Sign in to follow this  
Fiqikhayre

President Abdullahi Yusuf meets with UNDP representative!

Recommended Posts

Madaxweyne Yuusuf oo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ku qaabilay wakiilka UNDP!

 

 

dfkmg_undp1.jpg

 

 

Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta Xarunta Madaxtooyadda ee Soomaaliya ku qaabilay Xiriiriyaha Howlaha Gargaarka ahna Wakiilka Hay’ádda UNDP ee Soomaaliya kadib markuu booqasho sharaf ugu yimid.

 

Munaasabada Qaabilaadaasi oo ay Goobjoog ka ahaayeen Raiisul Wasaaraha Dowladda Mudane Cali Maxamed Geedi, Gudoomiye kuxigeenka koowaad Prof.Maxamed Cumar Dalxa, Raiisul Wasaare ku-xigeenka, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Xuseen Ceydiid waxay kulankaasi iskula soo qadeen sidii loo dardar galin lahaa Howlaha ay hayádda UNDP ka waddo Soomaaliya gaar ahaan Gobalkan Banaadir, sida Dib u dhiska Maamulka Gobalka iyo 16ka degmo, Gacansiinta hayádaha Sharciga sida Ciidanka Booliska, Maxakamadaha iyo Ciidanka Asluubta.

 

Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo Kulankaasi ka hadlay waxa uu ku baraarujiyay Madaxa Hayádda UNDP in wax la qabtaan Hayáddaha Sharciga,isagoo caddeeyay in maanta baahi weyn loo qabo Howlagalinta Hayádahaasi si ay uga wadda shaqeeyaan soo celinta Sharciga iyo kala dambeynta sida Boliska,Maxakamadaha,iyo Ciidanka Asluubta.

 

 

dfkmg_undp2.jpg

Madaxweyne Yuusuf wuxuu intaas raaciyay in si Hubka loo dhigo loo baahan yahay in Hayádaha UNka inay Dowladda gacan ku siiyaan sidii mihnaddo iyo tababaro loogu fidin lahaa dhallinyaraddii Maleeshiyaadka ahaan jiray.

 

Raiisul Wasaaraha Dowladda KMG Mudane Cali Maxamed Geedi iyo Raiisul Wasaare ku xigeenka oo iyana kulankaasi ka hadlay baahida loo qabo inay wax ka qabtaan dib u dhiska iyo howlgalinta Gobalka Banaadir iyo 16ka Degmo iyo gacansiinta Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Garsoorka.

 

 

dfkmg_undp3.jpg

Wakiilka Hayádda UNDP Eric Larocha oo isna ka hadlay Munaasabadasi waxa uu caddeeyay in Hayádaha Qaramada Midoobay ay diyaar u yihiin inay gacan siiyaan Hayádaha Dowladda Federaalka,gaar ahaan kuwa nabadgalyada oo uu sheegay inay muhiimad gaar ah siinayaan.

 

dfkmg_undp4.jpg

 

‘” Waxaaa la joogaa xilligii ay Beesha Caalamku wax u qaban laheyd oo ay Taageeri laheyd Dowladda KMG ee Soomaaliya ayuu yiri Wakiilka Hayadda’UNDP Eric Larocha, wuxuu intaa raaciyay inay gacan weyn ka geysan doonaan Barnaamijyada kala duwan ee ay waddo Dowladda gaar ahaan adeegyada Bulshada.

 

Eric wuxuu kaloo sheegay in dib u dhiska Dugsigga Sare ee Booliska ay Hayádda u balanqaaday Dalka Norway si Tababar loogu siiyo Ciidanka Booliska soomaliyeed.

 

 

dfkmg_undp5.jpg

Midig Ra'isul Wasare Gedi, wakiilka undp Somalia Siidii, Taliye kuxigeenka Boliska Bashir Gobe Bidix Taliyaha Ciidanka Booliiska soomaaliyeed Cali Madoobe!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by mystic:

He is holding futile meets while people in Somalia are getting bombed. How does he sleep at night. NO conscious whatsoever.

He doesnt sleep.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^ Why don't you do us a favor and put 5 or 6 pictures in your signature so we can skip your postings like those of fiqisharle?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Castro:

^ Why don't you do us a favor and put 5 or 6 pictures in your signature so we can skip your postings like those of fiqisharle?

Why don't u do the same and do us the favour of skipping ur cheerleading thing?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Why don't u do the same and do us the favour of skipping ur cheerleading thing?

You're about as original as a wheel is in 2007.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inshallaah, yaa Xaaji Xiinfaniin! Remember to say that as nothing will come to surface or happeneing except what Allaah the exalted has willed to happen!

 

It's an intregal part of a muslism conscious to always say 'Inshallaah' inshallaah! So don't break with it brother inshallaah! Everything that will happen, will happen inshallaah!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inshallaah, yaa Xaaji Xiinfaniin! Remember to say that as nothing will come to surface or happeneing except what Allaah the exalted has willed to happen!

 

It's an intregal part of a muslism conscious to always say 'Inshallaah' inshallaah! So don't break with it brother inshallaah! Everything that will happen, will happen inshallaah

Xiinow, Bal adu meel uraac nimankaan. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bro Fiqi, Inshaa Allaah indeed. If you remove the time factor from the equation, you’d find a very established pattern of Allah’s Sunnah in the past human events. I am predicting that Sunnah will be repeated. That's all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this