Sign in to follow this  
Juje

SOL Projection of the New PM..with a new twist..update

Recommended Posts

Emperor   

^Saaxib waan idiin sheegay, meesha aan isgayno, walle walle, walibana Shariifka wax kafudud malahan waxaaba iska suurtagal inuu kugula dul kufo ileen isageebay bahashu filinwaa kunoqotay kadayrin maayo marka... Odaga waxaa layiri markuu Hotelka tagay ayuu Muraayada isku fiiriyay oo misana is eegay hadana iswadiiyay 'Ma aniga? aryaa anigaa, Madaxwayne aa, SOMALIA Madaxwayneheeda, haa waa aniga' :D

 

At this rate expect anything, SOL waa inaan cid dirsanaa, Juje iyo Duke dagaal iyo xiiq bay kujiraayaan laakiin nin wax soo dhici karaase loo baahan yahay, nuune adigay ishaaradu kuqabatay, Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, adeer Ciro being a light is no match for Yey but to be honest, he [Ciro] is light years more advanced than Mohamed Abdi Yusuf who’s is a famous mole like his nephew, Che on SOL. :D

 

Emperor, who is this guys from Tunisia, this is getting crazy now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

A Somali Prof who teaches Darasatul Culyaa in one of the most prestigious institutions of Tunisia...

 

And what do you mean who? Ma reerkiisaad iwadiisayna, dee yaa kale ma cid af carbeedka sidaa ugu hadli karta oo kalaa jirta :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kaniisad Maraykan ah oo siminaar siisay mudanayaasha Baarlamaanka ee TFG

 

-------------------------------------------------- ------------------------------

Published: 10 February 2009

 

 

KN:Warar hoose oon ka helnay siyaasiyiin ku sugan wadanka Jabuuti ayaa Kismaayonews u xaqiijiyay in Kaniisad Maraykanka laga leeyahay ay siminaar u furtay mudanayaasha Baarlamaanka ee dawladda Isku dhafka ee TFG.

 

 

Kaniisadan ayaa waxay baraysaa mudanayaasha sida nabadda loo abuuri iyo qaabka loo xaliyo khilaafaadka iyo arimaha murga marka wax la isku qabto. Baarlamaanka 530-ka xubnood ka kooban ayay kaniisaddu rajaynaysaa inuu siminaarkani si wanaagsan u anfaco, ayna noqdaan kuwo sidii loogu talo galay u isticmaala culuumta ay Kaniisaddu u faa’iidaysay.

 

 

Odhaah Soomaaliyeed baa ahayd ”cimrigaaga oo raagay, geel dhalaas ku tusaa” Sow hadda ma joogto xili Kaniisaddi siminaar siiso dadkii lagu tilmaamayay inay yihiin siyaasiyiintii wadanka.

 

 

Waxaase fajiciso ah waxa ay mudanayaasha Baarlamaanku u odhan waayeen Kaniisadda, bal horta inta aadan noo sheegin sida nabadda loo abuuro, ordayo oo dawladdiina uus miiradka ee maati layska ah u soo sharxa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this