Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Its saturday Did. C.yusuf resign yet.?

Recommended Posts

did he resign yet i was just checking all the somali sites and its Saturday no resign i told you before cabdilahi yusuf is not resigning he will not taa aniga iiga qorra. Cabdilahi yusuf must finish his term till 2009 and let the asmara group get there seats in the T f g. And yusuf need to accept shirki Jabuuti wixii lugu soo heshiyee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kulan Uu Yeelan Lahaa Baarlamaanka Dowladda KMG Soomaaliya Oo Lafilayey Inuu Isku-Casilo Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf Oo Baaqday.Iyo Warar Kale

 

-------------------------------------------------- ------------------------------

 

 

 

(Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf Axmed )

hadhwanaag 2008-12-27 (Hadhwanaagnews) Mudisho(HWN):-Kulan si aad ah loo wada sugayay oo uu maanta yeelan lahaa Baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya, isla markaana lagu waday inuu ka qaybgalo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed si uu istiqaladii is casilaaddiisa u hor dhigo Baarlamaanka Soomaliya ayaa daqiiqadihii ugu dambeeyay xilli lagu jiro qabanqaabada kulankaasi la shaaciyey in uu baaqday.

 

Sida warku sheegayo madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya Sheekh Aadan Madoobe ka dalbaday in la baajiyo kulankaas.

 

Lama oga xilliga la qabanayo Kulankaas oo aan muddo cayiman loo qabanin, waxaana la sheegayaa in Madaxweyne Yuusuf uu ka codsaday Guddoomiyaha Baarlamaanka in uu isugu yeero dhammaan xildhibaannada Baarlamaanka oo ay yimaadaan magaalada Baydhabo si ay goobjoog uga noqdaan kulanka uu yeelamayo Baarlamaanka madaxweynuhuna uu ka qeyb gelayo.

 

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe oo shalay kulan adag oo irdaha la isu xirtay ku yeeshay xarunta Baarlamaanka ayay wararku sheegayaan inay kaga wada hadleen arrimo xasaasi ah oo ay ka mid tahay is-casilaada Madaxweyne Yuusuf iyo arrimo kale oo siyaadsada Soomaaliya ku wajahan.

 

Warar hoose oo laga helay xafiiska Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegaya in Madaxweyne Yuusuf ay ka go'an tahay inuu xilka ka tago, isla markaana uu qoraalkii iscasilaadiisa u gudbiyay Sheekh Aadan Madoobe.

__________________________________________________ ______________________

 

=Dhimasho Ka Dhalatay Weerar Lagu Qaaday Sarkaal ka Tirsan Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya

 

Muqdisho(HWN):-Kooxo ku hubaysnaa Bam gacmeedyo iyo qoryaha fudud ayaa habeenkii xalay weerar xoogan ku qaaday hoyga Sarkaal ka tirsan ciidamadadowladda KMG Soomaaliya, gaar ahaan ciidamada ilaalada deegaanka Gobolka Banaadir.

 

Is rasaaseyn socotay qaddar daqiiqado ah ayay isweydaarsadeen kooxaha weerarka ku qaaday hoyga Sarkaalkaasi iyo ciidamo ku sugnaa inta u dhaxaysa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Isgoyska KM-4 oo ah halka uu ku yaalay guriga sarkaalka.

 

Lama sheegin wax khasaare ah oo gaaray sarkaalka la weeraray iyo dhinacyadii is rasaaseysay, waxayse wararku sheegayaan in weerarkaas uu ku dhaawacmay Sarkaal ka tirsan Hay'adda UNDP oo rasaastu ay ugu tagtay hoygiiga oo goobta ka dhawaa.

__________________________________________________ _________

 

=Qarax Ay Ku Geeriyoodeen Afar Askar Itoobiyaan Ah Oo Ka Dhacay Gudaha Degmada Afgooye

 

Muqdisho(HWN):-Qarax xooggan oo loo adeegsaday Miino kuwa dhulka lagu aaso ah ayaa Waabarigii saakar lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Itoobiya ee ku sugan degmada Afgooye.

 

Qaraxaas ayaa sida la xaqiijiyey sababay dhimashada Afar Askari oo ka tirsan ciidamada Itoobiya iyo dhaawaca tiro intaas ka badan, iyadoo la sheegayo in dhimashadu intaas ka sii badnaan karto, maadaama goobta qaraxa uu ka dhacay markiiba ay isku gadaameen ciidamada Itoobiya.

 

Qaraxa kadib ayay ciidamada Itoobiyaanku fureen rasaas xoogan oo qalqal ku abuurtay dadka ka ag dhowaa goobta uu qaraxu ka dhacay, mana la sheegin khasaare soo gaaray dadka rayidka.

 

Ciidamada Itoobiya ayaa xilliga qaraxa lala beegsanayay waxa ay ku sii jeedeen xarun ay ku leeyihiin beerta C/raxmaan Jaamac Barre ee degmada Afgooye iyagoo xalay oo dhan ku sugnaa xaafadaha degmada Afgooye oo ay howlgallo ka sameynayeen.

 

 

C/raxmaan Dalmar

Reporter Hadhwanaagnews.com/Office

Muqdisho/Soomaaliya.

Email: muqdishonews@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

I dont want the t f g to end like this because if cabdilahi yusuf is gone its going to end.

I Want to see cabdilahi yusuf in power till the bitter end And like to see alshabaab attack him in villa somaliya eeh maasha ka eryadaan like usc did with siyaad barre. If he resigns he will go home headshigh i dont want that.

Kaas markaasay taarikhu sheekadan gallayaan.

Laakin if he leaves and the factions of the islamic groups will fight eachother. then Cabdilahi yusuf won. And so far yusuf is staying in power.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

I dont want the t f g to end like this because if cabdilahi yusuf is gone its going to end.

I Want to see cabdilahi yusuf in power till the bitter end And like to see alshabaab attack him in villa somaliya eeh maasha ka eryadaan like usc did with siyaad barre. If he resigns he will go home headshigh i dont want that.

Kaas markaasay taarikhu sheekadan gallayaan.

Laakin if he leaves and the factions of the islamic groups will fight eachother. then Cabdilahi yusuf won. And so far yusuf is staying in power.

He puts the 'popcorn brain' idiom to shame, with style wilibo...Corn anyone?

Share this post


Link to post
Share on other sites

At least Xaajiga is honest and clear in articluating what most Slanders hide. Since they have no power to achieve recognition on their own, they will always be at the mercy of Somlia and is it not better to work for stablizing Somalia? Once that is achived, they will be able to negotiate with Somalis to achieve your goal?

 

A/Y will resign and I hope he does not listen to certain countries that are begging him to stay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Peace Action:

A/Y will resign and I hope he does not listen to certain countries that are begging him to stay.

Begging...? I beg your pardon..!

Give me one good solid reason what 'those' countries will gain in the continuation of Yeey's presidency.

Yeey is still stuck in power simply cause he his megalomanic. The thought that he has lost all the authority and power he had over the TFG has been diminished cant get into his mind anymore. He is at this stage cause he did not get to the pinnacle through lobbying, convincing and winning the hearts of the Somali people but rather he stepped on the helm with the help and great support from the Ethiopians and they have now dropped him in favor of his political foes.

Will he resign, I doubt. But if he does watch everything go pear shaped including the caravan - cause the TFG constitution illustrates that within 30 period day there should be replacement. And usually in such kind of contest those that were in harmony will tear each other apart.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this