Sign in to follow this  
Cawaale

Axmed Cali gees on Shabaab and Jihad

Recommended Posts

Cawaale   

Axmed_Cali_Gees-620x330.jpg

Axmed Cali Gees oo ka mid ah Odayaasha reer Muqdisho ee sida weyn ula dhacsan dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho isla markaana taageera kooxaha Xisibiga iyo Shabaab ayaa laga qabtay cod sir ah, xilli uu u u heystay in uu la hadlayo wiil uu adeer u yahay, Odaygu wuxuu ka hadlay ama iftiimiyay arimo badan oo dadka intiisa badan mugdi uga jiray.

 

Be warned, Odayga wuxuu raboo ka hadlay.

 

Halkan ka dhageyso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

the man is talking about the current issues sxb, its not a privet matter sxb. Did you even bother listening to the audio horta?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I listened to it, in part: But irregardless of what he was talking about, this interview was clearly not meant for the general public. Ergo, you have no business posting a private conversation on a public forum such as SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^you are missing the point here sxb, he is public figure and his ugly comment is not private, specially markuu ka ariminayo dad kale noloshooda.

 

Besides your observation, what is your take on this?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

lol @ "he is a public figure"

 

Sxb, Axmed Cali Gees is no different from Ciise Axmad Dalabey: Both are mo'oryaan anarchists playing games with the lives of the people of Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

And to add onto that, I would like to ask where are those folks who used to bleat about claiming that Al Shabab has no QABIIL element in its composition?

 

Che-- Care to give us your take on this audio?

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

kan waa kuwa diinta ka ganacsada illaan isbaaradii ninba beel bay la gashaye mid diinta isbaaro u dhigta iyo mid wadada dhigta waa iska mid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

^Odaygu ma Shabaab buu afhayeen u yahay?

Afhayeen u ma aha, laakin fundraiser buu uyahay oo haweenka ceyrta qaato oo qurbaha ku nool, ayuu shilimaadkooda dahabshiil isoo dhiga yiraahdaa.

 

Anigu Al Shabab apology ayee iga muteestayn waayo waxaan weiligay umalayn jiray carabaha inay kaalmo ka helaan, laakin hada waxaa ii cadaaday habraha reer cadaado oo qurbaha ku nool xogaaga welfare-ka oo ey qaataan iney u diraan. Marka Allow welfare-ka hanaga goyn ayee ku duceestaan, baan umaleenayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ma laga yaabaa inaad 2 sano kadib haddana tiraahdo: 'Anigu Al Shabab apology ayee iga muteestayn waayo waxaan weiligay umalayn jiray ..'.

 

Ujeedada su'aashayda hadaadan fahmin:

 

Sida aad sheegtay hadduusan afhayeen u ahayn, maxaad hadalkiisa Alshabaab ugu qabanaysaa?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Maya 2sano oo dambe u malayn mahayo inaan apologize kale siin doono, waayo intaas inay sii jiri doonan umalayn mahayo, sidee kusocdaan. Al shabaabkaan kula ah iney yihiin rag khatart-ah, oo Soomaaliya qabsan karo, waxay yihiin baaba iska yar, oo caruur yaryara oo aan u dirdhigi karin haduu dagaalku khararaado, ayaa u dagaalamo. Waxa kaliya oo ey hada ka faa'iidayn wuxuu yahay: Soomaliya oo ey hada kajirto dawllada tabardaran;laakin wallow dawlladu ahaan lahayd mid taya leh, sadex bari kuma qaadateen in Al Shabab lagu xaaqo.

 

Waxaa ku soo hartay odaygaan meesha ka hadlay-- wuxuu aniga iila ekaa nin lacag iyaga u aruurinayo oo fundraiser u ah. Asagaa afkiisa ka yiri, waxaan u baahnahay kaalmo hadaanu nahay Al Shabab. Marka anigu afkiisa wuxuu ka sheegay un baan xukumay-- afhayeen buu u yahay kuma oran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Diinta cid walba si bay uga ganaacsataa, kan wuxuu doortay in uu xoogaa qadaadiic ah ku helo, qaar baah jago iyo jaah ay u galay, ninna reerka ha raayo uun bay ka tahay.

 

Isku soo uriiri, shabaab is tool for destruction and its available for everybody.

 

PS. i remember Sharif acting somewhat like the old man above, just in a different context. Hassan Dahir too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

for those of you who listened to clip - if anything the man affirms the fact Al shabaab do not adhere clan affiliations – case in point – when they ask the old man who the AS spokesman named Yoonis is – he tells them he does not know nor would he dare ask to find out as AS do not operate that way.

 

Marka ragga wax kale ku qabsada - balse – qabiilay’s’tayaal ha ku sheegina

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this