Sign in to follow this  
nuune

Siilaanyo names Wife for Maareeyaha Xafiiska Samafalka

Recommended Posts

nuune   

Sheekada ugu hadal heynta badan Somaliland waxay noqotay kadib markii Madaxweyne Siilaanyo uu xil culus u magacaabay Xaaskiisa Amina Waris isagoo si weyna u amaanay.

 

War-Saxaafadeed

 

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta soo saaray Digreeto uu ku Magacaabay Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye.

 

Waxaanu Madaxweynuhu yidhi :-

 

Markaan Arkay: Qodobka 90aad faqradiisa (3)aad xarafka (Kh) ee Distoorka Qaranka,

 

MarkaanTixgeliyey: Ahmiyadda ay Madaxtooyaddu u leedahay Dhismaha Qaranka,

 

Markaan Arkay: In baahi loo qabo buuxinta Jagadda Maareeyaha Xafiiska Samafalka ee Madaxtooyadda (Marwadda 1aad).

 

Markaan Ka Fiirsaday: Kartideeda, aqoonteeda iyo hufnaanteeda shaqo,

 

Markaan ku qancay: in ay hanan karto xilkan loo magacaabay.

 

 

Waxaan go’aansaday

 

In Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Maareeyaha Xafiiska Samafalka ee Madaxtooyadda.

 

ALLAA MAHAD LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Share this post


Link to post
Share on other sites

dhinac marka laga eego waa arin fiican waayo African first lady ma daynayso inay faraha la gasho hawlaha dowlada at least he make official and gave her budget to be accountable

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Wiil Cusub:

dhinac marka laga eego waa arin fiican waayo African first lady ma daynayso inay faraha la gasho hawlaha dowlada at least he make official and gave her budget to be accountable

You have nominated already, :D Inanka cusub.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this