadiisaba

 

- in aan ammaanka ninna looga heybaysanayn ee qasab lagu sugayo inshaa Allah

 

- in qofkii lagu qabto hub lagala wareegayo haddaan horey loogu sharciyeyn lana ciqaabayo

 

Waa markii ugu horreysay ee gudaha Soomaaliya eegmo gaar ah la siiyo baabuurta iyo habka wadayaasha sida Xawaaraha dheer mar kasta dad u dhintaan. Dadweynaha fagaaraha isugu yimid ayaa aad u soo dhaweeyey qodobadaan oo dhan.

 

 

Xafiiska Wararka ee Ahlu Sunna Waljamaaca

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by Al Zeylaci:

what happened to your bravado about peace, dialogue and rejectting "religous extremism".
:D
So adiga cimamad xiday, ak qatay o mujahideenti hadra ciyari jirtey e sufiyasha ku birey.
:D

The religious pretenders are to blame. They dismissed every call for peacefull resolution, and launched their political war in Mogadishu which displaced more than 30.000 Somali civilians and killed more than 300 within 5 days.

 

In such dark days, where the religious pretenders seem to have zero interest for the well-been of the Somali masses, we need to appreciate the job of the Mujaahideenta Soomaaliyeed in Gobolade Dhexe.

 

Insha allah, Mujaahideenta Soomaaliyeed will protect the Somali masses in the rural regions from the religious pretenders and their alien ideology from Afganistan. More importantly, these Mujaadineen will safeguard the ancient-old Somali way of life and way of exercising our religion from the religious pretenders who want to create a Taliban regime in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Wax qabadka Ahlu-Sunna iyo maamulka gobollada dhexe oo aan la dhayalsankarin

 

Maamulka ahlu-sunna wal-jamaacah ee ka jira gobollada dhexe ayaa ah mid aan la dhayalsan karin waxa uu u hayo bulshada oo ay ugu wayntahay dhanka amaanka iyo hormarkaba .

 

Magaalooyinka waaweyn sida Dhuusamareeb , Guraceel , Matabaan , cabudwaaq , balanballe , iyo waliba galinsoor ayaa waxa aad ku arkaysaa dhamaan wadooyinka soo gal oo aan wax isbaaro ahi taalin , dhanka magalada markaad usoo dhaadhacdana amaanka iyo kala danbaytu ay sugayaan niman hubaysan oo cumaamado iyo tubaxyo qoorta ku sita .

 

Ahlu_sunna_Guracee_3.jpg

 

 

Ciidamada ahlu-sunna wal-jamaacah qeybta ladagaalanka burcada iyo sugidda amaanka ayaa waxa ay habeenkii iyo malintii gaaf wareegayaan xafadaha iyo wadooyinka waaweyn ee magaalooyinkaasi , ayagoo cadowgooduna yahay tuugada iyo falalka amaanka lagu waxyeeleynayo , qofkii waxa yabahasi lagu qabtana waxaa si toos ah loogu gudbinayaa xabsiga ayadoo ay maxkamadenayaan culumada waaweyn ee magalada lagu qabto waxan goobjoog ka noqonaya dadka uu ka soo jeedo eedeysanuhu iyo shacabkaleba.

 

Alsufi2.jpg

 

Dhanka kale , dhinaca hormarinta bulshada ayaa waxa ay culumada ahlusunna wal-jamaacah iyo shacabku wadaa kulamo baaxad leh oo arimahaasi looga arinsanayo , ayadoo dhawaan si rasmi ah loo fuaray garoonka diyaaradaha ee magaalada cabudwaaq.

 

Ugu danbayntii , tanyo intii ay la wareegeen ahlu-sunna gacan ku haynta magaalooyinka waaweyn ee gobollada dhexe ayaa waxa ay shacabku kudiirsadeen naacoow nabadeed iyo amaan aad u sareeya oo aan lahayn Isbaaro ama jid gooyo , tuugadana si xoogan loo ugaarsanayo

 

Ahlu_sunna_Guracee_1.JPG

 

Ahlu_sunna_Guracee_2.JPG

 

Ahlu_sunna_Guracee_4.jpg

 

28232241.JPG

 

 

28298419.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahlusunnah Pariorities

 

1- in maanta wixii ka dambeeya aan maamulka dhexdiisa lagu kaxaysan karin gaari muraayadihiisu midab qarsoon leeyihiin

 

2- in aan dhuxusha iyo dhirta qoyan mar dambe la jari karin

 

3- in aan Xawaaraha baaburta ee maraya magaalooyinka la dhaafin karin 30 k/h

Alshabab Pariorities

 

1- Dumar iyo rag baabur islama raaci karaan.

 

2- Kubad lama ogola in la ciyaaro

 

3- Qubuuraha waa in la burburiyaa.

 

This is what I call S.T.U.P.I.D Prioritisation.

 

Moonlights Pariorities

 

1- Help the victims of the war and people who were displaced.

 

2- Talk to your enemy, even when they are pointing the gun at you.(never give up).

 

3- Build a strong army to bring law and order.

Share this post


Link to post
Share on other sites

To: Mr/Mrs, Moonlight,

 

This is to let you know that your priorities are not considered as they are not inline with our vision.

 

Thank you

 

 

By: Alshabab & Ahlusuna Admin . ..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

JB,

 

A secessionist like you should be preoccupied with the political pretenders like Riyaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Meiji, and recovering romantic, you two have brought a much needed perspective to SOL; a muqdisho perspective in which the innocent victims of Muqdisho are heard/read on SOL (and a few good things coming out Xamar cade. However, your recent blind support for the bad copy of the TFG worries me and others. Sheikh hotel ( I forgot to put a TM symbol when I first introduced it on SOL; now it is public goods) is not the saint that many somalis believe he is; he has turned out to be manipulative (using the tribal card) and power hungry- madaxweyne mar i dhaha sort. In fact, I doubt whether he has the merit to become a president. This was the guy who wearing a military uniform sent boys to Modo-modo, Idaale etc while he enjoying capucino in Nairobi and Djibouti.

 

I have seen somalis in Europe who were part of his delegation to Belgium and Turkey; apparently he collected thousands of dollars to smuggle them. He is a clan leader; habar wacasho is his motto!

 

There were many who opposed the fake- injirleey dawlad ku sheeg; these people deserved better. Sheikh hotel and his friends are pursuing the same kind of strategies; bombing, killing, imprisoning somalis; XABAD miyaa Xabad dhaanto? He is using the same kind of tactics as Abdullahi Yusuf; what makes Abdullahi Yusuf a vilian and Sheikh hotel a saint? Bakaraaha isma bedelin; abdi qaybdid, maxamed dheere, Qanyare and Suudi weli ismabedelin.

 

Now, the warlord Indha-cade is in the government hold; how are you going to pursuade the old lady in Buulo Mareerto whose little farm was confisticated by this ruthless warlord to support the government?

 

Abdiqeybdid, the warlord of all warlords; the killer of somali men, children and women from the 1991 is the police chief of somalia; How are you going to pursuade the mother in Busaar whose children, husband and ehelo were killed by his militia to suppport this government?

 

Muuse Suudi, maxamed dheere, Qanyare, caato, hebelkaa finish and the rest of the M-oryaan cu-ms are today enjoying relative peace in Muqdisho. They are fighting side by side the dawlad ku sheeg; how do you expect any decent somali to support a parliament that consists of these thugs who occupy homes that belong to somalis?

 

As I wrote during the months leading to the Djibouti debacle, somalia’s solution lies in a simple- yet noble principle; justice, justice, justice – and with these thugs in Muqdisho and Sheikh hotel ordering the bombardment of Xamar, this will elude us.

 

Marka saaxibiyaal, don’t turn a blind eye to this TFG II. You should use the same kind of lens that you used when condemning TFG (Doofareey).

RR and Meiji; if you were against the TFG under Abdullahi Yusuf ( and my guess is that you were) why do you support Sheikh Sharif who is doing the same thing?

 

 

This is Doofaarey two:

 

a) Same kind of “selection mechanism”: a group of vocal thugs, tribalists, and conflict entrepreneurs with the held of western NGO convene in a city in another country; a process. Divide somalis along tribal lines; 4.5 (sick formulae) and select a “president”.

 

b) The president appoints a PM (****** processes beget ****** selections) without looking at the merits or what is good for the nation.

 

c) The government and the so called parliament (aqalka na-casyada) come to Muqdisho; we hear some buraanbur, some sacab and a few days later the same path dependency- war, hanjabaad etc.

 

d) These thugs roam the world in search of dollars; they have more air mileage than transcontinental pilots

 

e) They bomb innocent civilians to be taken seriously; eebowgeey i fiiri dawlad aan ahaye.

f) xiin's famous peace caravan is now a war caravan

 

We are at jug-jug meeshaad joog.

 

Another conference, another process and back to square one.

 

How shall we overcome this? Simple answer; tribalism should be recognised as the culprit and justice should be the mantra;

 

 

And I expect every sane somali to yearn for justice and condemn the maligma of tribalism

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB,

 

A secessionist like you should be preoccupied with the political pretenders like Riyaale.

At least we have something sxb ,,, no killing each other mercilessly like your M Society.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Muuse Suudi, maxamed dheere, Qanyare, caato, hebelkaa finish and the rest of the
M-oryaan cu-ms
are today enjoying relative peace in Muqdisho. They are fighting side by side the dawlad ku sheeg; how do you expect any decent somali to support a parliament that consists of these thugs
who occupy homes
that belong to somalis?

Waranle,

 

With such utterings it is hard to take you seriously.

 

First, bring forth criticism that has reality as its foundation and dont come here with usual rants of ''occupied houses, m.ooryaan'' etc.

 

As for the above warlords, we can safely say that the religious pretenders are worse than them in terms of the level of human tragedy they have brought to Mogadishu and Somalia.

 

 

PS: This topic is about Mujaahideenta Soomaaliyeed who are not part of the Sharif regime but are the local resistance movement against the religious pretenders and their foreign Jihadi fighters.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Meiji,

You cannot deny the fact that a)the dreaded warlords who have caused havoc in Muqdisho are members of this government and b) that they are occupied properties in Muqdisho.

 

If you want somalia to be peaceful , you should at least recognise the ills caused by the warlords who are now part and parcel of the TFG II.

 

You and RR should answer one basic question that has been posed on these boards;

 

- why do you support this bad copy of the TFG? and oppose Abdullahi Yusuf? double standards?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by MoonLight1:

Ahlusunnah Pariorities

 

quote:

1- in maanta wixii ka dambeeya aan maamulka dhexdiisa lagu kaxaysan karin gaari muraayadihiisu midab qarsoon leeyihiin

 

2- in aan dhuxusha iyo dhirta qoyan mar dambe la jari karin

 

3- in aan Xawaaraha baaburta ee maraya magaalooyinka la dhaafin karin 30 k/h

Alshabab Pariorities

 

1- Dumar iyo rag baabur islama raaci karaan.

 

2- Kubad lama ogola in la ciyaaro

 

3- Qubuuraha waa in la burburiyaa.

 

This is what I call S.T.U.P.I.D Prioritisation.

 

Moonlights Pariorities

 

1- Help the victims of the war and people who were displaced.

 

2- Talk to your enemy, even when they are pointing the gun at you.(never give up).

 

3- Build a strong army to bring law and order.
as long as they are issuing unilateral decrees, they are no better then the ones they have chased. Do these people never learn, do your duty and go back to your mosques.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this