Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed calls for foreign troops support

Recommended Posts

Muqdisho:Madaxweynah a Soomaliya Shariif Shiikh Axmed oo xaqiijiyey fara galinta caalamiga ah ee Soomaliya ku soo socota

26. maj 2009

 

Muqdisho(AllPuntland )-Iyadoo maalmahan la isla dhex marayey in Soomaliya aanay ka fagsan doonin faragalin caalami ah laba bil gudaheed ayaa faragalintaas waxaa ay u muuqataa in ay ka soo dag dageyso waqtigi la saadalinayey.

 

Madaxweynaha Soomaliya oo shalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dawladiisa ay beesha caalamka u direyso fariin ah in la soo galo Soomaliya si looga caabiyo kooxaha islaamiyiinta ee ajaanibta wata.

 

“Dawlada waxa dagaalka ku wada waa ajaanib ka timid dalal kale oo abaabuleysa in dalka ay galiyaan isticmaar iyagoo Soomali kaashanaya” ayu yiri Madaxweyne Sharif.

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in dawlada ay cid walbaa la kaashan doono dagaalkeeda ay mucaaradka kula jirto.

 

Hadalka madaxweyne Shariif ayaa sii cusleeyey wararki maalmahan la isla dhax marayey ee ahaa in faraglin lagu sameeyo xaalada ka sii dareysa ee Soomaliya , waxaan hadalkisa dad badan ku micneeyen in uu ogolaaday in la fara galiyo Soomaliya.

 

Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

A misleading title. Sharif was pressured to accept foreign support in dealing with these anarchist groups.

 

Hadalka madaxweyne Shariif ayaa sii cusleeyey wararki maalmahan la isla dhax marayey ee ahaa in faraglin lagu sameeyo xaalada ka sii dareysa ee Soomaliya , waxaan hadalkisa dad badan ku micneeyen in uu ogolaaday in la fara galiyo Soomaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadalka madaxweyne Shariif ayaa sii cusleeyey wararki maalmahan la isla dhax marayey ee ahaa in faraglin lagu sameeyo xaalada ka sii dareysa ee Soomaliya , waxaan hadalkisa dad badan ku micneeyen in uu ogolaaday in la fara galiyo Soomaliya.

so somali is being molested with finger :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NGONGE:

^^ So did he or did he not?

Right it is all speculations.

 

But the International Community has made it clear that it won't lend a blind-eye to the situation in Somalia if the anarchist groups continue their mayhem. Hence, it will only a matter of time before the AMISOM troops are increased and given UN Helmets with a mandate to pursue and engage the extremist groups.

 

The problem lies squarely on the shoulders of the anarchist groups who have rejected calls to come to the negotiating table and also the calls by the Islamic Clerics.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He has been “pressured” so he cant resign ? Is he being pressured to be an out and out hypocrite? Everything he supposedly fought against he is doing right now.

The most incompetent leaders in Somali history is Sharif Ahmed.

Next he will call for Ethiopian tanks and it will be because of the “pressure”.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

RR,

Are you suggesting that the Somali President is a sitting duck that can't deal with his own opposition (the anarchists) nor dictate to his supporters (the International Community)?

 

Good robust defence there. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NGONGE:

RR,

Are you suggesting that the
Somali President is a sitting duck that can't deal with his own opposition (the anarchists) nor dictate to his supporters (the International Community)?

 

Good robust defence there.
:D

This government is less than 4 months old and doesn't have the required muscle to defeat the anarchists as of yet, especially when they have International Jihadists in their ranks.

 

The supporters of the Sharif are the Somali people.

 

Can you tell me who the supporters of Al Shabab are :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

He has been “pressured” so he cant resign ? Is he being pressured to be an out and out hypocrite? Everything he supposedly fought against he is doing right now.

The most incompetent leaders in Somali history is Sharif Ahmed.

Next he will call for Ethiopian tanks and it will be because of the “pressure”.

We already had the worst president in Somali history in Abdullahi Yusuf. Tell me duke, how many presidents get slapped around in their own presidential palaces by Ethiopian generals :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You keep repeating tired and baselss talking points. There is much bloodhsed in Mogadishu, civilians are fleeing and the city is being shelled.

 

Hundreds have died of never eneding war from Galgaduud to the Bakara market.

 

Sharif Ahmed is president and he is hiding behind AMISOM Ugandan tanks.

 

He is holding only Villa Somalia and his ministers are in AdiSS begging for support or as you stated being "pressured" tp get support.

 

Yusuf old region is peacefull Sharif Ahmed is bussy liberating Jowhar

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^You keep repeating tired and baselss talking points. There is much bloodhsed in Mogadishu, civilians are fleeing and the city is being shelled.

 

Hundreds have died of never eneding war from Galgaduud to the Bakara market.

 

Sharif Ahmed is president and he is hiding behind AMISOM Ugandan tanks.

 

He is holding only Villa Somalia and his ministers are in AdiSS begging for support or as you stated being "pressured" tp get support.

 

Yusuf old region is peacefull Sharif Ahmed is bussy liberating Jowhar

And the parrot loses its rhythm smile.gif

 

Sharif has inherited the mess from your god-father Abdullahi Yusuf who you happen to think that he is the greatest man in the whole wide world.

 

You supported Abdullahi Yusuf when he was in Villa Somalia being slapped around by Gen Gabre and his buddies. Besides, Abdullahi Yusuf couldn't control Mogadishu with the help of 35 thousand Ethiopian Troops, so why go around criticizing a 3 and half month old government that has less than 2 thousand troops, if you agenda is not rooted in clan?

 

Rest assured, when Sharif's time is up, he won't become a refugee in Yemen. Instead he will return to his home ;)

 

and oh by the way, save the crocodile tears. We got to learn about how much you care about the suffering people of Mogadishu when Abdullahi Yusuf was using Ethiopians to massacre them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Dowladda Soomaaliya oo Fariimo udirtay Midowga Africa, Qaramada Midowbay & Midowga Yurub.

26. maj 2009

 

 

Muqdisho(AllPuntland )- Madaxweynaha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa fariimo udiray Midowga Africa, Qaramada Midowbay & Midowga Yurub, kuwasoo ku aadan difaaca dowladiisa xili ay soo baxayaan warar sheegaya in uu ku soo fool leeyahay weerar culus oo ay dhinacyo badan abaabulayaan.

 

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in ay arkayso dowladiisa dagaalo ba'an oo ay doonayaan dhinacyo badan in ay diyaarinayaan, ayna doonayaan in ay guud ahaan ku qabsadaan magaalada Muqdisho, ayna ceel uqabaan in ay mar soo galaan Aqalka Madaxtooyada oo uu fadhiyo ama degan yahay Shariif Sheekh Axmed.

 

Shariif Sheekh Axmed ayaa warqad uu shalay udhiibay Axmed Walad Cabdalla lasheegay in ay ugu muhiimsaneyd waxyaabihii ku qornaa arimaha ku aadan in dowlad lala soo gaaro dhaqaalihii loo balan qaaday dhawaan & kaalmooyin Milateri oo ku aadan sidii ay iskaga difaaci lahayd dhinacyada ka soo horjeeda.

 

Sarkaal sare oo ka tirsan Xaafiiska Madaxweynaha ayaa usheegay Shabakada Wararka Soomaaliyeed ee AllPuntland in ay dowladda Soomaaliya dooneysa in ay ka hortagto dhinacyadu uu ku sheegay in ay ka soo horjeedaan amaanka dalka Soomaaliya.

 

Sarkaalkan oo magaciisa ku sheegay C/risaaq Shariif Siciid ayaa sheegay in ay dowladdu gaartay go'aamo talan taali ah ku aadan amaanka dalka oo uu sheegay in ay dhib badan ka jiri doonto hadii aan wax laga qaban awoodaha xoog-sanaya ee dhinacyada ka soo horjeeda dowladda Soomaaliya.

 

Warka ka soo baxay Shariif Sheekh Axmed Xaafiiskiisa ayaa ku soo beegmaya xili uu labo maalin ka hor sheegay in ay la dagaalamayaan Kooxo uu ku sheegay in ay duulaan ka soo qaadeen dalal Shisheeye, ayna doonayaan in ay Soomaaliya dowlad la'aan ku ridaan.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

RR: Adeer I support Abdullahi Yusuf today, for his policies and vision was correct. Compare Puntland to the south today. Compare when Abdullahi was at the helm to today.

 

The happless Sharif Ahmed, his many excuses of the past and his failures of the present highlight that Yusuf was infact a scapegoat for the failures of clan militias and fake religious groupings.

 

Look at the situation today and the inaction and confusion of your leaders.

 

Look at the deaths and mayhem in Mogadishu. Are you still talking about Yusuf? That in itself shows you are not ready to deal with the the issues but are bussy making more silly excuses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this