Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Curfew In The Election Day

Recommended Posts

Saalax   

What is weird about asking about deegaanka soomaaliida ee kenya - NFD iyo xaladeeda since you claim to be from there?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^ War sheekaddiisa waan la socdaa. :D Kistoo dariiqooyinka ayaan ku wareejinaayaa. Hal mar ma la boodee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Adi kii bocor kuugu soo tuuro basbaas aa lagu tuuraa (mid shiidan wilibo hadaa heli karti kaba sii fiican)...Iga jooji maskiin nimadaan iyo war wareejinta...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Haatu, waxan maqlay NFD kikuyuudii iyo Maysayda ba ku batay meesha aad iyo aad bal tas wax ma ka jiiran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Ducaale, Riyaale weli miyuu ku jiraa Villa Morgan? San weynaha ka bood. Waanu is af garaneynaa anaga iyo ayaga. Horta JB baanu la kaftamayey ee adigu sheekadda maxaa ku soo dhex galiyey? (This is ofcourse if you're being sarcastic).

 

KK, horta waxaa la sheegey inaad dheertahay oo caddahay. Sheekaddaas maxaa ka jidhaa? Maansha Bob yiri luga cad :D AfSoomaali sujuu uu fahmi karo abaay ku hadal :D

 

Che, dhoola caddeeynta iska daa n start translating :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Haatu, riyaale wa nin somali ah laakinse adi nin kikuuyu ba madaxweyne ku ah bal tas ka waran sideed isku afahmaysiin ma swahili baad baratay mise af-masay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Farax Macaliin dee kikuuyuda ba so diiray he didn't came by his own choice, haada wa lo dartay waxa lagu yiiri waryaa hadaad afaraha soomaaliida mardambe so gaashiid wa lagu garacaya suuqa gaariisa. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Horta dawladda Kenya iyo Faarax Macalin ha soo fara gishanin. Waa nin jago sare ka haysto dawlad dhisan oo aduunka oo dhan laga wada aqoonsan yahey. Marka bax meelahaadda aqoonsi beenaadka ka raadso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this