Sign in to follow this  
Qudhac

Garad Jamac on the Run screaming P/L set me up

Recommended Posts

Qudhac   

Waraysi Aanu la yeelanay Garaad Jamac Garaad Cali

 

Waxaan Khadka telefoonka ee magaalada Saaxdheer kula xidhiidhnay Garaad Jaamac Garaad Cali oo halkaas shalay makhribkii Gaadhay.

 

Garaadka ayaan ugu horeyn waxaan wax ka waydiiyey bal xaaladiisa Caafimaad iyo Tiisa amaan wuxuuna ku jawaabay.

 

" Aad ayaan u ladanahay waana nabad qabnaa waxaana Joogaa Saaxdheer".

 

Garaad Jaamac waxaan sidoo kale waydiiyey bal sidey wax u dhaceen shalay wuxuuna yidhi sidan

 

" Waxay wax u dhaceen Isimadda kale aniga wey iga soo yara Horeeyeen waxaan soo qaaday wadada laamiga ah Markaan marayey God qoboobe waxaa na soo gaadhay gaadhi uu wato Cabdi Halas oo ah wasiirku xigeenka Maaliyada ee Puntland wuxuuna igu yidhi soo socda Garaad waxba ma jiraane"

 

Intii aanu hadalka hayney aya waxaa la iga soo wacay Tuko raq waxaana la ii sheegay in la qabsaday Cabdi Halasna horey ayuu gudbey Yacni xaga Tuko raq."

 

Su'aal kale, Markaa sidee yeeshay adigu Garad? Waxaan sameeyey waxaan ku hakaday God_qaboobe oo aan joogey in badan waxaana igu soo laabtay sacado ka dib Cabdi Halas oo sida la ii xaqiijiyey la soo kulmay Maamulka Tukoraq qabsaday ee Somaliland"

 

Shirqool?

 

Waxaan sidoo kale waydiiyey bal in uu jirey shiqool isaga laftiisa lala damacsanaa ka sokoow dhamaan Isimada oo dhan?

 

Garaad Jama: Haa way jiraysaa taasi waayo waxaan joogey Godqaboobe waxaana taako taako ula socdey xaalada meesha ka socota Isimadii markeey Carooley Afka saareen wey soo noqdeen waxayna Yimaadeen tuko raq, waxaa jirey qorshe iska cad oo u dhexeeya labada maamul ayuu yidhi Garaadku.

 

Xaalada Holhol iyo shirkii?

 

Sidoo kale waxaan Su'aalay Garaadka xaalada iyo meesha ay isimadii kale wax u marayaan wuxuuna yidhi" Isimaddii meeshii baa lagu haystaa, ciidan ayaa dul jooga Cadaw ah oo ah kuwii laga shirayey. Waa been ma jiro shir socdaa, Sidee u socon karaa shir ay joogaan ciidankii laga shirayey ayuu is waydiiyey Garaadku".

 

Waxaan Garaadka waydiiyey warar sheegaya in Ciidamadu sheegeen mar hadii aan siyaasiyiin joogin waan ka baxaynaa meesha wuxuuna arintaas ku tilmaamay mid lagu qoslo. Wuxuuna sheegay in aysan dhici Karin maamul laga tashanayo in uu ogaalado gogoshii looga tashanayey in ay socoto.

 

Maxaa kuu Tallo ah?

 

Mar kale waxaan waydiiyey waxa hada u Go'aan ah maadaba xaalku halkaas marayo wuxuna yidhi sedan" dee waxaa I Go'aan ah in aan la socdo oo ogaado xaalada Isimadda lagu haysto Goobta" isla markaana aan la socdo qaabka iyo sida loola dhaqmo Isimadda SSC ee lagu Gadaaman yahay.

 

Digniin

 

Wuxuu ka digey dhibaato loo geysto Madaxdhaqameedka SSC eek u sugan Holhol. Wuxuna sheegay Cawaaqib xumo ka imaan karta hadii la isku dayo in la waxyeeleeyo Garadada iyo dhamaan Isimada ku sugan halkaasi.

 

Wafti ku sii jeeda Holhol.

 

Wuxuu sidoo kale Garaadku xaqiijiyey in dhamaan waxii xildhibaan ama kursi wasiirnimo ka hayey Maamulka Somaliland ee ka soo jeedey deegaanada SSC ay ku sii jeedaan Holhol isla markaana ay soo buux dhaafiyeen Laascaanood.

 

Mar aan Garaadka weydiiney bal in uu ogyahay Sababta ay u yimaadeen uguna safrayaan Holhol. Wuxuu sheegay Garaadku in ay doonayaan in ay Bah dilaan Isimaddana una sheegaan in aysan jirin cid ka celin karta maanta.

 

Baaqa Garaadka.

 

Ugu danbeyntii waxaan Garaadka weydiiney waxa uu ugu baaqayo Bulshada SSC oo aanu ka gaadhsiino. Wuxuuna sheegay in maanta loo baahan yahay in Gacmaha la is qabsado isla markaana la taageero Hogaanka SSC. Ee loo diidey in ay soo caga dhigtaan dhulka Puntland isla markana aysan jirin Isimo xoreenaya maanta SSC ee waxa la doonayo in ay xoreeyaan ay tahay shacabka, Jaaliyadaha iyo dhamaan Qori qaadka SSC meel ay joogaanba. Wuxuuna sheegay in ay mudan tahay in laga dhiidhiyo in maanta nin ka yimid Saylac oo is hortaago shir ka dhacay Nugaal Cirifkeeda danbe.

 

Wuxuu sheegay in aan SSC loo ogoleyn shir ay qabsadaan oo ay u madax banana yihiin Gudo iyo debedba. Wuxuuna ugu baaqay qof kastoo Damiir leh kana soo jeeda SSC in uu fududeeyo kana qayb qaato sidii ay dalka u soo geli lahaayeen Hogaanka Badbaada iyo Xoreynta. Isla markaana la is garab taago Hogaankaas. Maadaba uu yahay midhihii ka soo baxay shirkii Umadda SSC u madax banaanayd ee ka dhacay Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Be careful, gentlemen, not to feed clan resentment. The Garaad, while somewhat misled in his beliefs, is still a Somalilander and holds an important cultural title in Somaliland.

 

The administration thus far has handled this well by showing the futility of these anti-Somaliland 'feel-good' conferences while at the same time not escalating the situation.

 

The Garaad, a relative young man for a traditional Garaad, spent much of his formative adult years at the feet of remnants of the past military dictatorship exiled in the U.S. This has shaped his geopolitical viewpoints. Reality will sink in and we'll eventually see him come home (to Somaliland) singing a different tune.

 

But in the meantime, we should be careful that our words and actions do not increase the feeling of alienation both the Garaad and his supporters feel.

 

Just my two cents.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Wafti ku sii jeeda Holhol.

 

Wuxuu sidoo kale Garaadku xaqiijiyey in dhamaan waxii xildhibaan ama kursi wasiirnimo ka hayey Maamulka Somaliland ee ka soo jeedey deegaanada SSC ay ku sii jeedaan Holhol isla markaana ay soo buux dhaafiyeen Laascaanood.

 

Mar aan Garaadka weydiiney bal in uu ogyahay Sababta ay u yimaadeen uguna safrayaan Holhol. Wuxuu sheegay Garaadku in ay doonayaan in ay Bah dilaan Isimaddana una sheegaan in aysan jirin cid ka celin karta ...

Surely if this was a "clan" meeting, then every member of the said clan is entitled to attend.

 

As for the conspiracies, Garaad J's excuses story for his absence is hard to believe IMO. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Thanks Xaaji... I wonder though since when widhwidh became a reliable source for you guys or it's a reliable one if the news is your favor...lol.. Com'on guys I thought you could do better..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhinaca mar Boocame Online la xidhiidhay madasha shirka ayaa na loo xaqiijiyey inaysan jirin warar been abuur ahaa oo laga fidiyey shirka iyo in maleeysiyaadka dirta qabsadeen gogoshii iyo dhamaan wufuudiiba.

 

source

 

 

It appears ciidankii Suldaank & Oodweyne weli ma gaarin Hol-hol :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

xiin

 

thats not washing mate all the newsletts from the region are reporting the samething... even those that were propagating the meeting

 

garad jamac never made it past tukarag

and no meeting took place.

 

somaliland millitary went both tukarag and hol hol

 

somaliland officials went there as even the garad confirmed in the interview

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I have nothing against him, neither am I a great fan of this guy. I remember when he was touring around the world couple years ago, meeting Somalis not only from the region/people he claims to be Garaad for but from all over Somalia. I didn't really take part of any of these meetings and did not see the point of me meeting this self-styled Garaad in the 21st century. I am just wondering what kind of a man he is. What has he done so far? Do we need more guys like him around Somalia for stable Somalia or is this another face of warlordism?

I only welcome objective answers not bias and clan-based respect or hatred.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

llllooooooooooooooooooooooooooooool, typical somali's man.

 

think they are special until they get slapped back down to earth, understand that we are 15 miles away from garowe, we can take it if we want.

 

LOOOOOOOOOOOL, thats what puntland is, saxib a joke.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

Dhinaca mar Boocame Online la xidhiidhay madasha shirka ayaa na loo xaqiijiyey inaysan jirin warar been abuur ahaa oo laga fidiyey shirka iyo in maleeysiyaadka dirta qabsadeen gogoshii iyo dhamaan wufuudiiba.

 

 

 

It appears ciidankii Suldaank & Oodweyne weli ma gaarin Hol-hol
:D

Xiin,

Awoowe, its the locals that are taking the initiative these days. ;)

 

As we speak, SL bigwigs such as Deputy Parliament Chairman Mr. Baashe and Odey Xaabsade are present in HolHol to stamp their authority and deliver a special message from the President. smile.gif

 

Anyway, Puntland's hand in this latest SL offensive can not be belittled, as is stipulated by this latest meeting between SL military and PL minister.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this