Sign in to follow this  
Cawaale

Axmed Cali gees on Shabaab and Jihad

Recommended Posts

Cawaale   

Cawale, shabaab qaiiliistayal kuma sheegin.

 

Maxaad ku diiday in aad dhageesato, mise sawirka qurxoon ee laabta a dku heyso yaad diidantahay in uu cawaar kaa galo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Axmed Cali Gees oo ka mid ah Odayaasha reer Muqdisho ee sida weyn ula dhacsan dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho isla markaana taageera kooxaha Xisibiga iyo Shabaab ayaa
laga qabtay cod sir ah, xilli uu u u heystay in uu la hadlayo wiil uu adeer u yahay, Odaygu wuxuu ka hadlay ama iftiimiyay arimo badan oo dadka intiisa badan mugdi uga jiray.

 

Be warned, Odayga wuxuu raboo ka hadlay.

Messege'ka aad rabto inaad na soo gaarsiiso waa maxay?, odayga waxa aan la ogeyn ee uu sheegay waa maxay?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Codka ma dhegeysan karo ee waxa uu sheegay noo soo koob, hadduu sida Sayid sheegaayo run tahay, sirta & waxa aan la ogeyn oo uu odagu kashifay waa maxay? (halahaas dhib miyaa?) :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this