Sign in to follow this  
Abdi2005

The first pictures of dead Amxaro !!!!

Recommended Posts

Abdi2005   

Askar Ethiopian ah oo lagu laayay Wadada Warshada iyadoo Gaari URAL ah laga gubay.

 

Dagaalkii xooganaa ee saaka ka qarxay magaalada Muqdisho, ayaa weli soconaya, ayada oo ciidamada Ethiopia ay la dagaalamayaan kooxo kasoo hojeeda joogitaankooda magaalada caasimadda ah.

 

Dagaalka ayaa sii xoogeystay wixii ka dambeeyay duhurnimadii maanta, markaasi oo ciidamada kasoo horjeeda kuwa Ethiopian-ka ah ay awoodooda ay soo korartay.

 

Waxa uu si xoogan dagaalka uga socdaa agagaarka isgoyksa Ifka-Xalan ee magaalada Muqdisho

>>>simbanews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Xoogsade, You forgot a crucial part to your statement.

 

Let us hope the Ethiopians and the dhabo-dhilifs learn a lesson in Mogadisho.

 

In my view, the TFG should be targeted mercilessly until they lose the taste for treason.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is what ********** Gacmadheere had to say

 

Somalia ayaa ka hadashay dagaalada ka soconaya Magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda.

 

Wasiirka arimaha gudaha dowladda KMG ah ee Somalia, Maxmed Maxamuud Guuleed Gacmo Dheere ayaa sheegay in dagaaladani ay wadaan kooxo dhalinyaro ah oo uu sheegay in ay amar diido ku sameeyeen odayaasha dhaqanka, ayna weeraro ku qaadeen ciidamada Ethiopia.

 

Waxa uu sheegay in ciidamada Ethiopia ay xiriiro la sameeyeen, isla markaana ay u sheegeen in la soo weeraray, ayna is difaacayaan sida wasiirka uu yiri.

 

Wasiirka waxa uu sheegay in ciidamada Ethiopia iyo odayaasha dhaqanka beelaha ****** heshiiskii ay gaareen aaneey ku dhex jirin dowladda, iyadoo hadii uu buburana heshiiskaasi ay u taalo odayaasha dhaqanka.

 

Hadalka wasiirka ayaa ku soo beegmay xilli dagaalo qaraar ay ka soconayaan magaalada Muqdisho oo la isku adeegsanayo madaafiic iyo waliba hub cul culus, iyadoo ciidamada Ethiopia ay adeegsanayaan diyaaradaha qumaatiga u kaca.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lates news .......dad baday oo dhaawac ah iyo dad badan oo la layay ayaa lasheega lakin dadka la dagaalamyo wax ba maysan ku sameen ku wa meesha hore dagaalamay way dagaalamayaa wali daal aad culusnay wuu socdaa................this is not from website

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Meydka Labo Askari oo Ethiopian ah kuwaaso dadweynaha degan agagaarka Warshadii Taraqa iyo Sigaarka ay soo jiiteen.

 

Yaan la aasin eydaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Originally posted by Xoogsade:

Let us hope Ethiopians learn a lesson in Muqdisho. May Allah grant Somalis victory
smile.gif

my brother this is NOT A SOMALI victory

IT's a ******** VICTORY, AND IF YOU THINK

ETHIOPIANS WILL GO SO THINK again. I Will not see ********* destroy SOMALIAS ONLY government :mad: :mad:

 

[ March 29, 2007, 11:39 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by presidentofsomalia:

quote:Originally posted by Xoogsade:

Let us hope Ethiopians learn a lesson in Muqdisho. May Allah grant Somalis victory
smile.gif

my brother this is NOT A SOMALI victory

IT's a ******* VICTORY, AND IF YOU THINK

ETHIOPIANS WILL GO SO THINK again. I Will not see ******** destroy SOMALIAS ONLY government :mad: :mad:
^^^*********

 

[ March 29, 2007, 11:43 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this