Sign in to follow this  
Juje

SOL Projection of the New PM..with a new twist..update

Recommended Posts

Juje   

Originally posted by Ducaysane:

Juje been boode
:D

Sxb ha i kashifin de.. :D

 

War wixii an so maqlo ayan so sheega.

Hada telefoon kale iso dhacey bal sug.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

why would we care what clan the future PM belongs to? after all somali politicians, warlords and wanna be leaders never care about thier clans, let alone other clans. care only their own interests.

Is it really so that we, the avarage somalis are so dumb to realise that?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juuje dadkaan ha waalin ninyo. Shariifkana hadduu PM ka dhigto wuxuu ogaan doonaa in dowladiisu lumin doonto kalsoonida shacabka soomalida ayna mari doonto meeshii tii Yey martay. Ciro dhowr siyoodba kuma haboona PM

 

  • Waa koowe siddii aadba adigu soo werisayba ninka xagga waxbarashadda wuu ka liitaa oo waa nin dugsi dhexe wixiisu dhaafsiisnayn.
  • Waxaa la sheegay inuu ahaan jiray kotorobaniste ka ganacsan jiray jaadka, jaadwale Kenya-Somalia :rolleyes:
  • Hadduu PM noqdo wax isbedel muuqda ah oo uu ka suubin karo Konfurta Somaliya ma jirto, madaama uusan ku lahayn base ama taageero.
  • Wuxuu ka soo jeeda beesha YEY, beeshaasna wax sumacad ah ama taageero kuma haystaan Koonfurta & caasimadda somalia oo aay u badan yihiin H-block, aanu ognahayna siduu Yey uu amxaaradduu watay ugu galay shacabka reer Muqdishu. Ciro oo ahaa xubin firfircoon taageersanana Yey iyo siyaasadiisi ku wajahnayd siduu u qaabili lahaa the H-block asagoo wata Tigreega. Taasna waa sii wiiqeysaa ninkan
  • Marka laga reebo Raisul barlamaanka dowladdii TFG-du waxay ka koobnayd Yeey oo Pres ahaa iyo PM-kiisi oo ahaa Nuur cade. Nuur Cade waxaa lagu tilmaama inuu yahay injineerkii ka shaqeeyey dhicitaankii YEY, marka maanta oo reer Yey helaan PM miyeesan dhici karin in aay waa reer Yeeye ka shaqeeyaan siddii aay Shariifka ula gambin lahayen adeerna ugu aari lahaayeen illaa shariifka ina adeerki (Nuur Cade) buu ahaa kii Yey uu sababsadaye. Revenge is sweet ma ladhihi jirinoo! Shariifka muggoo waraa u yaala!!
Hadduu Shariifku rabo siyaaso ahaan goosto in uu reer Yeey PM kala soo dhex baxo (inkasto aysan ficnayn balse go'aanka uu iska leeyahay Shariifku), marka waxaa hagaagsan inuu soo qaato qof aanan TFG-dii camp-Yeey ka soo shaqaynin lugna kulahayn sida ina Cabdirashiid Cali sharmarke oo kale.

 

Isku soo duuduubo haddii Shariifku u camp-Yey u gacan galo waxad ogaataan in marka honeymoonka laga baxo in yar ka dib bilaaban doonto warar suuqa soo gala oo sheegaya inuu soo if baxayo khilaaf soo kala dhexgalay labad shaqsi ee ugu sareeysa hogaanka Somaliya. Sheekadaa ha la iga qoro raggoow!!! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Hada telefoon kale iso dhacey bal sug....

:D:D , War xagee lagaa soo wacayaana, LOOOL...

 

Waxaan arki jiray mid intuu teleefankiisa ringing alarm-ka yeeriyo dhihi jiray 'Abdulahi Yusuf baa isoo wacaya isug wax yar, markaasu laamiga dhax istaagayaa' Loool, Baburka armay jiirtaa baan dhihi jiray... Juje-ow tii miyaa nagu wadanaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^LOool, Yes my dear we need to send a rescue brigade oo Juje telephone-ka kaqaada, waa in laga xareeyaa inta Shariif Ahmed Madaxwaynaha yahay, or at least as the case is, inta laga announce garaynayo PM :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lool haye ka xaree walaal...

 

or, let him so he can update you guys on whats going on back home.....since most of you are crazy abt politics lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Update us on the issue or confuse us even more...

 

Horta what happened to that Somali Prof. from Tunisia, I heard he's getting the post, any up dates of his chances as the next PM of Somalia...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this