Sign in to follow this  
UZTAAD

A NEW SOMALI RECONCILIATION CONFERENCE WILL BE HELD IN HERGEISA,

Recommended Posts

xaaji, adiyo dadkaaguba waad hanyartihiin, ninkii saldana rabaa hal reer kuma filla, a dawladnimadu is balaarintay ku badisaa, more resources, more people oo waa sidaa.

 

tan kale xaaji, sidaan iriba dalka waa lagula leeyahay oo keligaa ma tihid, dadkuna isku ra'yi maaha oo sidii idihii isku surin ma marin doonaa ee taana la soco , oo xatta kolay reerkaaga tahay mid sidii cabdiraxmaan tuuroo kale koonfurta yimaada la weyn mayo

 

koonfurta azma siyaasadeed baa ka dhacday waa meel diverse ah oon reer keliya degin, oo somali walba u qabo inuu asagu leeyahay, aduunkuna iyaduu soomaaliya u yaqaana, oo raadkii maraykanka , ingiriiska iyo orobaba asagoo qoyan buu ku yaala, marka it's a prime real state that attracts damac siyaasadeed, iyo isticmaar intaba, adigu wax badanoo la hunguriyeeyo ma haysatid, masaalixda ajanabi ee kusoo gashaanaa waa amxaar onlf iyo wadaad eryoonaya ee wax kale meesha ma yaalaan adeer :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Sxb maad riyada ka baxdiid Somalias problem must be solved inside Somalia not outside Somalia. That’s why Djibouti and Somaliland can not be a solution for Somalia. So you have to take your reconciliation conference to Somalia maybe jawhar bossaaso or kismayo

Hargeisa already is a capital city of a country so it can’t be a capital for 2 countries

:D:D:D:D You reminded me an old friend of mine who named "Ilbir" and I see similarities...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

xaaji, adiyo dadkaaguba waad hanyartihiin, ninkii saldana rabaa hal reer kuma filla, a dawladnimadu is balaarintay ku badisaa, more resources, more people oo waa sidaa.

 

tan kale xaaji, sidaan iriba dalka waa lagula leeyahay oo keligaa ma tihid, dadkuna isku ra'yi maaha oo sidii idihii isku surin ma marin doonaa ee taana la soco , oo xatta kolay reerkaaga tahay mid sidii cabdiraxmaan tuuroo kale koonfurta yimaada la weyn mayo

 

koonfurta azma siyaasadeed baa ka dhacday waa meel diverse ah oon reer keliya degin, oo somali walba u qabo inuu asagu leeyahay, aduunkuna iyaduu soomaaliya u yaqaana, oo raadkii maraykanka , ingiriiska iyo orobaba asagoo qoyan buu ku yaala, marka it's a prime real state that attracts damac siyaasadeed, iyo isticmaar intaba, adigu wax badanoo la hunguriyeeyo ma haysatid, masaalixda ajabiga ah ee kusoo gashaa ee amxaar onlf iyo wadaad eryoonaya ee wax kale meesha ma yaalaan adeer
:D

eeg hanka ayanu isku sii u fahmin adigu hanka waxad u taqana xaji xunjufo xammar kalay oo siyasada walaan eeh 4.5 dhex fadhiiso guriga gubanaya eeh sheikh dalxiis madfaca amisom hakugu dhaco dibadahana aynu wareegno oo ayny dawarsano dawlad somaliyeed na mar ba mid meelahaas halo caleemo saaro ,hankaygu aniga wa heer qarran hankaygu waxa weye inana jamacatu al carab kursi ku yeesho african union Igad Commenwealth iyo qaramada miidoobay somaliland , wey dhaaftay berigay somali alif iyo ba aqoon isku han ahayeen.

taasi wa qodob

 

Qodobka labbaad eeh aad tiri somalia wa divers oo wala hungereynaya somaalida qaar ba aminsan inay shisheeye somalia nabada diidayaan war ma run la sheego somalida ayaan ogalayn inay somalia dawlad u dhalato maxa somalia yaala waxad ka dhigeysiin ina soomalia diamonds ka buuxaan iyo inu webiga nilku marro :D

runta maad sheegtiid oo maad tirahdid anagu waxanu nahay umad ku hungowday siyasadii waxanu nahay dad aan civilized ahayn oo qaabka siyasada loo dhigo waxba ka aqoon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^xaaji, in reerku jaamacatul carab kursi ka helo han maahan ee waa qarow oo waatii hadraawi ka digayey ee uu lahaa:

waxaadan helaynin

usii halqaaltaaga

waxaadan huraynin

adoon ka habsaamin

ayaa ka hagaagsan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Originally posted by Che -Guevara:

Xaaji-Hadaad wadankale naleedahey-atleast call us by our name. It's Somalia and the people are called Somali.

 

Uztaad....Those who continue perpetuating violence in the south must not evade responsibility. Moving the capital city to somewhere else doesn't fix the fundamental problems.

 

Also, it makes no sense to "reward" secessionist movement and legitimize their actions.

Che,

Is it not rewarding the secessionist it is the policy of crots and sticks capital city being the crots for the secessionist in order to make them agree reunification if they fail to emend then other options will be open?

For the last 19 years we have been rewarding the bad guys (warlord) in konfurta by given them the capital and every thing why not the secessionist this time in order the southerners to take note of these change.

Both puntaland and Somaliland need to be rewarded for their good behavior which is the law and order they brought to their respective regions

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   
Originally posted by xiinfaniin:

^^xaaji, in reerku jaamacatul carab kursi ka helo han maahan ee waa qarow oo waatii hadraawi ka digayey ee uu lahaa:

waxaadan helaynin

usii halqaaltaaga

waxaadan huraynin

adoon ka habsaamin

ayaa ka hagaagsan :D [/quote

:D

wallee runbuu sheegey ninkaas

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Xaaji Xunjuf I thought he was joker but this man actually makes more sense than many here. I applaud you for your firm stance against the koonfurian crazy horse. :D

 

Che said it all. You can hold so called reconciliation process on the moon if you like but it won't change a thing if the formula is the one that failed over and over again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laakiin something i learned today ..... weligay maan moodayn Xiin is that qabyaaladiiste ,,,, ha iska kaftamee thought inuu intaa ka yara sareeyo ,,,,

 

 

Cajiib ,,, You learn something everyday ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaaj xunjuf, saaka masoo shaqa tegey tolow :D

 

xaaji farta taag markaad soo gasho, arrinta qaranimada baan wax kaa orane

 

ps. ragga jacayl leh, ee doorashadii ku shaqo waayey warkoodu macno ma leh, ngonge han akhbaar xumada la liitana iskaba daa, oodweyne waa raggeedii laakiin cuqdad yar baa ku jirta.

 

xaaji xunjuf baa nimanka laga dilaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Jacaylbaro:

Laakiin something i learned today ..... weligay maan moodayn Xiin is that qabyaaladiiste ,,,, ha iska kaftamee thought inuu intaa ka yara sareeyo ,,,,

 

 

Cajiib ,,, You learn something everyday ,,,,
:D

So far adigaa igala qabyaalad badan...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this